Yaa rabi walee ma yeeleen Alxamdullillah illahow hanagu qaban Amiin ya rabi😢😢😢
@QueenHappy-js7kh
Жыл бұрын
Ilaahow adoontaada zooj saalax Ku arsaaq aamiin aamiin yarabi
@kamalali79
Жыл бұрын
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@ASMR47
Жыл бұрын
Illaahayw qalbiga u qabooji mid kan ka fican aalaha u sahlo Guurkan guur ka qayr badan alaha u sahlo dhaman tena inshalah ❤
@xuriyoali7628
Жыл бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@filsanquruxsan3078
Жыл бұрын
Wcs
@NajmaAbdi-uc7zb
Жыл бұрын
Aamin. Allow sowj dhowrta Allah usahlo
@aaminacarab9181
Жыл бұрын
Alle gasiyo sawaj wanaag san mid ka may dha waxi so maray o ay ku dagto idam alle hasiyo iyada iyo inta lamidka ahba
@istahil.roble7788
Жыл бұрын
Hodan quruxey da, ahaan waa is aadanahy abyo wali ma guursan lkn nololo waxan soo maray dadka qaar quus nolosha ka gaarsiiyay alx lknse waa kaso gudbay wax walboo iso maray hadda waxan ahy ardayad diyaarisa jamacada heerka 2aad waana ku faraxsanahy intan waxan kugu sheegaaa waa inaada nolosha ka quusan wax walbo kuso mara cashar ka qaado kadibna noloshada horay usii wado ❤❤❤❤
@Aisha-yn3gf
Жыл бұрын
Mid khayr qaba Allaah ha u sahlo inantaa ehelkeedu dulmiyeen Hablaha waxaan kula talinay inaanay ka yeelin qofna qof aanay aqoon
@xuriyoali7628
Жыл бұрын
Gabadhaas allaha awoodda leh ha u sahlo nin kheyr qaba albaabka allaha u soo galiyo oo lugaha xataa dahab u galiyo oo u naxariisto mar walba waana soomanahay waxayna ii tahay Casir ka dib ee ducadayda allaha u aqbalo Hodanta aa tahay mid aad ku hodonto allaha kaaga dhigo allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@SurtaInamaxamad
Жыл бұрын
Insha allh wey heli donta mid hoyo iyo abe unoqdo iyo sowj inta ba alle abshir ta ha wa fajiyo alahu ma ya amiin walahi wa qiroday alle ayasa ubarya iney guleysato
@amaalgaraase8174
Жыл бұрын
Ilhy qalbiga ha uqaboojiyo guur khyr qaba ilhy ha siiyo
Пікірлер: 188