Gaalkacyo waa magaalo dad badan dagenyihiin waxay u qalantaa magaalo madaxda soomaliya Habargidir iyo majeerteen taas haka dhabeeyeen muqdisho waxay noqotay dadqalato
@sadiajimale1022
3 күн бұрын
Galkacyo xaafadaha puntland majeerteen kaliya ma dagana ee reer puntland oo dhan ayaa daggan. Ama waxaa la oran karaa Daarood iyo Sacad, waana dad is dhalay .
@HUSSEIN10764
3 күн бұрын
Walee jamalow maantaad la heshay GAALKACYO Caasimada somalia waa in laga dhigaa somalia dhan baa qaboobi laheyd unakaa leh na markey isbaaro isku dhameeyaan ayay GAALKACYO imaan lahaayeen anigu waan maray dhulka abgaalku deganyihiin anigoo xarardheere ka soo baxay oo xamar u socda waligay ma arag meel ka liidato somalia waa baa ba waa wado isbaaro Caasimadana way iska sheegtaan ee waxaa leh qolooyinkaan cad cadka oo waxaa laygu yiri waxaa la oron jiray xamar daye maqrabkii baa talyaaniga ka saari jiray
@nazdalaan
3 күн бұрын
HABAR GIDIR IYO MAJEERTEEN WAA INEY WALAALNIMADOODA IYO DERISNIMADOODA KA FAA’IIDEYSTAAN. H/G iyo MJ WAA DAD IS DHALAY OO WALAALA AH. WE NEED TO SQUISH THIS BEEF ASAP ..
@SiciidSiciid-m3g
3 күн бұрын
Guul guul jambalaya abgaal waanu baranay
@duniyalang1285
2 күн бұрын
Masha Allah, nabada Allaha noo saa’idiyo. Waan is dhalnay waana isla dhalanay hadaan midiwno Somalia oo dhan baa midoobi lahayd.
Jamaal soo daawo bro cabdi samatar oo run cad sheegay talo wanaagsana siiyay xasan sh
@faham6920
3 күн бұрын
Al xaqiiqah
@Suaad8
3 күн бұрын
Jamaal nuur nolow 🎉🎉🎉
@kafiakhaire821
3 күн бұрын
CADAWGEENA WA AL SHABAAB IYO ITOPIA O HUBEYSA IYO KUWA TAGERSAN INAAN KA SIFEYNO SOMALIA
@jaweriyasaid1393
3 күн бұрын
Jamaaloow, Dagaalkii Sokeeye meeqa ayaad Dishay.
@DeeqoAli-b3z
3 күн бұрын
Jamaalow waxa qosol ah marki gabadhada nin MJ ah ka guursadey aad xidid noqodeyn reerki dhabayaco aheyd amaantoda waad joojin la tahay, walee nin xidid lala noqdo waad ku fican tahay
@moderninformation7931
3 күн бұрын
Oo goorma guursatay
@AbdiSheik-rl8sj
3 күн бұрын
Abgaal waa legend. Lkn sidee isku aamineysaan mj kkkkkkkhhhh laba hunguri kale dhowraaay
@nimcoyussuf2948
12 сағат бұрын
Horta HG intan kaa arkay waa dad calol xadhan Laba wajile mahan
@fuaadabdalle7331
2 күн бұрын
Marka dorasho socoto ,kurasta ugu badan labada rer kena o galangalka badan wa mj iyo hg xita dhaqalo ayeyku bixiyan! waxana kadhex qada mid an waxba heyn !Khiyaliga kabaxa iyo Cadow aya laysku yahay, waxba kama jiran!I Codadkina isku darasda o kurasta qata!#
@sallabdull3048
3 күн бұрын
4 BILOOD KA CAWWAANOOW SOOMALI OO DHAN USOO WADATY INEEY KULA DILAAN AB
Halac wa calol u shaqayste raxanwayn dabadhilif u ah, dulan ku ah degan galjecel kas hana dhafo, dhulkisa ha ado
@SiciidSiciid-m3g
3 күн бұрын
Jambalaya nuur waa runtu waa taasi ❤❤❤❤❤
@AdenismaelIgal
3 күн бұрын
Thank you for much
@lulanor9383
3 күн бұрын
Mar hore bay ahayd in ay fahman in ay dalka iyagu u talo yaan oo la wareega ogow iyaga is dhalay iyagaa Deris ah mar hore bay ahayd in ay dalka labadoodu hogamiyan ogow detis qabiil ka dhaw hadana runtii habergidir iyo majeerteen iyo date iska dega ee kale wsy is dhaleen fiwishinni oday un baa ahaa cayr waa rag ka Ab iyo Ab is dhalay waa run caadimada habergidir laga raafsy miyaa joqon karta caadimad dalka mar hore buu buu horay mari lahaa ee horta Haber fufud iyo majeerteen dalka ha hogamiyan next 30 years addunka aynu wax la qsybadano is amina patrolka soo saara sheikhyo bay noqonaynaye is amina dalka u taliya cadomada wareejiya Waa sax xaga baratay bal xasana baro
@MohamedabdullahiCadde
3 күн бұрын
Roobla.yaa.duuranayo
@MohamedabdullahiCadde
3 күн бұрын
Xaadsukurdhysiin
@KingAbgalCaliGaaf
3 күн бұрын
CALI MAHDI YAA SUMEEYA??? DALJIR
@FfLol-vb1oz
17 сағат бұрын
Rer ayanle wa geri kombe waheliye dhere
@HsanDigital
3 күн бұрын
Kkkkkkkk Abgaal cusman curadka hiraab. Shaley adaa u niikinayay. Maantana M.Geertaan uniiki .kkkk calaacal badanaa. H kintir 😮😮
@maxamedclle2573
3 күн бұрын
Halac dhulkisa muxu ku nacay yaqbirawayne xa kayal
@safiyo3722
3 күн бұрын
Nacam
@AdenismaelIgal
3 күн бұрын
Waxgarad baadtahay
@labatanjirowibrahim8367
2 күн бұрын
Unukaa l eh ma ahan kkkkkkkkkkkk
@maxamedclle2573
3 күн бұрын
Nin dulmi ka cararaya, hadana dulmi begaya, halac maxa ka yal dhul galjecel
@RahmoHussein-k2n
3 күн бұрын
Kkkkkkk
@maxamedclle2573
3 күн бұрын
Majerten iyo habagidir ya dorana, mwayne iyo ra,isal hano dambayse
Пікірлер: 40