Poliska Neyrobi u sheeg abaayo. Hayareysan qofki kudhahay waan ku dilaa waa uu ku dilay. Poliska aduunka waa uu isku xiranyahay
@MaxamuudCabdi-ge6ts
Жыл бұрын
لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير wxan marenaa her an dadka cebahooda lacag kudhiibno سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته
War gaaljecelow walashiin kuso yaaco muqaalkastana daawado saa ayada u weyneyno
@yuusufmacalinbuulle
Жыл бұрын
Qoftaan waa waalatay wallahi
@fatumaabdi8062
Жыл бұрын
Farxiyo abayo I am sorry for what’s happening to you and people being rude but hold yourself back they just want your attention don’t give it to them pray to Allah swt and everything will be fine they are going to be punished not you❤
@sumayayusuf4478
Жыл бұрын
Na farxiyo dadkas wada depression wada hyo ina waqti ku bixiso ma ahn yas
@NuuraNalka-fh6sh
Жыл бұрын
Abaayo guul in adeer
@deqomaxamad517
Жыл бұрын
Hada maxaad ledahay gjcl samow ma,ihi Adoo gabar caloofi Misa kaboole mise cabdi roqob ah Ala maxaa abo macaan badan ku dhalay jecel qaraabada
@qalbihodon721
Жыл бұрын
Gaaljecelku waaba cabsi cabsi naagaha u daranaa😅!. Xanaan Shidane wexey shegeysay aaba ku cadaaday!.
abayo iska cibaadeyso gurigaagana suurat baqra ku shid subax iyo maqrib qof sharafta kuu diidan yeysan ku sixrin ee afkaaga a xiro ilahayna isku xir Allaah oo kali ayaa dhagartooda og isaga ka magan gal dadka caanka ah waloo soo dhigtee
@fahmomacalin-xt9pz
4 ай бұрын
abaayo gaaljecelka mawada ahan guwoo dhib badan wey jiraan abaayo abaayo gaaljecel wax xun hadey ku jiraan wax kuwii hore ka fiican ayaa jira abaayo anigoo gabar gaaljecel ah ayaa garabkaaga taagan abaayo macan shaqsiyaadka ku dhibaayane ayaagaa dulmigooda ku hoogaayee iska sabar saas aytahayna wax ku dhaamo malahan abaayo anigoo gabar gaaljecel ah ayaa kuwaaninaayo wax aykaa qaadi karaan maleh abaayo macan hoogaayee hoogaayee
@hamsahassan5788
Жыл бұрын
Asc Mama waxaa lagu jiraa 10kii ugu kheyrka badneyd haku mashquulin naago aan illaaheey ka baqayn.Waxaan mama kaala talin inaadan qofna usoo fadhiisan waayo hadaad wadwadid qiimaad uyeeshay ,Walaahi .Waxaadan ahayn manoqonaysid .Horey uga soco oo dub waxna ha ufiirin.Wado danahaaga fadlan mama waa hooyo hada ka hor kula soo xiriirtay .Caawa narkaan ku arkay waan kaa xanaaqay waayo waxaan hadadaad waqti iskaga dhumisid waa say rabeen.Midna waan kuu sheegi oo waad taqaan diinta ."Caaisha (RCH)aa waad ogayd in laga been sheegay ..Anaka xagee baynu joognaa .Pls &Pls ignore them.Maf dambe ha usoo jawaabin .Walaahi ayagaa daalaaya .Qabilkasta wax xun oo xaasid ah way ku jiraan .Qabiilada iska daa .Soomaali oo dhan waa walaalahaa .Walaahi qofka aan ugu jeclahay "You Tube" Waa Shugri Masala "Ku dayo danteeda iyo shaqadeeda waxaan ahayn mataqaan .Dadkana way caawisaa . Waxkasta oo ka dhaca baraha bulshada car arag ayadoo usoo fadhiisanayso .Fadlan danahaaaga iyo shaqooyinkasga iyo qoyskaaga ku mashquul.Wallaahi waxeey rabaan ineey ku waalaan .Kadibna ilmahaada ay kaa dayacmaan.Dhaxda Saad ugu soo xiratey ugu xiro .Maasha'Allaah mardambe adoo oynaayo yuusan cadowga kugu farxin.Waaba ku soo waci lahaa mama taleefoonkaagaa iga baxay .Insha'Allah waan heli .Ku mashquul nolashaada .Waxaan jeclahay inaad Nairobi joogtid .Shaqo ka raadso xataa gabdhaha waxeey sameeyaan inteey dukaamada wax ka soo qaataan ay kasii faaiidaan..kamoon ku dadaal You Tube kaaga Saad wax usoo galin lahayd .khayr baan kaaga tahay .
Quruxeey quruxbadaney mashaa 'alaah wax makaa qadi karaan ee duceyso 10bankii arafo ayaa lagu jiraah ee duceyso
@ibtisanqueen3852
Жыл бұрын
Farhiya abaayo nag sharaf leh in aa tahay somali weyn o dhan og waxba waqtiga ha iskaga lubin dadkan maser saan keep goin sister hormarkada ka xun yihin kudhaf qosal iyo jesjes hhhhh
@yasir7210
Жыл бұрын
Love u abayo ano dirisama ah oo hori kuu aqoonin.
@casalasal6466
Жыл бұрын
ASC WLLEY ALLE KABAQ WAA 10KII DULXIJAH SOON OO ALLE BARI UMADANA HAKAA SOONTO BACDAL CIID NOOGA DHIG WIXII HADAL AH WAA LAGAA QABANAYAA DADKAN AAD ISKY DHEGAN TIHIIN
@qadanadan4599
Жыл бұрын
Naa Wllo caruuur baad leedahay oo inaan bad leedahay waxan aad meesha ku soo qortay hadhaw inaantaada waxani way dhawacaysa ilahay ka baq
@halimamohamed4926
Жыл бұрын
Hoyo waxad tahay qof ilahey boqray ee qalbigaga qeer usheeg ilahey isku xir oo talasaaro cid wax kaaqadi karto majirto
@HappyHappy-sg3zf
Жыл бұрын
Asc abayo wallhi majeceli inan komati qoro lkn wanag Ayan jecelahy dad warkod qashan qubk kudar quuran isasar rotiinkad isk sodiyarso yuutubkad anagan wa ku fiirasaneynaa
Пікірлер: 35