Dad is wada og hadana sidi ineysan is ogeen ah Uma xumin 😂😂😂😂
@fatimaahmed900
6 ай бұрын
Xamdi makaaga adkeyso xasan waa nin kaa aarasanayo xamdi haddii ay ahaanlaheed way carari laheyd Markey xanaaqdo meesha way ka carareey❤😊
@fadumoabdi5595
6 ай бұрын
Mashallah xasan soya hadad maqashaan ciyaal beesaani waa xasan soya Allah ku xifdiyo waxa tahay nin actor soomaaliyeed aniga kuu qiray umu axsaab waa gabar qalbi wanagsan oo aktarad ah Mashallah
@KHATRAAHMED-o7f
5 ай бұрын
Waa barainkiga aan ugu jec lahay
@NasriXusen-c4u
6 ай бұрын
Qofkiizii qof ku haystaa aa ku dhelaysaa jimii iyo deqo waa dad shaqo Naga dhaxayso io wax Isla duubid lkn xamiyeey noloshaydiibaa tahay AR xasana qof qofkiiza ilashan Uma xumid
@hodanahmed-wd8hm
6 ай бұрын
Xamdi abaayo wlhi markii hore run uqaatay waan ilmeeyay abaayo hanaga tagin qaali dadku jecel hakatagin❤❤❤❤
@anfacshow9367
5 ай бұрын
Umulay waxa kaloo sameysa is oohi haduu xassan kuwaydiyana waxaad ku tirahdha Ex kaygi Ayaa gursaday xanuun kaasi baan la ooyayayoo ee waa sidaa😂😂😂 oo prank ah kkkkk
@Kowzar160
6 ай бұрын
Xasan soya codkaa mcn heesta❤❤❤❤
@abdullahiibrahim1555
6 ай бұрын
Caawo Hassan wa cadeyste jecelkisa
@NuunixasanHappy
29 күн бұрын
M ,a jah kuweygii isku waaraa❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ugbaad_Araweelo
6 ай бұрын
Xamdi wax badan yaan kuso qora mana aragtid miyaa wax badan baan kuso waaniyey laakin ma aragtid miya marka hada waxan ku leeyahy waxa aad samayneysid ka fiirso oo wax aad ogtahy in uu qofka dhaawacayo ka fogow is deji habi iska dhig dil baad kugu qafilan waana waxa ugu liita oo qof ku fekero jaaniskana ka faa iideyso wax badan baan arkaayey kuwa fashilmay because dadku guusha ma jecla xasana siduu ku dhowro u dhawr be careful ❤indhahagu ma fura
Пікірлер: 108