Allow muuse fircoon umada ka qabo oo masiibo aanu mahadin kurid umadii buu Kala qaybiyey oo uu qabyaalad ku ridee
@daahaismail3757
2 жыл бұрын
@@kadrabare2341 intaad muuse ku sheegisaba waxa wada waa ninkan anoo ah xisbiga wadani oo isku qolo ah aya sida kule wallahi waxan wax loo dul qaadan karo maaha
@audijooyjoy7976
2 жыл бұрын
Anigu waxaan la yaabay Aduunyo gudoomaka inu soo dhawyahay waxaa lagu garanayaa, adaygaan maskaxda weynleh oo sidii uu boono filim iyo wax is wasaayo u daawanaayay hadane wuxuu la soo baxay dhaqan cusub oo nooca waalida ah oo ha istaagin iskana hadal. Ninkaan hadii oo yurub joogi lahay wuu walan lahaay oo gurigiisa maba uusan ka soo bixi laheen.!!!!
@jirfe
2 жыл бұрын
Oo ta muuse damacsanyahay uu doonayo in aanu doorasho qaban maxaad uga hadli ladahay haduu muuse isku kalsoonyahay doorashada ha qabto 13 Nov mudo korordhsi danbe MA ogolin madaxweeyne kasti markuu xilkiisu dhamaado waa inuu doorashada qabtaa mudo korordhsi waa caado xun hadeer guurtida ayaa hadhay in lasoo afjaro 17 years oo aay mudo korordhsi ku jireen wadan dimuqraadi ah ayaan ku faanaa in doorashadii madaxweeynaha laqaban waayo oo muuse ilameeraayso geliyaa waa khalad intaa wixii kabadan muuse aftaag dee afkaa lala taagayaa saaxiib haduu garan waayo waxa shacabka sland xaq u leeyihiin oo ah waqtigiisu markuu dhamaado inuu doorashadu dhacdo dee hadaad qabiil iyo isbahaaysi ku taageerayso anaguna qabiil baan ku taageeri ciro iyo faysal markaa nin waliba meeshuu deguu xukumi 13 Nov hadaay doorasho dhici weeydo adiguna muuse baa madaxweeyne kuu ah anigana ciro ...labo 18 may baa hadana wadanka ka dhacaysa. .tanaasul danbe ma jiro xaaji cabdi waraabe waa dhintay. .saleebaan gaalna oday sland maaha waa qabiilaayste oo kaa waxba ka dhegeeysan maayno
@jirfe
2 жыл бұрын
@@audijooyjoy7976 adigu ma khaniis baad tahay awelba sacad muuse khaniisnimada waa lagu xaman jirey queen salaasa oo aad dhasheen ayaa xitaa sheegay masjidka hebel madar In lagu dhex wasay malaa afyartaa ku cuncunaysa haduu muuse qaban wayo dorasho 13 Nov adèr qabiil kasti dhulkiisuu xukumi
@said1498ify
2 жыл бұрын
Ciro habeen buu gudayaa Madaxtinimada Alla Bixiya Shalayna maad tanaasuline waa lagaa badiyay waliga maan arag nin ka liita ciro. Hadii doorasho dhici waydo Siday awalba loo kordhin jiray baa loo kordhinayaa dalkanina buuq iyo qaylo kursi lagu helo waa ka soo Gudbay.
@pharroekemet529
2 жыл бұрын
Cirro mu seexeeban siddu Dr Gaboosa isbi hu furtay. Maantana Beenti isbiga Fashilmay lagu hooga ayu weeli wada.
@abdiabdilahi8331
2 жыл бұрын
Waa dhadhan nacasaa oo intu 2 Ciyalaa isku keenay been iso dagaal anu Samaayn Karin ka uga sheekaynayo
@mubarikvivasland676
2 жыл бұрын
Ciro Mentally fit maaha Behavior ka ka muuqdaa wuxuu u egyahey inuu Rajo Dhigey illaa Maalintoi Gaboose Xisbiga ku Dhawaaqay, sida ka muuqatana wax waliba waaka suurta gal, Dadkii taageersanaa intii u danbeyseyna caawuu Lose gareeyey. Gaboose Clinic ha la geeyo Oo balan halooga sameeyo..
@mubarikvivasland676
2 жыл бұрын
Ciro Wuxuu Gacanta kula jiraa Fal Dambiyeed Maxakamad lagu geyn karo... Qofkasta oo wax ku noqda Fitnada uu kicinayo wuxuu ku Mutaysanayaa Fal Dambiyeed Maxakamad lagu geyn karo, Viva Somaliland
@daahaismail3757
2 жыл бұрын
Haa wallahi
@iOnSL
2 жыл бұрын
🇬🇫💪🏾 GUUL KULMIYE
@Nono-fm5mj
Жыл бұрын
doqon
@fatxulkhayr7373
2 жыл бұрын
Doqonimadii ayuu waali iyo meeraysi ku daray, walee dalkan laguguma aamino caruurta been ha u sheegin weligaa meel xabadi ka dhacayso ismaad taagine,
@user-ji3jy5wg4v
2 жыл бұрын
cirro wuu waashay muxuu u wareegayaa
@fatahmouhoumedhabaneh7555
2 жыл бұрын
Walahi wu washey
@muxiyadiindiinaari2921
2 жыл бұрын
Heeego
@muxiyadiindiinaari2921
2 жыл бұрын
Waan ku inaad haha wareersanhy
@muxiyadiindiinaari2921
2 жыл бұрын
Tan anagaaa xorynay hadiii an fahmi wayno angaaaa bur burinayna
Waaryaa ala yaqaan Caqliga ilaahay umadiisa siiyaa waa nimco ka mid ah nimcooyinka ale bixiyo ee ay kow katahay Ciro waakaa xabad iyo dagaal iyo dil iclaamiyay Makaasaa dal lagu aaminayaa walee iyo bilee ayay ka tahay codkaygii waan kaala noqday ciroy sxb balaayo ku raratay
@daahaismail3757
2 жыл бұрын
Xisbiga wadani ayan aha maanta aya iigu danbaysa ninkan wallahi iga tag dheh
@CamanKiish2
2 жыл бұрын
Kkkkk is been farriimid ayaa ololayn lagu raadinayaa... Aniguna iga qora, in xisbiyada kulmiye iyo UCID aan hore u ahaan jiray, balse ay maanta iigu danbayso....
@dhulgariir
2 жыл бұрын
@@CamanKiish2 inaadeer laba oday oo awooyaal iigu toosnaa Ala ha u naxariistee Ayaa nin dukaan weyn iyo bakhaar hargeysa ku lahaa waaayo qaarkood Markaasuu damcay inuu xashka tago oo uu waajibka soo guto Kii kale ayuu ku yidhi hebelow dukaankaa iyo bakhaarkaa sii hay oo sii ilaali ragaa shaqeeyaana iyagaa shaqadooda wadayee adigu dushaa masuul kasii ahow markaasuu ku yidhi waar hebelow bayaalo laga xashaa kuma hayso oo moodkii iyo noolkiiba waad haysataa oo waa ilaahay mahadiiye iska joog Markaasuu yidhi may joogi maayo oo waan xajayaa markaa sidii ayuu ku tagay odaygii Kadib markii uu xashkii dhamaaday ayuu soo noqday mudo dukaankii iyo bakhaarkii oo isbadalay oo khasaaray Markaasuu yidhi waar hebel maxaa dhacay sawkan bakhaarkii iyo dukaankii khasaaray xoolihii maxaa ku dhacay Wuxuu uugu jawaabay Sawtaan ku lahaa hebelow balaayo laga xajaa kuma haysee iska joog oo xoolahaagan hayso Xajkaan tagayaa xajkaan tagayaa Balaayo laga xajaa kuma hayso Markaa balaayo aad kulmiye uuga carartaa kuma haysee kulmiyahaagaa iska xajiso 😂😂😂😂😂😂😂😂
@CamanKiish2
2 жыл бұрын
@@dhulgariir kkkkkkk Saaxiib ! Waad Ku mahadsantahay, sheekadan aad ila wadaagtay, Oo waxa Ku jirta, murtidii odhan jirtay, "wax badso, wax beel ayay dhashaa", inkastoo tusaalsha xajka iyo ilaahay xagiusa aan marnaba lagu hungoobin, haddana waan fahmay, aragtidaada guud, Balse, anigu aragtidaa waan kaaga duwanahay, oo waxaan ka duulayaa murtidii kale ee odhan jirtay, " Amaano raagtay, waxa loo qaataa yad", Oo aan ka wado, haddii mid ka mida xisbiyadan aynu u dhiibano, oo ku aaminno talada dalka, waxa hubaala inuu u qaadan doono, sidii hanti uu leeyahay, oo kale, Kadibna uu la soo bixi doono, kaliTalisnimo iyo amar ku taaglayn, waxa kaloo hubaala inuu shacabka cidhiidhyi doono, Sidaa awgeed waxaa inoo haboon inaynu midba mar erino, oo naga hor dhaqaaq nidhaahno .
@daahaismail3757
2 жыл бұрын
Ninkan in maxkamad laso istaajiyo weeyan wallahi isku reer ayan nahay lakin waxanu samaynayo wax loo dul qaadan karo maaha wallahi😏
@ifiyahanolasha3732
2 жыл бұрын
Naga aamu nacasyow liid liid maaha kaad moodayso malaa shodhow anagaa tolkiiya zxp hhh kadhicin salaamada qaar lagu sigtaa jira e anoo xirsi cimaan ah ka ah guutaale caynaanshe ayaa soo diray kula socda amuurkastoo uusameeyo
@pharroekemet529
2 жыл бұрын
Ciro Finlandese Waxa tanasushe majiirto 80000 Cood aya lagaga baadiyee.
Nacalaa kuyaalkan oo gabilay qalax ka dhigtay ayaan garanayaa nacasnimo ayaana lagu caayi jiray
@CamanKiish2
2 жыл бұрын
Car dhaaro bal?? Tuuladaada shalay samaysantay, ayaad sooyaal qasaba u raadinaysaa, waar meeshaas waa waaqlo cidla ah, qof nacasa iyo mid halyay ah, Midna waligii cag ma dhigin, adigana indhuhu ha kuu furmaane magaalooyinka kaalay, intaad is been farriimaysid
@muzhtaakabdilahi6891
2 жыл бұрын
Supxaanallah wlhi wa wax lga murugoodo madaxweyne bu raba inu noqdo dhalinta wadenkana rabshed bu leyey aan bilowno nabadu yey ku been sheegin adeer rappigana u noqo
@user-ji3jy5wg4v
2 жыл бұрын
cirro wuu waashay muxuu u wareegayaa🤣
@muzhtaakabdilahi6891
2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@landsurveyingandmapping6485
2 жыл бұрын
nin waashay dheh laguma helo madaxwaynaha qaranka jamuriyada somaliland khiyamo iyo caruur la hadal waxan ku tusi donaa adigoo jeelka liinta u cabaya waayo waxadka shaqaynaysa kicin dadwayne oo bilaa hadaf ah taana umada iyo qaranku ma ogola waxba caruurta ha dhex waregaysan ciroy
wa dorman cusub iyo daciifnimo hadal iyo doqoniimo soo kurodhay. ciro maxa ka si ah? sow xadhig xabad iyo dhimasho heegan uma tihidin? sidhiga soga xiligaan idiin garaaco! wa soaal afka wayn? ma afgambi boo wada? hadeed ma qoosba ? kursiga waxa lgu gaadha cud ee calool jileeca iyo iga maqlada dhaaf tartan hadaad is hobto oo soo bax deedna u tartan kursiga ugo sareeya, hadii kale ictiraaf jileecaga iyo xikmad laantaada oo ku noqo qaxotigi aad ka timid ee yurop? oo raga u dhaaf hogaanka xisbiga? somaliland ka wayn in kursi laga raco . waxaan ra jaynaya in 3 xisbi oo qaran oo kuwan dhama soo baxan. muuse wano siyaaran oo bilad qaran ayano ugo toli hadi uu qabto tartanka axsaabta oon hobno in dhiig iyo caqli cusub soo baxayaan. sidaad malinta qarnka uga baxsato, ayanad u helayn cud . oo lago baray. tolaay reer hebaloow dhamaatay rag qaranka u daacada oo umada ka gadma ayaa yimid. iska holeel.
@cabdinaasirjamaac6010
2 жыл бұрын
xeerku shalay ansixiyay ayaa maanta la xumaaday
@bashakinjibaxo8829
2 жыл бұрын
Meerayso sidii ay waashay
@khadarindhojacayl6256
2 жыл бұрын
Xoolahaad tahay wase.... kan waa in laxidhaa Somaliland laga qabto .. Cadowga kugu dhex nool ayaa ugu daran
@abdiabdilahi8331
2 жыл бұрын
Waa bay soo dhowdahay xiilgi laa xidhii lahaa
@abdilahifuad636
2 жыл бұрын
Maxaa helay ciro caawa miyuu qayilay waa kan meeraysanayee
@hajiabdi5927
2 жыл бұрын
Kkkkkkkk wayaa SOMALILAND SIFIICAN AYAA LUUGU SOO DUULAY KKKKKK WIXII DHACA XISBIGA WADANI IYO FARMAAJO AYAA KA MASUULA
@tayasiiryuusuf5400
2 жыл бұрын
Waxaba yaan idhah lisajaridine kani waa qasare cod na ku amiinimino
@kaltunwarsame3072
2 жыл бұрын
🤔 Odagan maxa weyan 💊ee socodaku dhibaayo itaalaka bayaba ma waxuu cagaha 🦵🏽xuun ee jilasan isaga hor iyo daba wareejinaya inuu dhulakayaga coolaad sokeeye ka abuuro horaata caruurata aad dhimashi u diyaar gareesay dada ayaa dhalaay kuwaaga koow 🔫 u sodhiib dabaka aad ladonayasid caruur 🔥 na tuus adoo leehe aabo daabaka ku dhacaa lakiin kuwaaga dabaka jeelaka dilaka inataba uma ogalad dad baad inaas la doonayasa caruuratooda la doonasa waar 🐕 kala fadhiiso nacas nimada umada 🫣
@xaalidahir8268
2 жыл бұрын
Ilameerayso kadacady meesha 😂😂 hajii iska fadiso Libaan samataliis ba been ku sheekhay
Magacaa ba' Cirrooy, ma maantaad dhallinyarada Somaliland Dagaal ay kulacaan dadkooda iyo Dalkooda ku hogaamisay ood ku guubaabisay Allaylehe maantaad Tunka ceeb iyo Caydh ku xambaaratay artintaana waad caddaysatay hadaba, waxan Dhallinyarada Reer Somaliland u sheegayaa hooyo Waddankiina aad ku korteen eed ku hanaqadeen eed Jaamacadihiisa dhamaysateen eed magac iyo sharaf ku leedihiin, halgan dheer bay ku timid dad iyo duunyaba waa loo baaba'ay dhiigii Ragiina ayaa ku nooshihiin oo ku naaloonaysan dhallinyaradaydana caqli iyo sharafba waan ku ogahay hadaba hooyo waxan idinka codsanaya oon cod dheer iyo baaq idiinku dirayaa inaad Odaygaa sii socda ee mowqifkiisu yahay in Waddankiina ka takhaluso inaad diidaan oo ku cagan saydhaan oo noloshiina iyo mustaqbalkiina ilaashataan ( I love you all ) ⚘💓💓⚘🌱VIVA Somaliland Youth
@aminaboon1290
2 жыл бұрын
Ciiro waa xoolo siidaa madaxweeyne laguma noqdho
@kaldeeqaxmed4614
2 жыл бұрын
Waa hadii god lagugu ridi waayo
@warfaaden6369
2 жыл бұрын
ciro waxaan leeyahay caruurtan aan qaangaadhin ee soo uruurisay waalid kooda ku celi doqon
@abdulazizgulaid7284
2 жыл бұрын
Sax sax aleeylehee waaka sida keliya ee ay fahmi karaan reer kumiye inta ku hadhay ee kala futada xumi
@kaldeeqaxmed4614
2 жыл бұрын
Ciro anigiiba bilaa camal ah Maxaan shaqo kula baadi doona Ilaa caruurtada aad keento cod iyo dhagax xabad Haw fadhiyin Awal waan ku watay laakin maanta ayaad iga dhimatay Dalkayga dadkayga maatiday Iyo kaligaa ayaa fudud kuna siisan maayo adiga Waa fududaatay good byeeeeeeeee
@fadumocali1407
2 жыл бұрын
Horaad qaxo dad u gayseen raga somaliland maanta cidna laga ogolaan maayo dagaal danbe
@guledomer7827
2 жыл бұрын
Waar ka nacaskaa Lguma aaminayo dalka, diid ama yeel
Wll adigu ma waxaanu sameeyn kariin u 2 Caruura ee u been u sheegayo isagu na naftisa u sheegayo inu dadka ku dhaho oo xaadu sameeyana u Xabsiga ka caweeyan
@saynabxiisxiis7248
2 жыл бұрын
Muxuu lawareegaalaysanayaa malaa wuu ka dhigay
@rashidguled
2 жыл бұрын
Caqliga iyo karaamada ilaahay baa bixiya, weligay ma arag mana maqal nin musharaxa oo Reer Somaliland ah oo curuurta ku dhiiri galinaya inay xabad isku dhigaan. Waa mid subxaanahu leh
@wardacabdi4993
2 жыл бұрын
waar ciyaalka salaan haka dhigan
@tawxiidchannel1906
2 жыл бұрын
Ma Film hindiya ayu matalayaa Cirro way ka baahday
@rashiid187
2 жыл бұрын
Passport finish bad haysataa hadhowna wad ka dhofaysa adeer masakinta ha kicin
@farxiyafaarax3962
2 жыл бұрын
Bayadad ad lawarigay illah handhafiy ciiro muuse soonqonay kuwa ad idhay kin lakin afga ad ku hadlaymuxuyahay wayb
Waxan ciyaalka dhex warwareegaya ee dhiman maysagaa dhalay iidhinta kulahaa
@filsanananug8048
2 жыл бұрын
He's desperate miskiin madaxtinimo sidan kuradi waa dhibato 🤣🤣🤣
@nasrimowliid6894
2 жыл бұрын
Cirro haddu madax noqdo wllhi wadanka waxba u hadhin waa 8n laga qaxo
@landsurveyingandmapping6485
2 жыл бұрын
axaabta qaranka inuu wadani ku soo laabtaa ka horeysa inuu kursiga madaxwayne higsadoo ee u diyaar gaooba dorashadaa kolay liisankaa idinka dhiciba intaad meelahaa la taagan tihiin waxaan jirin
@abdisaed6327
2 жыл бұрын
Bismilah Sida inoo wada muuqata Cirro wuu khafiifay taaso ka turjumaysa islamarkana mujinaysa inuu yahay nin aan mugeeda lahayn in uu madaxwayne noqdo madaaba uu Cirro sida muuqata yahay nin aan qaab diblumasiyaded wax ku dooni kara dhibatana ku xalinkara uma arko runti inuu yahay nin u bisil inuu qaran dhan hogaamiyo bari ka maalin hadii Somaliland cadow badan bay ledahaye wax si uun noqdaan dalka dagaal ayuu si fudud u galen kara. waxaan sida lajigeed u soo jeedinaya dhamaan umada reer Somaliland in aanay Cirro u dooran madaxwayne.
@mubarikmaxamed1084
2 жыл бұрын
In kastu dur dur iyo dabaal galo doofar abiidkii ma daahiro
@xalaanxareed8911
2 жыл бұрын
Ciro nindulqaad badan baad ahayd yaan caadifad shaydaan ku qaadin sidii aad ugu tudhay dadkaaga hore hadana u dhawr ilahay talada saxda ah ha ku waafajiyo iyadoo dhib cidna gaadhin
@siciidmohamed5588
2 жыл бұрын
Been adii lalagu hugaaminaayo waan ku dooranaynaa cirro
Kkkk Adeer ciwaanka si sax ah u soo qora oo soo qora wixii uu ku hadlayay Cirro oo ahaa Dhiiggiinna ii daadiya. Oo heegan dagaal gala
@kalunyassin658
2 жыл бұрын
Neefow adigii baa ubahan wax ku hogamiya er maxad hogamin kartaa.
@sadiadagan3799
2 жыл бұрын
Hhhhhh ciroy in 80000 lagaga badiyaay maa ilawday 2017 hhhhhhh hada maxa la gariraysaa oo ka baqday istagi ku diiiday allah fulaysana ninku
@ilhanhassan9813
2 жыл бұрын
Caruurtiisii meeday miyuu iyaga xabada u dhigo kursi ayuu u waashay. Marka madaxa la,idinka toogto waalidkiin yaanay barooran
@abdalemohamedabdle8166
2 жыл бұрын
Goormu dhiiri galiye isku badalay ciro 🤣🤣
@aminamohamed5568
2 жыл бұрын
Dhalinyarooy ciro iyo kuwa saa u hadlayaa barri buu nin kastaa Wadanka uu passport ka haysto tagayaa, markaa waxaan dhalinyarada reer soomaaliland kula talin lahaa doorta nin aan barri idika baxsanayn ta kale ha ku daaranina qabyaalad iyo qudhun ee ku doorta wuxuu qabanayo
@molisalmis9618
2 жыл бұрын
maryaha wa sita lakin maskax masuul oo miyir qabta kuma hadlayo wa nooc sidii naag lala guursady
@asiyaismailhassan1981
2 жыл бұрын
af dabooleni waa dahab horaa loo yidhi. qofka aamusan ee daacada ah waxay soomaalidu uu taqaaana nacas ama doqon. fariidnimadu maha inaad maalin walba reer dhakada ka saarnaato oo aflagaadeyso. fariidnimadu waa inad qofka ku neceb iyo ka ku jecel uurka ka ogaato. viva ciro next president inshaalah
@mohamuudsubeer5876
2 жыл бұрын
kkkk Xaar weyne kkkk
@wardacabdi4993
2 жыл бұрын
waar ninkii miyuu dawakhay kkkkkkkkkkkm
@khadrafarah5488
2 жыл бұрын
Koob iyo tobankii shaqaalah.ahaa ba ooyay markay arsenal dhalinyarad 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Пікірлер: 179