Runta illaha igu jecele gabarta aad aye u qaldantahy subxanallah weyna is badashay waa run ninkeda ine maqasho waye wayo kaas nin waa dhafay wllhi illahey ha xafide
@amalcabdiqadir338
2 жыл бұрын
Oo haday nafteda waqti siiso miisan iska rido oo Janis iska liso maskaxdeda dajiso ilen in bdn bey soo samirte. Mida kale ninka isaga is walayo oo maser an jirin is kaliye
@ifraaxabdilahi2882
2 жыл бұрын
Jasaka laah wad la Soo dhakhsaty
@ShucaybShaafto1342
2 жыл бұрын
Ku salie xabibi keena mohamed scw
@caishamohamed2471
2 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@farxiyaismacil9197
2 жыл бұрын
SCW SCW
@xuriyoali7628
2 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🧕Ayaan quruxey illaah dartiis aan kuu jeclahay ee illaah ha ku ilaaliyo caruurtana allaha kuu xafido allaahuma aamiin yaa rabi indhadeeq
@ayaangobdoon3254
2 жыл бұрын
❤️😘😘😘😘
@anisaahmedabdallah758
2 жыл бұрын
Macbuudkoow still ma sii socotaa😂😂😂😂abaay mcney adi maahee qisadaa nagu dhooreysay walee P5 bi'idnillah mahadsanid ayaan gobdoon♥️😘👍👍👍👍👍👍allah kuu fududeeyo hawlaha aduun wllo♥️
@engmuuseofficial1519
2 жыл бұрын
Mnsha Allah Sister qaypta shanaad noguso dhakhso
@saladoshidane6904
2 жыл бұрын
Ayaan quruxey mahadsanid hada part 3 dhagesanayay niyada waxa ka dhahaye apyo mee part 4 soo dhigto😍❤sidaa u dadaaleysid wax loo dhigo leheen
@najmaissackchannel
2 жыл бұрын
Mshlh tabarakaallah
@istahilosmanabdi9190
2 жыл бұрын
Ilaahoow hooyo noo dayso bal fiiri qaabka ay uga fiicantahy ruux walboo dunidaan jooga iyado shalay xumeysay ay maanta reerkeeda si u dhisnaado u biileeee
@abdirizakosman557
2 жыл бұрын
Shekdan ame ku so Dhamte murik le wlahi taasa ka paqa Ani jeclhy ine ku so dhamto Wang io farxad I.a taas ane rajyna 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻 Tedkle kaka mahd cela waqtika nasiso tnx walla
@farhiahared5087
2 жыл бұрын
Ayaaney waxaaa soo xasuuustay shekadii foosiya oo ninkeedii maseerey
Ayaan gabadhan nin rijaala oo sharaf leh buu ahaa inay jiimkeda & quruxdeda inay kashaqayso oo nasato wakhti qaadato ilmaha kala korsato lkn xiligaas wareeg & saxibo naag lala saaxibo cay & ceeb raadin maahe maxaa laga faida in gurigaagu ku dumo maxaa faidayaysa
@fatxiabdinasir4780
Жыл бұрын
Naa waxan jaceyl waba dhaafey 🤣😍
@saynabcadey2627
2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhh wlhi wa iga qoslisey xbbti ayaan naga badan baa awal kugu so fakan lahaa lkin wa u shegtay xbbti allah ha kuu xafido qali Macnto keep going qali
ماشاء الله تبارك الله أختي قبلي أمي جنة الدنيا يحفظك لى ماما ❤️❤️❤️🩸💉
@Srk-gi4kg
2 жыл бұрын
Peles qeybta 5🙏
@xamdaabokor3232
2 жыл бұрын
Thanks waanu sugayana
@mumtzmcn8391
2 жыл бұрын
Kkkkkk ayaan walhi wad iga qosolsisay
@naimakhalif9683
2 жыл бұрын
Masha Allah
@isaqhilowle8800
2 жыл бұрын
Masha allah mahadsanid abayo illhey haku hafido
@khadraali3647
2 жыл бұрын
Any Ana uhoreyo💋😀
@hodoahmed7921
2 жыл бұрын
Wcz wlshey ayaan qalbi ✨❤
@nimcoccasiis7534
2 жыл бұрын
mansh all walashy ❤
@maamasacdiyo5521
2 жыл бұрын
Wcs ayàan aragsey ilove you xbbti❤❤
@caashocabdulaahi3354
2 жыл бұрын
Ar nin soomli wa maser miran ilmo leska xiro iskadhafe hal haben hadad labis qurxon magalka ku adid bes waye wuba walana cirbada sar marku yiri iney qanciso bey ahayd
@aaminasaalax5087
2 жыл бұрын
Wsc ayaaney
@roodamoh9279
2 жыл бұрын
Mansha allah wllo allah ha ku xifdiyo
@sowdaaadan
2 жыл бұрын
Masha allah allah ku xafido wlshy insha allah 😍
@sacdiyomursal156
2 жыл бұрын
Masha Allah abaayo 👍👍❤
@zakiyahusseinabdi368
2 жыл бұрын
MashaAllah
@fardowsahasan2946
2 жыл бұрын
Thanks
@fhfhgfhfug9430
2 жыл бұрын
Wel come
@farhiyaabdi7291
2 жыл бұрын
My sister
@iqromaxamed6933
2 жыл бұрын
Maashalah abaayo.qisad gabadhu wey qaltantahay maxa.yeelay marnaba uma banaana in gabadho isqurxiso ninkeed in ay adeecdo waajib.waaye minka.haduu kufiirsado xaaskiisa oo is.qaawineysa waa danyuus
@aminacisman8691
2 жыл бұрын
Ayaney abayo qisadu way macdehee asoo dhaqso horay usoco macabre👑💋💐
@maryamamohamedcabdimaryama4616
2 жыл бұрын
Mahadsanid ayaney aniga wehelisa dayda tahy lkn inta badan wax maso qoro wax badan ayaan ka faa. Ii day waxan ahan jiray gabar maser badan lkn hada wan is badalay 😍❤️💖
@sabnaabdi5897
2 жыл бұрын
Thank you macnto🥰🥰
@ashuuuuu2036
2 жыл бұрын
Ayaaneey saan sheekaada u uruurinayeh bal qeybtii afaraad hda dhgeysty ileen iimey dhaman lasoo dhaqso wlloh gaclo 😂😂😂
@queenfatuush4379
2 жыл бұрын
Asc abayo mcn aniga wan warirsanahay waxan samiyo ayan karanwayi iskuul ayan dhigtaa abayo waxana 8bilid ayan dhigtaa abayo iskuulka in an kabaxo ayan raba wan dhibsaday abayo waxana maroya dugsii dhexe abayo maka baxa mise ayan abayo dalo isii wan kubaryaa aniga wan warirsanahay hawiinki masiixdu wan fakiraa abayo mcn wan kubarya waxan ahay 15 jir abayo maxan sameeya ilatli ma siiwada mise wan iska dhafaa waxan rajinayaa in ad iga soojawabtoo😔😔😔😔🥺🥺🥺🥺🥺
@nuurayuusuf3769
2 жыл бұрын
Abayo ha iska deynin sabarka badi allah talo saaro duceyso gabar adag iska dhig waad guuleysanee inshaa ah ha niyad jabin xabbty
@fartuun8966
2 жыл бұрын
abaayo ha iska dhaafin wax barashadada sii wado abaayo fikirka badan iska dhaaf oo istiqfaarso saliga nabiga scw badso illaahna talo saaro
@najmanashaad2375
2 жыл бұрын
Wcs
@niciimaabdalle1839
2 жыл бұрын
Naya ayaan wan arka qisada part 5 way diyarsantahay noso geli naya 😁
@abdirizakosman557
2 жыл бұрын
Tnx walal
@maxamudyare3947
2 жыл бұрын
M,,,,,,a guulayso
@muxubosaciidyusuf2757
2 жыл бұрын
Wawa💋💋ayn cadey💫💫♥️♥️🫀💝
@nasronasro9418
2 жыл бұрын
Wcs ❤️🌹
@maxamedciise2310
2 жыл бұрын
🥰🥰🥰💝💝💝💝💝💝💖❣❣❣
@mohammedabdirahman1163
2 жыл бұрын
She is a brave girl, she knows she didn't tell the truth, why lie to the girls
Пікірлер: 108