Aniga waxan kaga digaya markii wax lagu waydiiyo jawabta ha yarato haday haa tahay haaa dheh fahfahin laguma waydiin Maya haday tahay Maya dheh fahfahin laguma waydiin markii lagu waydiiyo maxa ka waday denbigaa lagu soo ogay saan waaye ku dheh qaladkaa ma gashay Maya ma gelin qaladkaa anigu hadaad qixii dhan is daba dhigto waxa ku jawabto heli maysid su aalo ayaa u qoran qofka ku waraysanayo tartiib u hadal qofkii oo hadlayo warka haka boobin wejigaga ku aadi melaha ha fiirfrin sidii qof cabsanayo maxaad ka baqaysa gacan alle ayaad ku jirtaya tartiiib ayaa loo bahan yahay sida loo jawabo xitaa waa la bartaa somaliyey
Пікірлер: 30