Sheekadu tixraac ma leh xagay ka dhacday ma sheeko dhab u dhaqday baa maxaa faa'iido dadka ugu jira dadka aan naxdin ahayn ?
@fartunwasuge8322
Ай бұрын
Masha Allah xifdullah Thanks ❤️
@qadrocismaan3840
2 ай бұрын
Amino manta islaamka tacsi baa utaalo
@Beingme541
2 ай бұрын
Allah yarhma Ismail haniyah
@Beingme541
2 ай бұрын
😭
@umurashaad6869
2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@shushuyousif2184
2 ай бұрын
Amiin amiin yaarabi😢😢😢😢
@AbdishakurTuule
2 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته \جزاك الله خيرالجزاء ربنايحفظك وشكرا
@Cadalad12
2 ай бұрын
Asc ahekh amina waxad no sheegtay awood surah baqra iyo waxa ey qawato markan aqrino waxan ku arkano wa qaasab in an ku seegno ile taqtarka markow daawo ku siiyo waxow ku leyahay markad dawadan dhameso so lawo ... marka hadi an wax arakno an amusno ma fiicna .... aniga waxan arkay 2 dhacdo o yaab leeh marka hore anigo salatul leelka ku aqrinayo markan 13 daqiyo aqrinayi rakacda kowad waxan daremay lalabo rakacda lawad waxan ku xijiyay ancam kadib mantaga wan celin wayi wa bobsiyay markan ka baxay suliga ayan aday waxan mantagay cunto lex biil kahor an cunay waa yaabay cuntadan lex bil dhan calosha ku jirtay an is dhahay hada waxan daremay nafiis iyo daganan qeer Allah ku siiyo shekh amino dhacdada lawad anigo aqrinayo ayadaha ugu Danbeyo ee surah baqra wax yar idhaha yan isku qabtay waxan riyo ku arkay anigo gurigey usosocda markan guriga so galay waxan arkay quf gawan o folxun wax lugu tilmamo an lahenin kursi ayow ku fadhiyay waxan qabtay kursiga asiga ku fadhiyay wan ku qaday waxan dhahay ka bax guriga hadi kale adiga iyo kuriga bananka ayan idinku tura wa xanaqay hoyo ayow dhahay sah isii waxey tiray wilkey aya caaway af carabi ayow ku caytamay hoyo waxey tiray ha hawarin wilka waxan dhahay hoyo iska daay wax ow qadayo majiro kadib darishada ayow ka baxay asigo qeylinayo aniga iyo hoyo iyo xaska wax cabsi nama heynin.
@umuahmedofficial6604
2 ай бұрын
Masha Allah xabiibti ❤❤
@hamdaismail6155
2 ай бұрын
Qisadi iguso yabka badnayd abid😢 subxana llah
@ayaanburhan5966
2 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@Suleimanshuuriye
2 ай бұрын
Wll qaali hal muuqaal oo qiyaamu laydka aad uga hadlaysay ayaan daawaday waadna mudan tahay in lagu taageero waadna istaahishaa.
@HodanMusa1
2 ай бұрын
Xasbunallah abaayo please waxanoo kale waa uuuf plus mucjiso so wax kale noo soo qor shaydaan ayaa kushaqaystay?
Пікірлер: 20