Ustaad documentariyada aad soo gudbiso run ahaanti qaabka aad usoo gudbiso waa qaab aad iyo aad usareeya imana dhaafo hal barnaamij ood soo gudbiso lkn hal cilad baad leedahday taasina waa in aadan markasta active ahayn oo saad u joogto hal mar lagu waayayo
@LamelaLilowfunny
8 ай бұрын
اللهم ارحمه وغفرله ووسع مدخله ،،إنكان،مسلما؟
@mohazat5009
4 ай бұрын
كان مسلما
@raxiimacabdiwali8273
8 ай бұрын
Mahadsanid wllo
@farxaanmuuse2993
8 ай бұрын
Mashalaah shukran wllo waxbadan ayaan kaa faaiday
@CabdicasiisBa-vq8gi
8 ай бұрын
Juheman iyo Asxaabtiisi Alle haw Naxariisto
@khalidabdirahman6393
8 ай бұрын
Ninkaas wado khaldan buu qaaday muctamiriin badan buu dilay kacbada dhaxdeeduu dad ku dilay
@sahalyare7887
8 ай бұрын
Wll halkaas ku noqo , Sacudigu Sun ayuu ku buufiyay Ragii Kacbada galay France ayaana ka caawisay isagoo Documentari ah ayuu KZitem ka ku jiraa oo Saraakiishi iyo askartii France 🇫🇷 la waraysanayo , ugu yaraan 5kun 4kun Dad gaaraya oo xujey u badan ayaa ku jiray
@farxaanmuuse2993
8 ай бұрын
Alle haka abaalmariyo geesigaa
@hirsiomer9775
8 ай бұрын
Saxilb warkaagu bar yahan and bus noo dee qay alahakaa abaaliyo dad kana waxa nalootu say sixun mahad said
@asadabdullahi511
8 ай бұрын
Nin kacbada dad ku dhax dilay baad noo xayeysiineysa waa mujrim muxuu jiddah iyo riyaad u'aadi waayay hadu sucuudiga kaso horjeedo
@SalmanOmar931
8 ай бұрын
Yaa kuu xayeysiiyey kkkk
@asadabdullahi511
8 ай бұрын
@@SalmanOmar931 nio wuu xayeysiinaya sheekada si fcn udhageeso wuxu ka dhigaya Nin xaq Ku socday 😅🤝
@mohazat5009
4 ай бұрын
Adeer xayaysiis ma jiree runta ogow
@farxaanmuuse2993
8 ай бұрын
Baga cashar ayaa kudhacay
@xusnixadad9465
8 ай бұрын
الله يرحمه ويغفر allahu akbar kacbada alle ayaa ilaalisanayo balse poqortoyada sacudia way u ekthy inay marekesan thy 😡😡
@cabdisalebaan4569
8 ай бұрын
War juhayman haduu mahdi sheegtay wuu khaladana lakin haduu kacbada boqortoyada ka badbadinayey wuu saxsanaa xaqiiqada ilaahbaa og lakin ninkasi wuxuu ahaa nin ka yax yaxay qaabka kacbada loo maamulo iyo muslimiin qunyar socod ah (macnaha waa muslimiin gaalada u adeega danahooda oo ka jeesta danaha dadka islmaanka dunida kaliya gaal iyo quwadiisa ka cabsada iyo kursigooda boqortooyo taasna sax maaha xaga diinta islaamka sax da ah waa dambi .
@Mujaahid11
21 күн бұрын
Alke dhulka hala jaro murtadinta carabta maamulayo
@Barka0706
8 ай бұрын
Wlh ustaad qasadaan musalsalbaa ka fiirsaday Sacudiga matalayaan magacisa waa العاصوف Hadera ogaaday inuu run yahy mahad sanid ustaad
@jesshalan6325
8 ай бұрын
Al shabaab oo kale ayuun bay ahaayeen
@AbdiShakur-f1s
8 ай бұрын
Argaxiso aye ahaayen
@meaktooni
8 ай бұрын
Mahe
@xasanxusen6770
8 ай бұрын
Mahad sanid mclin
@AbdiShakur-f1s
8 ай бұрын
Ninkaan si maldahan ayuu u faafinayaa fariimaha alqacida iyo alshabab malmahaan danbe
Пікірлер: 28