Masha Allah sheikh Allaha ku xafido waxa mar walaba video yaashada waan firsada anigoo jooga mareykanka USA 🇺🇸 wax badan waa ka faiiday Alxamdulilaah Allaha ku saaro miisanka xasanadka
Digriga sheekh maad sheegine, noo sheeg fadlan, waan dhammaystay videogana
@abdikadirsugow8376
4 ай бұрын
Aw sheekhow ha fashilmin ee ka fiirso
@SheekhRiimiChannel
4 ай бұрын
Kkk sxb maxa i fashilinaayo sxb
@SleepyHoverboard-yc3fj
4 ай бұрын
Sheikh wxn ku riyoodey aniga oo xaflad iskuulkaanaga lagu qabanayo mrkaan tagey ayuu waardiyihii iidiidey in aan galo aniga oo ku leh war aniga waaye ardeyga imtaxaanka dawlada ee fasalka 12 ugu sareeya ee isidaa aan galee mar kii danbe wuu isiidaaayey waana galey xafladii sheikh riyadaasi mxaa lagu fasiri karaa
@IkhlasMaxamed-c9k
4 ай бұрын
Asc sh allaah haku barakeeyo Waxan kuwaydiina sual diini ah Sh waxan ahay hooyo uurleh waxan aad ujeclahay carrada inan cuno marka sh maxa dambi ah oo iga raacaya jwb sh
@barooaflax
4 ай бұрын
wax bay cafimaadkaagabu dhimi doontaa ee dhaqatiirta utag kaniini ayay kubsiinayaan , maxaa yeeley birta ayaa ka mqan sidaa filaa .
@AsiyaAhmed-sf9bl
4 ай бұрын
Asc shekow waxaan raba Inad ifasirto waxan arka awoowe hay o dhintay riyo ku arkaa asagoow jooga meel bera odhirbadan leh asagana uu kursi ku fadhiyo dhar isku eg safiraya sita kursi ku fadhiya o dhole cadayna marka wuxuu idhaha wallahy casum kuwa ifka joga iyo kuwa ila jogaba maxay noqon karta riyadaas
@AsiyaAhmed-sf9bl
4 ай бұрын
Asc
@OMar-hq1eb
4 ай бұрын
Asc sh rimi, riyada saacada lagu hadiyeynaayo, maxaa lagu fasiraa akhii adigoo mahadsan. JazakaAllahu khyr.
@SheekhRiimiChannel
4 ай бұрын
Waqti fican oo farxad leh ayaa kuu soo socdo
@maryangurhan5241
4 ай бұрын
ASC Sheikh fadhlan intekalasoxirira
@MaryamAhmed-q4s
4 ай бұрын
Shiikh gabadh daris ahaan jirney aya ku riyodey ano qolkeeda jiifka ku dhex jiro iyada ninkeeda iyo labadeeda ciyaal hal sariir ku hurdo waxaan leeyahaa gabdhaan qol u same aad isla qaadatan waqti Isla riyada dhexdeeda jikada aa ku jirna iyada iyi labadeed gabdhood cunto ee siine ana saas haa usiis ee saas u sii baa leeyah kaadib waa kacey
@MaryamAhmed-q4s
4 ай бұрын
Asc shiikh salaanta kaa ilaawey allaha ku barakeeyo dar allaan kuu jeclahay walaahi xAs Baan ahay ciyalna wey ii joogan
@saadodaahir5895
4 ай бұрын
Asc shiiqi rimi alle haku barkeeyo waxa isfasirta riyo meel guriga ka mida aya inan yar iyo islaan beed nogu saydhiyeen marka way carareen marka waxa wiil an garnayo ayan way diiyey waxa u igu yidhi waa sixire ayada sixirk ku akhri👂
@barooaflax
4 ай бұрын
wiilka magaciisnoo aad weydiisay
@saadodaahir5895
4 ай бұрын
Waxa la yidhad shucayb lkn toos iguma sheegain waaa riyad dhexdeeed
Пікірлер: 54