‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@FartuunMaxamed-hn2rc
12 күн бұрын
Mashalah❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@CadiJeelani
7 күн бұрын
Xerox biyahasomaliya
@XuseinmaangeCusmaaniidle
13 күн бұрын
butbur iyo masiibo allah kurido mareykan yahuud yurub aamiin illaahow u gargaar falastiin xuuti xisbullaah aamiin
@ayanmohamud3401
13 күн бұрын
Sheeq horaa looyiri bun hadii lawaayo badalkiisaa lahelaa marka haday wabiga xirtaan waan tashaneynaa oo maanta aduunka wax walbaa waa lasamaysan karaa badaheena ayaan wabi biyo macaan kasameysaneynaa gumeysi iyo badaada isii hadii kale biyahaan macaan aan kaa xiranaa bada aan mashiino ku xiraneynaa cid uma baahnin .horaa loo soconayaa aan isku tashano inshaa allaah ❤❤❤❤
@popular7493
13 күн бұрын
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 وإحفظ مصر
@kaaraa-mardha1977
13 күн бұрын
Maashalah halaga xiro, hana la cunaqawateeyo maadaama Masar ay xuduuda ka xiratay reer Falastiin
@mahamedabdikadirhassen699
13 күн бұрын
Masar waxba ma sameeyn karto, Ethiopia ayaana ka xoog badan waana gaalo reer Galbeed ay ka jeclyihiin, Masar walalheed Qasa ayeey wax u tari wayday ee ma somali ayeey wax u tari kartaa.
@nestehamohame
13 күн бұрын
Ilaheye guul Ha siiyo falstiin ya raxama u gargaar reer falstiin🇵🇸 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Football-fans327
13 күн бұрын
🤲Aamiin 🤲
@adamelmibare8293
13 күн бұрын
Alhamdulilah itoobia way kusaxsantahay hakaxirta Siisi
@abbdll
13 күн бұрын
Masar hadii la yiraahdo biyaha wabiga ayaa laguu furayaa, waan hubaa in ay dhahayaan kkkkkkk badda soomaaliya hala siiyo itoobiya oo ay waliba saxiixayaan.
@Daljirka-Dahsoon
11 күн бұрын
💯%
@FadumaAden-d6x
13 күн бұрын
Maasha allaah tabaaraka laah, reer falastiin allh u gar gaaro, aamiin aamiin yaa rabi.
@geenyodila9095
12 күн бұрын
Maasha allah ilaahey ha u ziyadiyo Falastiin joojintii oo cirbada caruurta waaye ilaahey ha uga dhigo mid joogta ah 🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲🤲☝🏻☝🏻☝🏻
@mohamudhilowle8650
13 күн бұрын
YAHUUDDA, shishadeeda shiidaad Allow u bixi oo dhexdooda isku mashquuli.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@user-le7gx6wm7o
13 күн бұрын
Oo hada faraj waa soo socda wana lahuba lakin haku tag nato manafaq kasta oo layaban qasa waa soo socota xitaa calamul islam❤
@AbaganaYabaroow-nf4qk
13 күн бұрын
Wlh. Wn Filaayey. In biyaha Niil LaGa Xiranaayo. Taasina waxay Sabab u thy. Imaanshaha Masar Soomaaliya ay imaaatay
Sheekho naga daa xayeesinta Ethiopia iyo inay biyaha somalia ka xerankarto waayo somali hadan nahay inagaaba wax kasta u ifineena cadowgeena dadkana niyada ka jabineena wararka qaar oo usoo galineesaan hala daawado saa loo daawado o lacag u heshaan waa imaado iska ilaa lisaan so thanks
@user-dq8zc3rt3l
13 күн бұрын
Mashaallah illaahay haka farxiyo falastiin
@sdfgdfty1179
13 күн бұрын
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته اما بعد يا شيخ لقد طرء عليك اليوم امر مفاجأه للشعب الصومالي كان أول الأمر تقول المظاهرات المؤيد ة للحبشة كان على الصواب والأمر الأخر تقول ان مصر لقد استعجلت التحالف مع الصومال وهد ا أمر خطير ولم نتوقع منك مثل هذا الكلام اللهم احفظ بلادنا الصومال الحبيب وشعبنا من كيد الخونة والحبشة اللهم آمين آمين آمين
Baga soomaaliyana halaga xiro webiyada gaajooyin ka is raacay Ethiopië noolaada baga baga farxad weyn soo karadhay
@seynabaliisse1995
13 күн бұрын
آللهم انصرهم قي اخواننا غزه يارب العالمين
@QueenCawo-b2q
11 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 munaafaq Ethiopia is not easy guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aydarusali5488
13 күн бұрын
Masar aadbay ugu qaldanayd inay somalia timaado iyadoo itoobiya u buula xuuf taynaysa may is ka celiso itoobiya iyadaa ka xoog badane
@batulasmail8261
13 күн бұрын
Xassan Sheikh ayaa Masuul ka ah Wax walba oo Ka soo gaaro Soomaaliya Arimaha Masar iyo Itoobiya.
@aydarusali5488
13 күн бұрын
Xasan sh siyaasadii wuu ku wareeray wax ka qabta ayuu la'ayahay
@MustafeMohamed-mj4vr
13 күн бұрын
Masar Ciqaabta Ayay dhadhaminaysaa
@AbdiazizHassan-uw9qd
13 күн бұрын
Biyo illahay robka haayo qof binaadan ma xirikaraa
@BulloHassan-xg4xr
13 күн бұрын
Masari Calool Weyene Maxaa keenay Soomaaliya
@stefankuber2132
13 күн бұрын
ليست مفاجئة مثلما تقول أنت بالنسبة لمصر عرفت مصر ان إثيوبيا سوف تنمع المياه من حصتها من المياه لأجل ذلك أتفقت مع الصومال لدفاع عن أمنها القومي مثلما تقول مصر . ولكن أعتقد مصر لن تفعل أي شي مثلها مثل إيران التي هدت وتوعدت إسرائيل بلرد وإلى الأن لم تفعل ولن تفعل أي شي
@warraaq1
13 күн бұрын
إثيوبيا تريد تصدير مشاكلها إلى الخارج لتوتهم شعبها اي أورومو انها فويّة لان امهرا ، وتكراي لا تخضعان حكم ابيي احمد ، وتعرف انها ستنهار قريبا
@Qadafi-
13 күн бұрын
Si kasto masar iyo Ethopia iskugu diri karna waaa in an sameyna--sababto ah danaha masar ayuu dalkena u burburay-1977?mahan danaha somalia galbeed!!!!!!
@user-xb9cw4us9z
11 күн бұрын
أحسنت يا شيخ❤
@Ramadan-ng4lb
10 күн бұрын
salam Aleykoum cheikh Djibouti Awodal guul Somalie cusub guul Également pour Égyptiens 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇪🇬🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑👑👑👑👑👑👑✊✊✊✊✊✊✊✊✊✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌
@adammohamed5339
13 күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@abdimuse7911
13 күн бұрын
Biyaha Niel Hadii eey Xidhato, Waqti dheer Masii Xidhnaan karaan waayo biyaha Magaalooyin badan ayay jiidhayaan oo ay webiga ku darayaan...maalmo waa isku dayi kartaa laakiin
Masar hadii ay awood ledahy duqeen haku burburisa biya xerenka
@aminasharif-bz2gz
13 күн бұрын
walalahena reer falastiin Allah guul hasiyo
@user-pj2ht1sf8t
13 күн бұрын
Ilaahiw guul sii wllhyaga falastiin
@Hoyadey
12 күн бұрын
Israel dhexdeeda Deb aan demin allah ka dhex shido yaa allah
@CabdallaxaajicusmaanXaaji
13 күн бұрын
Wax imika bilaabmay ma aha, biyaha Niilka ee yaraaday. Khubaradu waa hore ayey sheegeen in Masar biyihu ku yaraan doonaan mustaqbalka. Masar mar hore ayey cidla is dhibtay.
Wabiyada Somalia taga waxay ka yimadan harta wayn ee zuway barigeda waxzna la yidha Read mountains(axmer mountain). Wana guda ogaden region international boundary
@AliHassan-hb1bn
13 күн бұрын
Itoobiya ma oga in roobabka u da a' ay ka dhashaan badda Soomaaliya.
@GaraadabdiHakiim
13 күн бұрын
Masar cunaqabatentii ay saartey falastiin Ayaa ilaahay uu iyadana saaray
Masar waxay rabtaa Ethiopia in ku dhahdo bada somali ku siinaa wabiga ha iga xirinee wax iga sii
@Daljirka-Dahsoon
11 күн бұрын
💯
@user-mt3qw2pk3u
13 күн бұрын
Masar walaalaheed reer falastiin bay cuntadii kaxiratay maalmuhu waywareegaan anaga nooma dagaalamayso harna noo jiidimayso waa nabsi usoo degdegay soomaalida kuwaas rajada kaqaba baan baan aduunka lasocon qasa haa way doogsan daalibaad labaad baynoqon nasrigu waa dhowyahay wax yaan laladegdegin
@NasraMohamed-o1d
13 күн бұрын
Duucada musliminta duucada halasiwado
@AminaIssa-q6k
13 күн бұрын
Alxamdulillaah
@user-no6rn5wx7t
6 күн бұрын
Masar yihuudiysh
@AbdiazizHassan-uw9qd
13 күн бұрын
Biyaha ama lagag badan la subiyo rob badan baa da,ayo
@rahmamoalim5937
13 күн бұрын
Soomaalia already la hareerayey iyo in Hawada Somalia Dubia loo gaxan galiyey iyo in cid ka hadlaayso Ayaan jirin marks Laga Reebok Dulmi diid iyo Cabdi Xaafid
@abdihakimmohameddiriyesank1730
13 күн бұрын
Thanks 🙏👍
@abdihakimyusuf5340
13 күн бұрын
Masar dhib un bay nagu soo kordhinaysa mahan falastiin ku quus qaata ha u fadhina in ay somali wax qabto. Madax aan wax qaban karin in ay musuq maasuq lacagta tuugsiga ah ee aduunka na siiyan ay gurtaan somaliya wax baabaiya waa shacabka masaakiinta ah cid u maqan ceelna uma qodna.
Horay lagamadareemayo waabil iyo waxkudhow xiliga ladareemikaraa wayo waabiyo socodkodu gaabinayo maahan signal ama koronto
@AbdiazizHassan-uw9qd
13 күн бұрын
Biyaha aado badda oo ka soo baxa waqooyinka hadiila joojiyo 5% laceliyo roobab badan ayaa ka da,may buurah itobia ma celinkarto
@mohamudhilowle8650
13 күн бұрын
Somalia’s foreign policy is totally collapsed because of giving a green light foreign military intervention in Somalia’s soil.
@dontoni8041
13 күн бұрын
The only time in history were military planes flew off from one city to destroy the same city. Genocide Hargeisa 1988
@KamadareMaxamed-mf9er
13 күн бұрын
Asc wll masar inkaar baa hayssata taas oo ah markii ay bedelatey walaalahood reer falastiin oo markasta hortooda ay yuhuud kulaayso ay wax utari waysey iyadana itoobiyaanka ayaa allah kudirey
@muhuboise751
13 күн бұрын
Waay kamarmidoonta sisin waxaaa loogadhigay itixaan rerqasa ayukufissaday bitow la aan marka
@omerhassan3041
13 күн бұрын
Ma qurrux badna in iminka arintan lasoo bandhigo oo ay cadawga xasuusiso inay isbitaalkaas weeraran.
@AliRobleh-n1r
13 күн бұрын
ASC sheikh Mohamad Masar haday rabto in ay Itoobiya cashar ay u dhigto waa in biyo xireenka dumisaa biyo fatahaada Masar soo gaaraya waxay ku dhamaamayaan maalmo kooban laakiin Itoobiya khasaaraha soo gaaraya kama soo kabsan doonto waligeed
@maimounhassan2890
13 күн бұрын
Maser si sharci ah ayey ciidamadeda amison logu darey sarakiil aya hadda yimid ciidamada kale wa bisha nofember dhamadkeda waxa lagu bedeley itobiyo wa sidas mushaharka ay bixinayan qaramada midowey aya lo kala ordaya
@Najma-id2xt
13 күн бұрын
Masar waxa laga yaaba iney ka noqoto because dadkeeda biyihii laga jaray
Wariye Dulmadiid Hada Waxaa kufarxeysaa itobiya Waxay sameysay Anaga Ogaaw I ney Cadaw nothing kufaarta Abii Axmed Sona Dhaweysaneno Masar
@OS-db8um
13 күн бұрын
Madaxweynaha Masar wa gacan ku dhiigle nacas ah oo waliba kiborbadan lkn Xasan sheekh na madhaamo maadama o aanu meel fogna wax ka eegayn. Abiye Axmed wadankisa ayu sahan u yahay lkn dariskisa dagaal iyo dhib kuma hay imika ahaa. Sidas ayay ilatahay
@gobiwaasomiyomaal3667
13 күн бұрын
Shiekhow arimaha calamka nooga waran tan Ethiopia iyo somalia manta wax aan fahmi wayay ayad ku sharaxday. Sharci calami ah oo lama taabtan ah aya jira ku saabsan biyaha darera inan la taban karin.
@Daljirka-Dahsoon
11 күн бұрын
Haduu sharcigaas jiro masar mey isticmaasho? Waxaa laga yaabaa xirid guud in sharcigu sheegaayo iyo cunaqabateyn.
@IsbitooreIndhoBulac
12 күн бұрын
Xasuusnow dulmidiid dow Ethiopia in eey tigray iska dhicin weysay, Somalia Kuma aado hubkeeda waa kii Soviet Union ka
@kaaraa-mardha1977
13 күн бұрын
War Soomaali ma fikirayso, hadii biyaha webiyada Soomaaliya biyaha laga xiro
@maryami2299
13 күн бұрын
Dhibkaan kale Waa red see bay rabtaa itoobiya in ay ciidamo dhigato oo maa musho
Пікірлер: 300