walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰🥰🥰🥰🥰
@hudaMahamud.
3 жыл бұрын
Minfadlik ii kala kiciya halkan 😊🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@abdiali3423
3 жыл бұрын
Masha’Allah
@yaz6439
3 жыл бұрын
@@abdiali3423 like
@yaz6439
3 жыл бұрын
Mashallah keep up the good work
@brutalsimplicity9303
3 жыл бұрын
Masha’Allah
@yaz6439
3 жыл бұрын
@@brutalsimplicity9303 follow us on our youtube channel @hudaniqabi and join our family
@hudaMahamud.
3 жыл бұрын
Minfadlik ii kala kiciya halkan
@mohamedmohamedmustaf3735
3 жыл бұрын
1994 madhalanin, yaa ila maqley
@kadarkhalifabdi9664
3 жыл бұрын
Haa 2000 kii Waan xusuustaa 😅🤣😂🤣
@mohamedmohamedmustaf3735
3 жыл бұрын
Waa sheeko kle 🤣🤣
@kadarkhalifabdi9664
3 жыл бұрын
@@mohamedmohamedmustaf3735 😎😅
@nehalsayid20
3 жыл бұрын
Haa wali wuyar yahay wilka
@deeqomohamed4493
3 жыл бұрын
Waxan rabaa inaan ka qeyb qaato barnamishkaan side ku helikaraa igu caawoya🙏🥰
@mohamudabdiibrahim9228
3 жыл бұрын
Benadir horta gobol waaa loo aqonsaday sooma ahan kulahaaa🤣🤣🤣
@abdihayehashi769
3 жыл бұрын
Kkkk sidaa suu injineer ku sheeganayaa
@MinatoNamikaze-bn9so
3 жыл бұрын
Hhhjjj wa dad eber ah
@MustafaAli-nk2py
3 жыл бұрын
Waxaas oo dhan waxeey ka soo baxeen jaamacada samad yaah🤣🤣🤣🤣
@abdikhafarbarre9539
3 жыл бұрын
Waqtiga ilaliya qofka toban daqiqo hal sual Kaga jawabayo qalad waye
@zuzuqalbisafiyafamily3831
3 жыл бұрын
Mnsha Allah isoboqda wlalaha qalbiga
@Hanuudi
3 жыл бұрын
Hablaha jaanis hala siiyo hal wiil iyo hal gabadh cadallad ku dara
@AhmedAli-bf7bi
3 жыл бұрын
Waqtigi illaali ku dheh maxeey tahay waanba ku kordaalnay
@Theblues1992
3 жыл бұрын
Midko ugu horeyo Waqtiga ayuu ka dhameeyay Barnaamijka.😳
@duvacandy5673
3 жыл бұрын
Shoowiste waa waye 😄
@amaldahir1391
3 жыл бұрын
Ninka war badaaanaa caajis nayeeee wax waa fudeed jwbta ku naqso
@gamaadiidmedia9553
3 жыл бұрын
Sanadka danbe hadii barnaamijka waydiimo laqabandoono waxaan kutalinlahaa in lakordhiyo waxtiga qof wacashada oo laga dhigo ugu yaraan hal daqiiqo 30 seconds aad bay ukoobantahay dadbadan oo aan wax jawaab ah helin ayay kadhaamatay. Mahdsanidin
@Abdiyare.caaqilka
3 жыл бұрын
Wacashada waxa loo yareyay ayaa ah in qofka uu gogle qeebtisa wikpadia uu hore ka abarayo ama gogle cadi ugu heli karo marka time usan ku firin karin la siinaa saas waa ula soco sxb
@gamaadiidmedia9553
3 жыл бұрын
@@Abdiyare.caaqilka haah gartay sxb
@AminaLuckyOfficial
3 жыл бұрын
30 second hadii laga hadiyo nahba ma yeelanayso
@ahmedyusuf9610
3 жыл бұрын
World cup 1994 waxa lagu qabtay USA finel waxa yimi BRAZIL iyo ITALY bagio aya rigoore cunya
@Theblues1992
3 жыл бұрын
Faataale 2002 Korea Iyo Jaban Ayaa Lagu Qabtay World Cupka 🤣🤣
@nasirsubpages3201
3 жыл бұрын
Hhhhhh wlhi woxoo rabo ayoo no shegay
@MinatoNamikaze-bn9so
3 жыл бұрын
Dadkaan jaamacadaha maxaa luugu dhigaa waaba dad eber ah
@Theblues1992
3 жыл бұрын
@@MinatoNamikaze-bn9so Barnaamijkii Xaly Ugu Danbeeyay Soo Arag Adiga Yaabaa 🤣🤣🤣😭
@fardowsaahmeddahir1082
3 жыл бұрын
Mashallah barnamijkan wabu kutaxanahay mashallah
@Theblues1992
3 жыл бұрын
dadkan Somalia Joogo Jamacado Kawada Baxeen Masha Allah Waa wax Wanagsan Lkin Hadane Dad Wax Soo Bartay Uma Maleysid 🤣🤣
@ahmedmusa8929
3 жыл бұрын
Waddani ma ila aragtay Kenya ayey noogu yimaaddeen ,iyagoo nagu leh jaamacado ayaan kasoo baxnay Dugsi hoose xitaa waxba waa bari waayeen
Hadal badana wiilka ugu horeeyo bisinka war aanlobaahnen iyo show off iyo faan sualaha le kajawab dhib maleh hadaa aqoonin hal suaal u timeki ku dhameyey
@saharoccabdi3972
3 жыл бұрын
Rer astan markay warihaya iyo qofka tagan yahin nef nefsiga ha dayan wajiga sidi hore ma ahe karona jiro ayado fan ahen cafimadka wa muhin
@dagancadey2185
3 жыл бұрын
Wilashaan walidkod lacagti wey kadhameyeen ee back to dugsiga hoose sidaan jamacad loogama soo baxo inti barnamijkan socday wiil iyo gabar aan ka arkay oo ilaa iyo heerka sadaxad ku dhawaday waxan kula talinaya walidinta ciyalkoda hoose ha ufiriyaan sidaan xaq mahane
@abdirisaqabayla3999
3 жыл бұрын
Amisterdam waa holan Ana nederlad
@AminaLuckyOfficial
3 жыл бұрын
ninkan ugu horeeyo waba iga xanaajiyay,dadka kalsoonida yar dhibkaan ay lee yihiin,wiilka hagaha ah dulqaad maskiin wuu dhibay sheeko aan loo dirsan uuba iska galaa marba kkkkk
@caliismaaciilcali4608
3 жыл бұрын
nionkan faataale ah iyo naag 500 maalin dhexdaas ah qaadatay wuu u qishay waana isa soo ballansadeen wuu is kabaynayaaa
@Tesoanime
3 жыл бұрын
War ninkan wa caajis wlh mala dawan Karo plz waqtiga ilaaliya
@abdirahimdahirmalin6728
3 жыл бұрын
Barnaamijka nahda ka dilayaan barnaamijkaan TVyada turkiga soo daayaan time leeyahay maanta dhan sheeko ku jiraa.
@xafso3612
3 жыл бұрын
Anaaba dhibsady wilkn SAA udhaa dhaafinayey waan daaly
@cabdiimn6510
2 жыл бұрын
Sxb sare stn 📺 kuraas cawinaad ayaan nii soodira ee isoo dira Tellkena Mahad saidina
@zeinbale6678
3 жыл бұрын
Barnaamijkan dadka kaso qeeb gala 70% iney reer SIMAD UNIVERSITY iney yihin yaa ila arkay🙄
@caishadayib
3 жыл бұрын
Reer samida u badan barnamijkan wxa kuso xigto jmcada ummada somliyed
@iamsoomaali6199
3 жыл бұрын
Mashallah waa sax
@maxamedcumar3716
3 жыл бұрын
Gaza ku dheh bro
@abdirahimdahirmalin6728
3 жыл бұрын
Barnaamijka time u sameeya ha ku dul sheekeynina waa lagu caajisaaye.
@mubarikabdalla5963
3 жыл бұрын
The capital of Nigeria abuja which is d
@sagalosman1083
3 жыл бұрын
Lkn hadaan wadankernii kala baran weynay ma aqoon aan leenhy soomaaley
@hassanabdikarimwachu6972
3 жыл бұрын
Asc bahda astan tv hadii aan rabo iin aan kaqeyb qaato maxaa Iliga rabaa balse hage uu somaraa Kenya ayaan joga
@AminaLuckyOfficial
3 жыл бұрын
kkkk kenya hada joogtid tartanka muqdisho se uga qayb gale hadaadan muqdisho aadin,waxan maqlay dadkan ka qayb galay dhan email bay soo diren wana dad la doortay sanadkan saas uu kugu dhaafay ramadaan kasta inay sameyan oo dadka qayb ka doortaan aan maqlay
@hassanabdikarimwachu6972
3 жыл бұрын
@@AminaLuckyOfficial wllh saas miyaa Waad Ku maxasantahay kheyr alle hakusiyo thank you wll
@haruuniise5590
3 жыл бұрын
Lacag jiclaa war shaqeeso cajiska naga dhaaf😆
@duvacandy5673
3 жыл бұрын
Abdirisak barnamijku kucayaray 😔
@ناهيةموسي
3 жыл бұрын
Hurdaa i hayso😎😎😎😂😁😀😂😄😅😅😆😆 saacadu wexee maroosaa 23:7wallahi hhhhhhhhh😁😁😂😄😄😄😄😄
Ciyaaro iyo heeso yaa lee weydiin wax walba halee weydiiyo . Ciyaalka dugsiga hoose Waxa lagu baro lees weydiinoyaa iyagane jamacada ka soo baxnay ku juraan wax barashada Somalia magac ku yaal mee noqdeen
Way dicikartaa waayo dhikaas anuuu ihaystaa waxaan dhasha 1993 mana la iga yeelo 35kamayarid baala idhahaan
@jayburaale2188
3 жыл бұрын
Lisbon based ah
@mubarikabdalla5963
3 жыл бұрын
the world championship saccar 1994 was hold in USA which is b
@jayburaale2188
3 жыл бұрын
Waa bay
@elhaamahmed9637
3 жыл бұрын
Wlll inaan kaqeyb qaaro Aayaa ndoonaya
@jayburaale2188
3 жыл бұрын
Waa qalday
@yahyeyahye566
3 жыл бұрын
War kan war badanaaa
@dinisource8675
3 жыл бұрын
Ka qeybgalaha koowaad waxan rajeynaya in aad wax ka baratid kommentiska o aadan ka bixin xeyndaabka barnaamijka wax loogu dorsana aadan ka shekeyn Mar kale hadad qeyb gasho barnaamij
@nihaalmoha1902
3 жыл бұрын
ma aragtay barnaamijka intuu socday qofka kaliya ee ku caajisay inuu ka baxo an u rajeyyay waaye😊 waqtiguu dhameeyay fikir iyo sheko
@abdirshiid
3 жыл бұрын
Miyuusan ku dhalan imaam Shaafici Ciraaq
@riyaancwaaxid4032
3 жыл бұрын
War iskul aadhigtaa maka qeyb gali karaa
@aqoontaislaamkabaro
3 жыл бұрын
غزة
@saharoccabdi3972
3 жыл бұрын
Kan uhoreyo wanku cajisay
@abshirawys
3 жыл бұрын
xariifkaani erayga " dabcan" ayoowba ka fuqi la'yahay.
@Ruuja38
3 жыл бұрын
26 ma dhmaato miyaa
@gaagaale2020
3 жыл бұрын
Lisbon waaye
@ahmednasirnuur5352
3 жыл бұрын
Row
@ahmedmusa8929
3 жыл бұрын
Phd,master ,haddana waxba ma aqaan Waa in iyaga iyo macallinkoodiiba lasoo xir xiraa
@kingcabdalla2711
3 жыл бұрын
Macalinka maadadiisa ayuu ku baraa waxa aduunka yaal dhan muu ku baraa mida kle wuu iloobaa qofka computer maahan
Qasab maahan in wax wlbo qofka yaqaano ama basic ha noqdaan ama wax kle asoo soo bartay ayuu iloobi karaa qofka ama laga yaabee inuusan soo qaadan waxa la weydiinaayo bani aadam ka dhan ayaa sidaas ah
@osmanbanjar7389
3 жыл бұрын
Kabaro janaalkeega Luqada Englishka oo Free ah
@xafso3612
3 жыл бұрын
Carabi rabaa
@osmanbanjar7389
3 жыл бұрын
@@xafso3612 maasha Allah Sarah carabiga waa luqad muhiim ah balse hadda jadwalka nooguma jiro. Balse waxaan rajeynaa inaad kahelidoontid janaalada kale ee KZitem ka. 👍 Thanks for ur comment
Пікірлер: 196