Walalaheyga qiimo badan, Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤️🕋📿🙏🙏🙏🙏🙏
Wiil iyo Gabrba wan ku farxasanhay waxa nagu so biiray waa caruur cidgale Manshalaah
@ayaan850
Жыл бұрын
Xaaskaga ilaasho oo ku faan wll qamaroow illahayna haysku kiin dayo insha allah cadowgina unoolada rayan waa gabadh caqli badan oo karti leh wanku salamay wll from borama somaliland
@maishacash5668
Жыл бұрын
❤❤❤❤
@sarasaid4912
Жыл бұрын
Maansha Allah walal hadalkada qeymaha badan baa isoo jiitay thanks
@ayaan850
Жыл бұрын
@@sarasaid4912 mhdsanid qali laba qofoo rer isku leh wan isla jecelahay noloshana inay meel fog kagadhan ayan jecelahay
@canbarocanbaro9990
Жыл бұрын
Hadal qimo badan talo ❤
@aziasaleban1078
Жыл бұрын
Rayaaney wlal ani inaa mataano ku curataa jeclhy igu so duceee khalpiyyyy guur xalala iyo awlaad xalala❤🎉
@abdikadirabdirizak2118
Жыл бұрын
Rayaan she is a strong girl MashaAllah ❤❤❤❤❤❤
@dhulkaygahooyo3023
Жыл бұрын
Subhannallah adigoo uur leh sidee buruko iyo qaawanasho ugu faaneysaa, waa taadoo gashee ileen qof xaamilo baad tahee ilaahay ka baq baan ku dhihi lahaa waa aakhir zamaane, and no xumaan iyo nacayb igama ahan qofyahay 😊gabdhaha ajir badan by the way! take care !
@aishamahmud207
Жыл бұрын
Ado uur leh iyo ado uur laan labadabo inaa ilaah ka cabsato mar walpo waa muuhiim
Wallahi waa runtada rali galinta RABI iyo racida waxu na faray Aya wax kasta ka muhim san RABI wadada tosan hanagu tosiyo
@meymunaali7850
Жыл бұрын
One thing I like you is that you are very happy, no uqdud. N you r very kind
@NasraJohor-zd1wk
Жыл бұрын
maasha allh will rayaneey imisad kukireysatey ana wiilban sidaye xajiga iikiree an idhhdee
@abdirisak_buskulaawi
Жыл бұрын
Mnsha allah dumaashi rayaan wiilbaan kugu duceeeyey allena waxaan ka barayaya inuu cafimaad kugu gaadhsiiyo kuguna kala keeno insha allah bi idam alle❤🎉🤲🤲🤲 insha allah alle farxadaad ku jirto ama rajeynayso alle ku siyaadiyo iyo dhamaanba umada muslimka ah
Asc rayaan waxaad u eg tahay inaad gabar qurux badan sidaadoo kale dhalayso insha allaah allaha caafimaad kaaga keeno hana ka dhigo kii dadkiisa diintaa iyo telkiisaa anfaca gabar iyo wiilkii alle ka dhigo caafimaad iyo cimri dheer oo cibaado leh baan alle kaaga rajaynayaa
@almazbintugundhur361
Жыл бұрын
Gabadh iyo wiil 🎉❤ insha allah intas kula jclhy rabbi wxii kuu qorana waa gioni❤❤
Ilahi gabar bariya haka dhigo ani gabdh ba jeclahey
@safamaxamud
Жыл бұрын
Gabdh ayan kula rabaa aniga allah wixi uqoray se wa mesheda hno rabbi haku xafido❤🎉
@Daaw8124
Жыл бұрын
Mncha Allah 🎉❤
@Laylaabdullahi12312
Жыл бұрын
Rayaan qamar maasha Allah ❤❤❤❤
@cawocalicawodheman4938
Жыл бұрын
Walaal wixii illaahay ku siiyo alxdulillaah ilmaha hadal haynta badan kadaa Bini aadamku wey cawri badan yihiin waxba laysuma ogala
@nasraomer2819
Жыл бұрын
Mashalh ilmo cafimaad qaba rabbi haku siiyo 🎉❤
@hodanbazhir5293
Жыл бұрын
Masha Allah myquen❤
@hamdahusein-qv8yt
Жыл бұрын
Ala maxan qamarow ramadankii ku duceyay allhamdulillaah rabi waa kuu aqbalay ilmo bariya alle hakaga dhigo hambalyo wll afiga iyo dumashi bilan
@sidrasirad9475
Жыл бұрын
Allah khayr ha ka dhigo aniga waxan isleyahay wa wiil kuu noqdoba ilahay ha idin daayo hana idin barakeeyo waan sugaya bal ilamaha hore iyo ka danbe waa wada faraxad ilahay ku siiyay qofka sidas leh ha u joojin carurutana ducada caruurta lagu aakhriya ishooda
@Aliinaliiban1780
Жыл бұрын
Abdirisaq waxan ilahay kuu baryaya inuu gabdho badan ku siiyo insha allah ♥
@gamer5Real
Жыл бұрын
Ciyaalka caafimaad qabo Allah kaaga dhigo Allahuma aamiin ❤❤❤
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp
Жыл бұрын
Mcha allah mcha allh wllshy rayaan wlhi inbadan waala dulmiyay oo page yo aya laga furtay waa geesiyad wayday cid fahanta oo dhaqata runtii wllshay karti badaneey ilahay ha kuu daya babygaga isago nabad qabana alleh ha iskukeen keno kuwagi horana allah hakuu xafido oo hakula koriyo habraha waalwalan ee kugu waashayba aallh ishooda haka duwo ee quran isi saara wll adiga iyo babbygaguba isna astur oo ducayso ilahayba kugu asturaya adna waxwapa oo uu ku siiyaye
@ayanabdi5894
Жыл бұрын
Maash Allah quneen ❤🎉
@bern807
Жыл бұрын
Keep going 🎉👑⭐️🖤
@hamdiabdi2871
Жыл бұрын
Masha Allah congratulations ❤❤
@KhadarIsmaciil-ed8fr
Жыл бұрын
Masha allah ilahayow wiilka dhig🤲🥰
@nasrayasin4472
Жыл бұрын
Yaa waar habluhu ma Habaarba . Habluhu waa qurux🎉🎉
@sidrasirad9475
Жыл бұрын
haa hooyada uurka leh haday stres hesho ilamaha uma fiican iyada uma fiican fariid badtay hore u soco ilahay isha xasidna ha idinka ilaliyo
Rayaan abaayo allaha kuu adkeeyo ubadka aad caloosha ku wado❤waqtigooda marka la gaarane alle nabad haku keeno aduunkav
@iqraabdullahi2904
Жыл бұрын
Jawaabta afkaaga ayaa kala baxnay ee dhar buluug ah sooxiro kolee ragga soomalida canuga hore wiil eey iska jclyihiin see wax kheyr qabo ia allh kuu fududeeyo mcn badaneey❤🎉
@hibohouffaneh8485
Жыл бұрын
Salaam caleykum walaal Rayan, wil ayaan kuu rajeynaya inchallah
@adamabdiqani-zg5lv
Жыл бұрын
Wiil inshallah ❤❤❤ askari ah somaliland 🦾🦾🦾
@user-ch5mo5xn8o
Жыл бұрын
Gabadhani Cuqdad ma qabto waa naag walle qofku hadu uqdad qabo meelna ma gaadho😂❤
@ÇaashoIidow
Жыл бұрын
Guuul
@user-tm6ob7nw5b
Жыл бұрын
Masham Allah
@mukhtaar2391
Жыл бұрын
Mnsha Allah ❤🎉Alle haysku kiin daayo adi iyo Qamarba❤iyo Ubadkiinaba
Adiga ayaabay kolba kaasoo dhacaysaa inaad wiil siddo waana sida laguu sheegay ilaahay uunbana xaqiiqada oge alle wax khayr qaba oo caafimaad qaba ha idin siiyo.
@lulali6059
Жыл бұрын
Aamiin cadeey adna Allaha kuu fududeeyo Aamiin 🤲🏻🤲🏻🤲🏻.
@monam7931
Жыл бұрын
Riyaney plz wll qarso hadyada qurux da badan alle ku siyay yanay IL xuntu ka cayumine
@fatmahassan7241
Жыл бұрын
Mansha alah ❤❤❤
@sjexchange-je1hp
Жыл бұрын
Alle ha Ku barakeyo gabara Kula jeclahay🎉❤❤❤
@amalali6668
Жыл бұрын
Oo youteb kan ma qamarbaa leh mise rayaan hambalyo rayaan duma❤❤❤❤❤🎉
@sarasaid4912
Жыл бұрын
Maansha allaah hore u soco sis
@Sidraaliofficial-g2d
Жыл бұрын
MashaAlllah 😊
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج
Жыл бұрын
Ha sheegin hadaa ogaato illaa aad ka dhasho. ❤ allah kula garab galo
@shackzsharif1629
Жыл бұрын
Asc abyo Allah kacabsa inshaAllah. Adunkaan waa lagataag.lacagta iska sadaqeysa cathabkey gashaan kaga noqon.astuurka kudathaal wayo jirka dumarka waa cowra abyo dathaal Allah hanahanunio damanteen. Famaan tashabaha fahwa minhuum.abyo galatha hadaan kudayana ayaga nalalaso bixin qiyamah. Marka diinteena maogolo in aan baby shower sameyno wayo waa israaf.aqiqa uun baa nolobaneyay ama waqlaal.Allah hanacafiya ameeen.qofki arka qoraal keeyga haiga garsiya rayaan.Allah aan kacabsana in badhaan
@user-qg9vx9vq6p
Жыл бұрын
Abayo masha allah ❤❤❤
@sabiriinbashiir3897
Жыл бұрын
Wiil mashallah ❤🎉
@AbdikadirDakane-ni4nl
Жыл бұрын
Abaayo mcn m.a gabar wanagsan waa tahay oo dadka jecel raali galiso marka Mx diide ilaahii quruxdaan iyo malkaan iyo cafimaadkan kusiiye inaad raali galiso oo aad isasturto waa iga waano lee waxan rajeynaa inaad isbadali donto i.a
@nimcaanchanel1156
Жыл бұрын
❤Masha Allah ❤❤❤❤❤
@ifrahapdillahiciise8550
Жыл бұрын
Mnsha allh gabadh karti bdn thy wll 🎉❤alle hku siyadiyo cadawgana alle ha jabsho frxd ku nolow baby alle cfimad ha isku kiin tuso idinkoo 4 indhooda
@meymunaali7850
Жыл бұрын
Asc. We are happy for you sister. May Allah grant you ease . But one advise,kindly cover your hair. Why show your beauty to the world? Is only meant for your husband. Pleasing human being will not take you anywhere. Just please your creator. Fear Allah please....
@khadijamohamed1395
Жыл бұрын
Asc abaayo ilaahay hakuu barakeeyo all off your kids.
@caayuushaxmad9228
Жыл бұрын
MASHA ALLAH allah aku barakeyo
@ednamohamedtaani
Жыл бұрын
Inta aan channelkan ka fileyn😂😂😂😂
@wixiilaraboanolashega
Жыл бұрын
magac laga badalay rayan baa lahan jirtay
@jamilaahmed6680
Жыл бұрын
Maasha allaha tabaarak laah.ilaahay ha ku xafido.allaahu ma aamin ❤
@ayanayaninasaida9222
Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mawadodaaud8909
Жыл бұрын
Rayaan quruxeey noolasha kuma ciisho farxad waarto aan kuu rajeynaa
@NashadTigerofficial
Жыл бұрын
Masha alh adoo cfimad qaba ale hakunkala koriyo🎉❤
@fahma-hx5gv
Жыл бұрын
Gabar kula jeclaan lahaa Rayaaney❤️❤️
@cabdirisaak-w4p
8 ай бұрын
masha allah❤❤❤❤❤
@gacalinho4780
Жыл бұрын
M.a ubad qeyr qaba allhu ha idn siiyo🤲💯
@alikerow8264
Жыл бұрын
Mashaaaalah ❤️
@somalifanproducts9965
Жыл бұрын
Allh haidiin siiyo wllo qaali
@saamiaden5375
Жыл бұрын
keep going my lovely sister you are good woman ❤❤
@fartunibrahim4133
Жыл бұрын
wiil kula rabaa insha allah maadab la dhahay dadka xun qamar ma dhalo in wiil caafimad qabo bab ka siiso farxad raga badn wiil jaceylyihiin💋💋💋💗💗💗💗😅😅
@dagancali754
Жыл бұрын
Mashalah mashalah
@khadijahassan9010
Жыл бұрын
Mashaa allaah abaayo macaan ilaahay hakuu barakeeyo hana ku fududeeyo culeys uurka iyo fooshaba
@ubaxjama5976
Жыл бұрын
Aamiin alaha ku siiyo awlaad baariya
@user-hg5cp3zz9h
Жыл бұрын
Gabar❤❤❤
@cawocalicawodheman4938
Жыл бұрын
Illaahay nabad hakugu Kala keena 💚🤍❤️
@fadumoayan4947
Жыл бұрын
Aamiin yaa alllh
@qadanxasan810
Жыл бұрын
Wiiil
@madinaali9925
Жыл бұрын
Maasha allah rayaan bajaj landhere nimo hore usoco eedo mcn 🙏👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯💯
Пікірлер: 464