wwwww waxaan hubaa gaba saarka gabdhaas u saran inuu asad u saaray😊❤
@Kiki_afcad-m7c
8 ай бұрын
Azad usaaray kulaha 😂 asad kii maantoo dhan taataawanayay moho Amira ama koko hade ahan lahayen matawan lehen why uu gabadhan utaabtay
@abdiqaadir7729
8 ай бұрын
dhnka saxan ka eek zppto ah gabdha wxy tiri uma jeedi indhaha iga xirn asadna qof dumara uma dhawa tan kale gabsrta iska xijiyy jirkeda meshuna gyy game ddka ka bilawanaya 😊ok@@Kiki_afcad-m7c
@nastehohassandiini
8 ай бұрын
Sx waye wad fahantay naagta said u qawaned 😂😂
@nastehohassandiini
8 ай бұрын
@@Kiki_afcad-m7c😂😂😂
@HanadEmran2024
8 ай бұрын
@@Kiki_afcad-m7c wtf Adi Maxaaa u sheeg sheegeysaa come on asad waa qof qalpi fiican guys😅😅
@mahadcawaale10
8 ай бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ❤
ala faaraxyasha somalida xagee laga abuura gabdha sidaas dareenka ugu haysa o 4nin kasoo dhexsaadhay meeshuu hug siinlahaa waa taaganyaha😢 ayadaa hug siisay kadib buu soo baraarugay ilaahaw adaa kuwaas calaf iigu darin😢
@mohamedhassan-yc2cw
8 ай бұрын
WA biniadam muhiim ma ahan gurigoda isku siiyaan diin ma taqanid lkn maseer aya Ku haayo WA Laga dareemaa Faarax naag Kaa fcn Ayu qabaa daneyso murun iyo buuq Uma baahno faarax
@Naxariis_lugaleh
7 ай бұрын
@@mohamedhassan-yc2cw hodhodho ma naagtan qaaban ba Gabar soomali kafcn farax habacuno gabadhiise walala cunaa necbiya inamada an hablahooda mel saari karin aqass
@Bilkheyrcrahman2352
8 ай бұрын
Wllka qabo gabadhaan waxan leyahay gabadha asturo koley ilama ahan inuu qabo gabar an muslim ahen ee kudadaala diinta illhyna haidin sharfo m.a❤❤❤❤
@akhajjiabdy1767
8 ай бұрын
Inkasto ey wanagsanthy inaad guursatid gabar muslim ah hadaneh raga diintu wey u baneysay iney guursan karaan gabar ahlu kitaab ah oo an Muslim aheyn.
@Fatuush11
8 ай бұрын
@@akhajjiabdy1767but still wuu muslimin kra somhn
@Q_69
8 ай бұрын
@@akhajjiabdy1767haa waxa la idiinku baneeyay ayaa ah inaad muslimisan oo diinta u bandhi gtaan iskadaa inaad muslimisaan ee hadii xitaa aydan asturi karin bal kawarama ha guur sanina qof diin kale heysta ee qof islaam ah raad sada
Allaha kusahlo waliba si dhib la'aana hakugu siiyo muraadkad ledahay inshallah
@maryamabdirashiid1824
8 ай бұрын
Ilahay ha ku salo abyo mcn❤
@hudaahmed4639
8 ай бұрын
@@haldhaa2420 mahadsanid wll
@hudaahmed4639
8 ай бұрын
@@maryamabdirashiid1824 mahadsanid wll
@hiboclaahi9064
8 ай бұрын
Sagal Sano ayuu qaba iyo bila xijab walaal dhaqankaga iyo diintada ha ka tagin plz gabadha astur
@diaz3274
8 ай бұрын
Hdi iyda u ogaleen waa cdi danbi ma ahn
@canabiinadia
8 ай бұрын
@@diaz3274 naag xijaabnen sidee ku qabee
@Beingme541
7 ай бұрын
@@diaz3274wa danbi HDD asturikarin ama muslimin Karin
@amranmukhtaar4731
8 ай бұрын
She's Amazing 🙄
@najmocali6389
8 ай бұрын
Asad codsi waye wll tageraha hadan nahy bo tixgali dalab keena waxa noso celisa game ki aha xukun+points adiga iyo ceyda cumeer fadlan😢❤
@apdallajoy66
8 ай бұрын
Xanuun Badanaa: Luul oo Lix Caruur heysatay, mid kalana caloosha ku siday ayaa maaanta o Jimco ah u geeriyootay Dhaawac kasoo gaaray kadib Marki Ninkeeda u Dab qabadsiiyay Allah ha u naxaristo Luul ninkeeda ayaa maalmo kahor u qol kusoo xiray kadibna ku gubay Gurigeeda,lyadoo haatan u geeriyootay dhaawaca xanuunka badan ee soo gaaray. Innaa Lilaahi wa innaa ileeyhi Raajicuun.😢😭
@idirissroblehbilleh1991
8 ай бұрын
Hn mu walna ninku imusa caruura ka haray
@Hidanhuda
8 ай бұрын
@@idirissroblehbilleh19916 caruura asi madhalin nin kadhintay luul ayaa dhalay agoon ayee ahayen aso asna ilmahiisa iyo hooyada waday oo uur 6 bil ah laheyd kubay ax sorry ilahey haunaxariisto cadalad ilahey ayaa cidna kaga badnen kana fiicnen ilahow unaxariiso hooyodas iyo 😢😢amii n yarabi
@Ubaxiina_
8 ай бұрын
𝗔𝗻𝗮𝗮 𝘂𝗵𝗼𝗿𝗲𝗲𝘆𝗼 𝗼𝗼 𝗯𝗲𝗻𝗮 😂❤
@FaizaKhalif-l8t
8 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@cabdirashidmaxamed8013
8 ай бұрын
Waa laga darema 😂😂😂
@SalmoYusufAhmed
8 ай бұрын
😂😂
@YasmiinKaaba
8 ай бұрын
Wow! Amazing ❤❤
@RawdaAhmed67
8 ай бұрын
War gabadha ninka qaba damiir xuma Acuudubillah asadba intu yabay go batiya saray😂😂 Wllo please gabadha asturo o diinta bar bal Qof aad 9sano lanolayd o san ah
@Hacker14640
8 ай бұрын
Naiga KUSALI BASA WLL❤
@HodanIsmail-e4z
8 ай бұрын
9 sano gabdha kula nool sidee waaye diintee isku qabtiin mxaa u asturi waysey wllo ileen adaa ka masuul ah
@Janno66
8 ай бұрын
Saciid gureey ahaa omggg asad cwa Qof aan isku Xaafad nahay Soo Qabateyy❤❤❤😂
@FarxiyoabdiGuure-zr5us
7 ай бұрын
Sido kle team raderka😅
@Janno66
7 ай бұрын
@@FarxiyoabdiGuure-zr5us waa ila haysaaa
@ayaangacal3720
8 ай бұрын
Ninka somalida ah naagtisa maxa qaabiye😳😳😳😳 ilahayow no dambi daaf
Пікірлер: 1 М.