Wax uu ku socdo u keen, waqti gali si uu u adadkaado,waa iska socon doonaa insha Allah, ciyaalka qaar hilibka ayaa u keena qaarna waa caato jilicsan kuwaas hadow yahay babya u roonow
@user-umuAli
2 ай бұрын
Xabiibti ilmaha waqti ayaa lagaliyaa teda kale masaaj fiican haduu helo iyo vitiminE inta badan 9bilod ilaa iyo sanad iyo labadan wuu socon insha'Allah
@yumna4675
2 ай бұрын
@@user-umuAliMasaje aa fican waa runta
@user-nd1yk3lh2g
2 ай бұрын
❤❤❤❤
@FooziyaAbdirashiid
2 ай бұрын
Xpipti dhakhtr kee inashlh ilmuhu mar kuu sanad gaadho ha duu socon wayo waa ina jeekin la mariyaaaa in
@user-umuAli
2 ай бұрын
Xabiibti cunugba waa si ilmaha illaa iyo sanad iyo shanbilod ayee ku socdaan teda kale hooyo ilmo soo dhashay inee suaashas social media la imado malaa yacni waaye
@user-vu8cx9tv9s
2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-vu8cx9tv9s
2 ай бұрын
Naya walal walahay ninkaku wuu ku jecelyahay ha iska xuumayn walahay
@ismaelaskar2771
2 ай бұрын
Hargeisa ❤❤❤❤
@zainabmoha1835
2 ай бұрын
naaaa afkadaa aaad uweenyehee qosolkaa farahaa badan iskayaree acudu bilaah gabaar taahy ee xishooo
@user-tw1cj7yl9j
2 ай бұрын
Adoo heli kara qof inad wax ugu shegto siwanagsan maxad u caayi
@hindaali1709
2 ай бұрын
Hadalkaba kama sugaysid wiiilka bisinka ,
@HodaMohamed-mc3cp
2 ай бұрын
Busked sheekhal baa moodijiray kkk
@siradm
2 ай бұрын
Aabihiisow u egyahay adigana kama marnid oo hooyaa tahay
@zainabmoha1835
2 ай бұрын
nolosha show off kaa miyaa maxaa dhunta isagajirtiin
Пікірлер: 49