Good Song Good Remember FRIDAY 19.06.2020 12:50 AM
@apo4417
3 жыл бұрын
Inta TikTok kaso racde ani cml ✋🏻👍🏻😂
@jamaalpro4332
3 жыл бұрын
Aniga xitaa😅😅
@hamz233
3 жыл бұрын
2021 farta taaga✌🏽
@mohametabdisaahid5171
3 жыл бұрын
What a song 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@97m45
7 жыл бұрын
Waayo kuu waashoow Iwalwaalay wadnahaygoo Inaan ku weheshada Ayaan doonayaa Waayo waayo badan Ku doondoonayoo Maalintaan ku arkanay hee Waxaan iri waw waw Lyrics by Masuul.com Waw waw waw Way way way Haa haa.. Hadaan yarta dayn lahaa Jacayl baa igu dirqinayoow Markaan yara eegaba Dareenkayba waxa uu moodaya Inaan durdurkii Janada Dhax dabaalanayoo Soomaalaay Sidee baa Ugu dulqaataaa ? Waayo kuu waashoow Iwalwaalay wadnahaygoo Inatana waw waw Waw u oranoow Inaan ku weheshada Ayaan doonayaa Waayo waayo badan Ku doondoonayoo intana waw waaw Waw waw waw Way way way Haa haa.. Hanaanka Daa’in siiyi baa Indhahu ay ku doogsadaan Markaaan labo eegaba Dareenkayga waxoo moodayaa Inaan durdurkii Janada Dhaxdabaalanaayo Soomaalaay Sidee baa Ugu dulqaataaa ?
@gaboose114
Жыл бұрын
yaa dhagaysanaya hada 20/11/2022 maalin axad saacada::12:12 am
@libanahmed8698
4 жыл бұрын
2020 ✓ 🔥
@ilhambasha7766
3 жыл бұрын
2021
@sulaymansiyaad108
3 жыл бұрын
7 jun 2021 yaaa iga danbeeyo like dhac 🤑😛🤖😜
@abdilahi.omer13
3 жыл бұрын
Who’s watching this song 2021..??
@abdifatahmohamett6316
3 жыл бұрын
Hadii aad tiktok kasoo oraday plz like
@faisamire1403
6 жыл бұрын
Can someone translate this song?
@ninaa8218
6 жыл бұрын
Crazy girl Perfectly me long story but she is a wow girl! And he is fascinated and explains how she is touching his heart and elevating him to swim in heavens
@MohamedSomali
5 жыл бұрын
Faisa Weekly lol it takes a long time maybe u should try and learn somali ☹️
Пікірлер: 23