Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@istahilosmanabdi9190
2 жыл бұрын
Ayaanteyda qaybtii hore waqti u waayay ayaan hadda daawanaayay isla markiiba qaybtaana iso gashay thanks mcney ilaahey haku sharfo rmaadan kareem xbbti
@umusuunaa
2 жыл бұрын
Allaw gabdhaheena qalbigooda u xafid horta marka koowaad abaayo ayaan ku fikir ahay tan xigta gabdhow ka joog talfoon baaris in aad nolol farxad leh ku noolaato hadaad rabto waa in aad is indho tirtaa is dhago tirtaa guri kasta kaamil maahan lkn gabardhaha kala xirfad badan ama kala xig mad badan nin soomaali naag ma dhaafo abaayo ugu danbey waxaan ku dhahaa naag aad tiri ilmo aan la aqoon dhashaa miyaa isku bahdilee in aad ku tumataa lagaa rabaa qof saas ah waaba lagu dul socdaa in ey jirto haba dareen siin Nina naag aad la hadashaa markaa tiraahdo ayuuba isku bogaa nolol farxad leh ku noolaw cayayaanka iska rushey oo gurigaaga ha iska dumin haduu ninkaaga wanaagsanyahy
@maryanomer8365
2 жыл бұрын
l
@fadumoibrahim9594
2 жыл бұрын
Bismillah gabadh dabagal bdana ma boolis baa. Na ahwalin e caruurtad korso nin naag ma deynayey.
@user-qp9jt8go4g
2 жыл бұрын
Ayaan allah haku sharfo waxa layla qabsaday wax ka ag dhaw aa igu dhacday allah ka sokow adiga aaa sabab u ah heed in aan soo miirsado oo nolosha caadiga ah aan dib ugu soo laabto guulayso xabiibti❤❤❤😍😍😍😍
@sans123-d8c
2 жыл бұрын
Ani waxaan dhihilahaa ineey ayada isku mashquusho si uu u maseeyro ninka Labiso isqurxi waxbaro hore usoco Waqti hasiin kadib asaa kusooraadsanaayo ilmahaadane korso Danahaada kumashquul
@abdirizakosman557
2 жыл бұрын
I.a merka cafimada le no so gudbi walal Alle cafi mad taam eh ha ku siyo walal
@aishanur6027
2 жыл бұрын
Aniga ugu horeyo oo Like 👍 saarey
@fadumoabdi2012
2 жыл бұрын
Ayaan abyo mcn mahadsantahay
@naimaabdi4912
2 жыл бұрын
Wcs xbbty ayaan qurux alle haku xifdiyo
@amiirahashi5016
2 жыл бұрын
Ayan kkk walahi sidan uu qoslo waye markad dhahado nayaaa. Wagaa hore wad didigiraye inaa ladhahe balse adi markad nagu dhadho wan iska qosla wan Mahad sand thaye qiso badan kafadino no sogesa Masha allah ilaahaye haku siyadiyo sis 🥰🥰🥰🥰🙏🏿❤️❤️❤️
Ha isku wareerin abaayo naagba lamasheekaysto kasooqad
@fadumogardan1556
Жыл бұрын
Asc xbbti mcn sidii waajib kii baan leykta kuboobaa ee Adnah intaa layk saar leedahay xbbti sharafey mahasaan
@nasteexomohamed415
2 жыл бұрын
Mcnei ilahey ha kucafiyo
@roodacabdilahi5428
2 жыл бұрын
Iyaduu Rabaa inuu ku karbaasho ee iyadu ha iska dhaafto
@anisamacaneeyabdi5679
2 жыл бұрын
Wcs xbbty masha Allah xaqiiqda ayaa taabsiisay waana waxan dhihi laha xbbty nin bini aadan wax lagu mashquula mahan mida kale naag asagaga gurigaga looma dumiyo waa inoo caqli xumo ayada lee baxaysa mahanee salan sare ayaan goobdon xbbty Allah ku xafido mcnto 🥰🥰🥰🥰👌👌👌🙏🙏🙏💯
@munadiiriye9340
2 жыл бұрын
Alh hukucafiyo mcanto
@macaneyzahur6658
2 жыл бұрын
Asc somali maxamed, gabadhas walaashey, wey qaldan tahay, ee haka daney sa to,
@malabsaninasalad1072
2 жыл бұрын
aniita ramadan mubaarik❤❤farxad iigu nolow la aantaa abar weeye
@hidayoabdulle8925
2 жыл бұрын
Alaha kucafiyo abaayo
@saynabaxmedmshallah7668
2 жыл бұрын
Wll laylo waxan iska dhaf adiga isdeji hanka badan ninja
Abayo hafirin talefinkisa midakale muxadiroyinka badso ala natalasaro
@amrancadeey7746
2 жыл бұрын
Walshey ayaan love ❤ YOU mcnto ale haku barkeyo
@maymunaadan7378
2 жыл бұрын
Cawo anig uhorye
@manalmoha9526
2 жыл бұрын
Ayaaney m.a abayo sidacad kujeclahy hore usoco naya
@raxmazhide464
2 жыл бұрын
❤
@miskinah2036
2 жыл бұрын
Allaha ku caafiyo my Habo X Xalaaleed❤️
@abdirizakosman557
2 жыл бұрын
Naagtas hore ugu soco Nin kadneh asi aba wax gared ahen bo Tedkle.amow ilmaha nagtas dhashe asi uu ka dhale le taas ka cabsa ani Wey di Dharineh Merkas arek woxo ku dhaha Hado san Dhalin wlahi uzaber hana daba galin Asa is garanehe Oki adneh der alle ku dag Ilmahdneh bari allaha kaka dhiko walal
@zidraali9150
2 жыл бұрын
masha allah Alle hakucafiyo qali
@badrimuuse2780
2 жыл бұрын
Abayo ani waxan dhehi laha qofka qima un laheyna lam siyo ha iska deyso naftada ku mashula iyo carurtada nag ana nin dabo urdeyso aydaba baha dilin
@saynabhassan6951
2 жыл бұрын
Asc abyo ayaan alle ha cafiyo sanborku waa dhib badanyhy alle ha kaa caafiyo qali
@shukrihuseen1665
2 жыл бұрын
Abayo leylo waxa kulatali lahaa ninkaas iyo naagtaas dabeeyl kagudubtay kasooqaad talefan in uuleeyyahayna iyo inuusan laheen haba baran meshu kala soxariiro arag
@deqamohamoud8916
2 жыл бұрын
Ka ducayso in anu qalbigagu racin subxanallah Subxanallah
Horay u soco habo macaan waxaan ahay taageeradaada Ameerika🥰💗
@shukrixaaghi2134
2 жыл бұрын
Alxamdulilaah kucaafiyo Abaayo
@fadumoibrahim9594
2 жыл бұрын
Mashallah allaha idiin xifdiyo.
@saynabaxmedmshallah7668
2 жыл бұрын
MshAllah ukhti ayaaney hore usoco
@kamalkhaldoun5949
2 жыл бұрын
ALLE HAKU CAAFIYO AMIIN YAA RABI
@foosaadan3589
2 жыл бұрын
Layla waxaan leeyahay adaa qaldan maxaa nika saasdhan uga daba waalanee wayba kuu sheektay inaysa rabine dhibka kadaa aboyo
@queenjiija5572
2 жыл бұрын
Naagtas muxu ku arkay yaab
@fadumoibrahim9594
2 жыл бұрын
Ninkaga so dhaweyso abaayo ha iska fugeynin.waa nin ku jecel e..
@istarabdulkadir967
2 жыл бұрын
Allaha ku caafiyo ayaaney
@rahmarg7631
2 жыл бұрын
Leyla abaayo dhibka adiga weeye ee asaga maaha mxaa yeelay waadba ogthy hadafka naagta iney rerkaaga rabto ee aysan rabin nin 🥰 horta intaa nafkale kumashqulkeed ku jirta kasoo laaban maayo quruxey dhibka adaa gacanta ku raadsaneysid😪😭 is adkee xppti is dhib
@nimco1719
2 жыл бұрын
Abaayo taas dhib maleh hooyo +ramadaan wan daremi karna hadaan gabdho nhy🥰🤝
@amrancadeey7746
2 жыл бұрын
Walshey leelo horta aniga waxan talo ku sina in nin talefonkisa iska ilaliso wayo hadad mar walbo ka dawa waregto wad ku walani waxas wa liska daga tira mark iska da adiga naftada iyo carurtada lee shaqul kugu filan walashey qali qalbiga ale haku dajiyo
@hanihanka9528
2 жыл бұрын
Allaha ku cafiyo abyo
@army-on8wp
2 жыл бұрын
Waa dhib wen walahi
@hodanmahamud4919
2 жыл бұрын
Allah haku caafiyo xabiibti 🌺
@hamdiali1156
2 жыл бұрын
Nayaa goaan yelo naftada ixtiram ❤
@queenfarxiyo143
2 жыл бұрын
Waa sheeko wareera runtii
@filsandaynush8834
2 жыл бұрын
Mahadsnd abaayo🥰🥰🥰 ilahey dartiis ku jclhy😊😘💯
@kadiijomohamedabdullahi9651
2 жыл бұрын
Naag iyo nin iyo talefan maxaa kala hayso waryaa gabdho dhaafa telka nmanka
@fardowsaabdi334
2 жыл бұрын
Abaayo labadaan qof xiriir xaaraanaa ka dhexeeyo ee yaanu cudur kugu ridin maadaama naagtaasi ay suuq madow ilmo kudhashay.
Пікірлер: 182