Madaxweyne,Nabadoon,Oday,Aftahan,Mideeye iyo Isku Keenaha Galmudug Mundane Axmed Ducaale Geele Xaaf Galmudug Way ku Maamuusi doontaa kumana halmaami doonto (Taalo Sharafeed Haloo Dhiso Mideeye Madaxweyne Xaaf)
@naajiabdi993
4 жыл бұрын
Oday xaaf waan booday danbe yan laga maqlin haduu tanaasulay taariqda qori doonta
@najibfaraxxogolof9282
4 жыл бұрын
Xaaf oday xarif weye wlhi oday taladisa halaqato
@ahmedaarka8221
4 жыл бұрын
War ninku kaftan badanaa hhhhhhhhh Kulahaa rag badanoo mesha jooga o an dareen ka qabaa wa jiraan ha baqan lagu xiri maaye mar hadad tanazushay hhhhhhhh.
Ahmed Ducale Geele (xaaf) wuxuu bilaabay wado fiican waa inta kaliya ee laga la'yahay masuulka soomaliyed markii xilka laisku qabto horay u socod wangsan galmudug
@ibraahimxasancaadle4318
4 жыл бұрын
Waalatuurayyaanlaulorankkkkkkkk🇸🇴🇸🇴🍎
@hibohassanidiris9101
4 жыл бұрын
Ilaahow ragayaga soomaaliyeed quruxda dalkooda iyo dhaqaalaynta dadkooda tus bogoodana burcad isu mari War duceeya in ilaah noloshaan u mudada u qabtay isu raali ahaansho iyo khaatumo inoogu dhameeyo.
Пікірлер: 30