MAN SHA ALLAAH HOROMARKA GAROOBE GUUUUL🖐🖐🖐🖐💚❤💙💗💖💟💛💜👍👍👍👍👍👍👍👍
@saybahmed1504
4 жыл бұрын
Waa wacnaan laheyd in somali maalgashato gobaladeeda shaqana loo abuuro bulshada si loo kala nasto meelwalbana barwaaqo u noqoto dhulkeeyna quruxda badan geeswalbaba ee Ilaheey nagu maneystay
@yehudawatson8674
3 жыл бұрын
I realize I am kinda randomly asking but does anybody know of a good website to watch newly released tv shows online ?
@marcosarchie3008
3 жыл бұрын
@Yehuda Watson I watch on FlixZone. You can find it by googling =)
@aaminohassan4273
4 жыл бұрын
Mashallah horumar wacaan Somali oo dhan
@CawoiyoAyaan
4 жыл бұрын
xaafadu qurux badana manshallah
@saimurmohamed2466
3 жыл бұрын
Masha allah
@hamsamohamud1525
4 жыл бұрын
Mansha Allah ❤️❤️❤️❤️
@guulaysoguul9131
3 жыл бұрын
Guryihii New garowe xagay ku danbeeyeen war danbe lagama hayee Riyadii new garowe ma faynuuskaa ka damay.
@saxardidgujre661
3 жыл бұрын
Mashruuc noocakana waqti yar maqaato. Gadida Fikrada o Somalia Ku cusub Muqdisho iyo Bosaso mooyee... Baaba waqti u baahan iskadaa waxkalee
@kheirqabto3446
2 жыл бұрын
No waxay socotaa shaqada
@AhmedHassan-jz6zn
2 жыл бұрын
@@kheirqabto3446 ilaa goorma ? Kkkk
@saimurmohamed2466
3 жыл бұрын
Waaaaaw
@rowdarowda9543
Жыл бұрын
Xafadn tolow had amay dhismaty
@fardowsahasaan6758
3 жыл бұрын
Tell me more?
@fathifarah597
2 жыл бұрын
Qiimaha waa imisa
@ahmedyare9552
2 жыл бұрын
Waa goorma wll ana hada jooga magalada
@aaminohassan4273
4 жыл бұрын
Asc shuhraan waxan ahay Reer qahira beecu waa imiisa
Xamar maaha meesha waa guroowe meel la dhahaayo kor aa ku taallaa meel dhow maahin.
@maryan4436
4 жыл бұрын
@@sportsfan4178 you are sick
@malikij4514
3 жыл бұрын
Waa middaan tabay sxb laakiin wuu Ku jiraa sidaan filaayo.
@meml7569
4 жыл бұрын
Guryha ma qurxoona naqshada dib haloogu laabto
@engrcasanyo120
3 жыл бұрын
Wllo waxaa lagayabaa cimalada garowe in lagu base gareeyay
@nadiakarsha9362
3 жыл бұрын
how to buy property in new garoweI do have a British passport l am very interested please reply thank you.
@kheirqabto3446
2 жыл бұрын
Is bought my land field last week if u have family in puntland they can help u with that and the land is not that expensive now
@abshirtayib5103
3 жыл бұрын
Waxa idiin muuqda waa naqshadi oo diyaarsan iyo sida ay u egatahay ee ma aha guryihi oo dhisan ama la diyaariyay ma aha ee waa sida la rabo in loo dhiso mustaqbalka waxaan ku arakayaa comentiyada dad u heysta guryihii oo si run ah u diyaarsan guryahayaha hada idiin muuqda waa qaabki iyo naqshadi oo combiyutar lagu diyaariyay si casri ah wexeyna u egyihiin sida guryo la dhisay oo diyaar ah sidaas u fahma
@israesse7347
4 жыл бұрын
Inter kalaxiiri karnaaa
@beproud5447
3 жыл бұрын
waa idin baryeena, qoloyinka guryaha dhiso. please don't make the houses colorful. stay with neutral colors such as white, grey, cream but NO dark colors, orange, red, or too much geometry on the floors. mutunelaha naqshada badan naga daaya ilahey ka baqee😣😣🤮 make open floor concept, and also make formal living and dining room, by the entryway. the family room should be in the back of the house and have an open floor concept (living room/dining room and kitchen all open in 1 BIG room) please look up the designs of the American homes, and mimic them for Allah's sake. we in the diaspora don't like houses that have the design of zebra, tiger, or giraffe😂😂😜 thank you!!!🙏🏾🙏🏾
@Culimadeena
3 жыл бұрын
yes u r right. we need open floor plan concept inaynu isticmaalno. but kitchen ka uun guluc yar halagaliyo. couse dumarkeena kuma ag karin karaan dad fadhiya fadhiga dhexdiisa some how privecy looyara bahan yahay '
@beproud5447
3 жыл бұрын
@@Culimadeena that is what I said. the front door, there should be a formal living and dining room, where the guest sits and eat, BUT the family room should be open concept, the Hooyo can interact with her family while she is cooking. I also think they should stop doing small windows, oh I hate dark rooms- the windows should be BIG, where a lot of light can come in. Somali architects need really to learn from the US, how to build family homes, wlhi. btw are you an architect brother?
@Culimadeena
3 жыл бұрын
Haa wll. Its true wlahi. Natural light iyo ventilation waa important almost guryahena sida lodhiso waa dark. Naqaska kugu dhagaya. Taas baan rabaa inaan kabadalo like modern European in lodhiso. Haa walal im architect i graduated 2020 from hargeisa . Nd u
@beproud5447
3 жыл бұрын
@@Culimadeena Masha Allah. wlhi, I am happy to chat with some one who is an architect👍🏾👍🏾👍🏾 aboowe please please change this ugly designs Somalis do. make houses with big and airy spaces, utilized the natural lights, make big windows, high ceilings, etc. please use wood or wood-looking tiles. or light color tiles, such as wight or grey please don't make too much nashqat , let it be nice and neutral. don't use European styles, use American styles. I am not a big fan of European homes, Americans have the best family homes in my opion😂. good luck walaal. I hope the new generation of architects will bring something modern and different, Insha Allah.
@Culimadeena
3 жыл бұрын
Thank u 2 walal. Im also happy to share with me some good ideas.
@nadiakarsha9362
3 жыл бұрын
can you speak in English next time, please?
@HamdiSalad
2 жыл бұрын
Hhhhhh hadadan afsomali garaney ha dhageysan
@shib5173
4 жыл бұрын
beenta ka daya umada garowe anaga hada ka imanay wa badiiye xita dadku jidadkay guryo ka dhisteen
@maryan4436
4 жыл бұрын
Beenloow xaasid ah dhulkaan hadaa ladhisi doonaa aa lagu dhahee wuu kuyaalaa maalagu dhahay waxyahoow xaasidka ah uf
@shib5173
4 жыл бұрын
@@maryan4436 qabiil ba ka hadashiina anu see runta ka shegay hadan ka i.iid bosaso wa boor dadki o dul dagay dhulki la marin laha baburta mamulki o ku jiira xatooyo iyo biliiliqo qashinki o faraha ka baxay shilalki o batay wayo jid maba jiiro godad bay isu badalen dalku qab yalad uma bahna ee dhiismu u bahan yahay intad so farisato barta uuf uuf lagugu dhufay dheh
@maryan4436
4 жыл бұрын
Adigaa qabyaalad iyo cuqdad KZitem la yimid hadaad boosaaso kanxaysid qashikeeda iyo boorkeeda go clean up why aa mashruuca la hirgalindoono aad u beeninaysaa
@sanaa8367
3 жыл бұрын
@@maryan4436 Qabaxad reer koonfur qaraxu xaasidnimadad somali uhaysaan buu idinkaga dhacyaa sabankaba qabxooyo orod xamar qashinka ka gur waa ayada uraysee.
@Fartundegan7011
2 жыл бұрын
Caradaada la dhimo. Quuri waa baad tahaye
@cabdiooo5923
3 жыл бұрын
Waa ayo cida majeerteen land maal gashanaysan walah haddii ay yiraahdan guriga kun baa lagaa siin inan iibsanayinin
@cabdullaahiismaaciil5708
3 жыл бұрын
Cabdi Qadhmuune, urta meesha kala tag. Ma kun doolar baad haysataa homeless baad tahaye. Garowe could care less dousche bags like you
@cabdiooo5923
3 жыл бұрын
@@cabdullaahiismaaciil5708 Xitaa mataqanid sida loo hadlo caay iyo sadbuursi waxaan aheeyn ma garanmaysan somaliya waxay ka degi la dahay waa idinka walah haddii aad free igu siinaysiin inaanan dageynin
Пікірлер: 59