Wllkeygiyow horta hooyadaada qalbigeeda ilaahey swt haku soo aadiyo I.a culeyska ku saaran ilaahey swt ha kaa dulqaado I.a xaaskaaga marna ha furin please
@AishaAsad-q6e
3 ай бұрын
Saliga Nabiga S.C.W Aqri wllkeyow
@nafisocali9869
3 ай бұрын
maya wall gabadha ha furin alle dhibaatada hakaa qaado hooyo wey imaanee alle bari salaad walbo wall😢
@foosiyamaxamuud6936
3 ай бұрын
Walasha iyo hoyadaaba alle xaqa ha tuso adna xaaskaga ha furin hooyo way kuso noqon maruun ilahay bogeeda burcad hakuu mariyo
@Ibnuahmed678
3 ай бұрын
Horta wllkayow hooyo qalbigeda alle haku so jeediyo shydaan aya dhexdiina ka faaidaystay.gbdhasna marna furiin ha ula tagin
Asc sxb qalbiga alaha idiin qabojiyo balse qaladka aa gashay waa in aad gabadhada la dajiso fafilkada horaa somali uga mah mah day oo tiri xidid wada dagay waa xar wada dagay sababtu waa lays nacaa waa lays dhibatayna hada shalay xaskada guri cidla dag san lahayd dhibkan manta ku haysta kuma hays ten xaskada iyo hoyadana dhib ma dhex maren nin kastow xaskada iyo cidiina hays la dajin
@nimconajax-lq4ru
3 ай бұрын
Guuzlyso wll carab❤ waxd tahy qof wangsan waxd badanh Wan ka faiiday runtiii noloshyda inay san noqoto adaa uu Sabb ah carabao allhe rali haka ahaaado wllo mcn🤲🥰
@bellahaji9884
3 ай бұрын
Subxanallah Hooyo mcn 😢😢
@AwoHodanita
2 ай бұрын
Amim 🤲🤲🤲🤲
@nimcoabdiladif8774
3 ай бұрын
Aniga waxaan kula talin lahaa Gabadha xaaskaaga inaa wadid wadanka joogtid geeyso hooyadane wa furay ku dheh oo been saas ku xali wllky
@AminoAbdirahman-s7i
3 ай бұрын
Hadad waalid been ushegtid carurtada benta kushegi
Sheekada musqul ma Ahanee ee mamada gabadha horey unecbeyd Musqul wax la is ku dagaalo ma ahan eee waxaa laga rabey iney ka la xaliso madaama ey tahy hooyada guriga wll keena hoyadiisa illahey ha soohanuuniyo❤
@ifraaxaxmed8019
3 ай бұрын
Ilhy waxaa kaaga baryaa in aan walid kaaga hesho istiqfaarta badso abowe waligaan xaaskaas wanag san ha furi
@BaariyowBaariyow-j2i
2 күн бұрын
M,a
@ابال-ن8م
3 ай бұрын
Astaqfarta badso ale bari😢
@Jihanppe
3 ай бұрын
Ilhey hoyo qlbigeda hadinso adiyo
@SamarCQaniAxmed-lx9de
2 ай бұрын
Hooyadaa
@salaxcalimaxamad8190
3 ай бұрын
Wll horota hooyo macan allaha kusoo xejiyo berkeeda san abaayo na allaha tuso xaqa wll aniga waxan lamahelo xaas ee iska heeyso xaaskaga wanagsan
@saidomohamed3442
3 ай бұрын
Maamadi way qaldantahay
@bushragaraadxuseen5774
2 ай бұрын
😢😢😢😢
@XawluulMohammed
3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AminoAbdirahman-s7i
3 ай бұрын
Qoyska ine il ama cayun kudacda lagayaba quran badan haqristan isha xanaq bey ledahy ilhy familka haiskamacaneyo
Пікірлер: 68