Team iskaabulo waa number badan hana raacdeeyn waziir hadaba😂😂😂😂
@Raxmogarbiye
9 ай бұрын
😂😂
@seenabali7189
9 ай бұрын
Haaaaa😂 captain that is what we neeed actually and it brings love ❤️ between us
@cumarqalombi
9 ай бұрын
JUMCA MUBARAK legend from BOORAMA ❤
@Subarman32
9 ай бұрын
Wasiir waxagu waa eryis hanagu so kala qaban 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-pj8vl4hf2u
9 ай бұрын
Jikada shaah ma ka soo shushuban lahaydeen😂😂😂😂😂😂😂😂 saki binu haji waa iga quslisay😂😂😂
@KhalidBare-qq5jj
2 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed illah hagarabgalo walalahena musliminta ah filistiin illahayow dhacwayidoda caafi inti dhimateyna u naxriisto❤❤❤❤😂😂
@sahantoosan9083
9 ай бұрын
Hadii aad jeceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤
@cabdifataaxmaxamed6489
9 ай бұрын
Halkeen Ka vartaa
@muhaan-___4k
9 ай бұрын
Inte kagela wll
@SundussaciidSundussaciid-pk8vd
9 ай бұрын
Wll inte kalaso xarira
@user-nm3ym1nd3x
4 ай бұрын
Waa halke wll
@sahantoosan9083
4 ай бұрын
@@user-nm3ym1nd3x #sahantoosan
@cumarcusman-ee9sl
9 ай бұрын
Zakiyow sxb San maxaa ka wadaa hadan nahay team singel 😂😂❤
@user-be5du4cm4v
9 ай бұрын
keep going 💪 Zack bin xaaji tagera haga ayan ahy😊❤😂
@Abdihussen923
9 ай бұрын
Waziirka jimco mubaarak❤❤❤🎉🎉🎉
@husseinahmedali2879
9 ай бұрын
Keep going my pro zaki 👍 👌 ❤
@deeqobashir9501
9 ай бұрын
Shiiqoow hana xasuusin raga aan ogeey sheekadaas waaba calaamee markii ciyaaraha barafka laciyaaraayo leeyrkaan dansanaa😂😂😂😂
@aminaanfac5688
9 ай бұрын
Kkkkkkk
@lamajofficial2446
9 ай бұрын
Anagu waa caadibe idinka yah idin arki kara xaliimoy faamalaydhkan warqada kuu saariba hdan caloolihiina io dawladaha hoose aragno😅😅😅
@hanisaciid9655
9 ай бұрын
@@lamajofficial2446yaroow naga xishoo😂
@deeqobashir9501
9 ай бұрын
@@lamajofficial2446 khhhhhhhhh faarax Khan adinka ma iska wat heeysiin hee
@kiinniini8437
9 ай бұрын
Markaan xaaslaha ahaa waa sameyn jirey ma jirtoo 😂😂😂
@MohamedTaranbi
9 ай бұрын
Allah is the best planer ❤
@mohamedmohamudnor
9 ай бұрын
Waa dhaqan xumo in qof qaawan lalajoogo😂
@aminaanfac5688
9 ай бұрын
Kkkkkkkkk
@user-bw3rc5ss9x
9 ай бұрын
Hhhhhhhhhh 😂
@HamrezJr-gn8nz
9 ай бұрын
Lkn ayado qawan Ina cunto wey banantahy miya😂😂😂
@mohamedmohamudnor
9 ай бұрын
@@HamrezJr-gn8nz ha noh taaas lkn maanta dhan wixii hadey kaa hor muqdan kawaran hee waaaba neceehe😂
@nastexokhaliif4473
9 ай бұрын
Wa sax😂😂
@mahadmahamed409
9 ай бұрын
Waagi aan naqdo allah ikaarsiyo waziir😂😂😂😂
@moha-deeq
9 ай бұрын
Hana bacin waan iska dhagay sanaynaa ..😂😅
@user-wu9co6wj9p
9 ай бұрын
Mayeey dad waaweyn qaawan ceeeb😂😂😂😂😂😂😊
@user-um4on6ej4c
9 ай бұрын
😂Wlhi tinta waa qurux ilahey ku maneystay bilo adniga Lakin alle kabaqa 😢
@mohamb1629
9 ай бұрын
Walhi muqalka mudey qosolaa la daawan waayey😂😂
@user-bm8iz8kp2v
9 ай бұрын
Walahi😂 waa run somalida dhar key ku worux badan 😂yihin
@MaxamedIbrahim4669
9 ай бұрын
🤣🤩😍😮Masha allah👌👍👏🥰🎉💯
@zaabirinaalpichannel166
9 ай бұрын
ilahow hana dhar dhigin dad wawen oo mid walbaba sidii hoyadis u dhashay is hor fadhiyo bisinka😂😂😂😂😂
@faisalabdi1187
9 ай бұрын
Xaraan iyo xalaal midna uma eegayo ee akhlaaq ahaan qalad u arkaaba 😅😅😅
@cnuurciise6599
9 ай бұрын
Team iskaabulo jaanis aakuheshay 😂😂😂😂
@Sharma_Ubdiqader
9 ай бұрын
Muudey walahi daacad igu qosliyay 😂😂😂
@SayidnuurAli-xn1mm
9 ай бұрын
Hooyo iyo abe qaawen seeh waaye ilmahooda😂😂😂😂
@YusephMpabbe
9 ай бұрын
Single Nimadeyna Ma sheygey Marka Wasiiroo😂😂
@user-vp5jw7ef5q
8 ай бұрын
😂😂😂
@user-jl7in2ts9t
9 ай бұрын
Waziir team iskaa bulo hadaa nahay qac naga yeersiisay🤣🤣
@abdiqaniahmet6755
9 ай бұрын
Haa wasiir waba wxa isku guursane😂❤😂
@ayanabdillahi6408
9 ай бұрын
Anoo qaawan waaba iska xishoon ee sidee qof kaleh kula hor tagi karaa waxaas waa edab daro mayeeeey team single hadaa nahy😂😂
😂 balbalarka ciil ma u qabtay baas a noga dhigte commentigeda😂😂😂
@MaalmoFilms
9 ай бұрын
Kaligeeey mooday waziir Madaxdeyda in flash rabto 😂😂😂😂😂
@kingpap7975
9 ай бұрын
Yaa Allah zaki bin hajji hanowaynin 😂😂😂
@axmednuurkaad6966
9 ай бұрын
Anagoo Buumo Qabna ayaan is daawan lahayn 🎉
@calixareed5905
9 ай бұрын
Maaya anaba isku qoslilaha markan is daawno qofku marku qawan wayahay wax ka foolxun 😂
@bigbegediboss1542
9 ай бұрын
Waziir adiga baastar baa tahay wll😂🤣
@rahmamhassan8302
9 ай бұрын
Mayeeeeey Alxm illaahey dhar nasiiyay 😂😂😂😂😂
@aminosaid
9 ай бұрын
Waba farah Lugo basto oo luk kale lalaado firso Allah igama hor keeno 😂
@dhemanduceysan3255
9 ай бұрын
Kkkkkkkkl
@inantaSomalilandkufanta7766
9 ай бұрын
😂😂😂istaqfurulah
@runkahadasho8495
9 ай бұрын
😂😂😂
@MoohaFaarax
9 ай бұрын
Qooqu wa halis mar hadiiba uu shikhii ka hadal siiyey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Habeen jimco ah ayuu ku soo aaday barnaamijka xiisa badan Mahadsanid waziirkeena zaki bin xaaji shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤ Qooq is not easy 😂😂😂😂😂😂
@mahirmahiryare1326
9 ай бұрын
Sheikh suasha walaweydiye ee cilmi soobaro jahil thy
@muniitaismail3550
9 ай бұрын
2 maalin ka hor daawaday hbn jimca ah muusan ka handling arinkaas fudeed badanidaa
@anabosman7722
9 ай бұрын
Masha Allah going walahey so funny kkk
@asmacollectionsdjibouti349
9 ай бұрын
Haaa walahi ❤
@saidamohammed251
9 ай бұрын
Being single is not easy 😂
@fadxiyamuomin7127
9 ай бұрын
Ilaahay dhar la,aan nama dhigo😂
@safaabdi6862
9 ай бұрын
Haa😅😢
@umusafia-jm5dt
8 ай бұрын
Aamiin
@abdikarimismail442
9 ай бұрын
Waxad ino eryasaa masuul adiiga hadi alle ku barakeyey ino so ducey taliye ajib😂😂😂🤝👋🙏
@FairFurLaughts
5 ай бұрын
I love Somali people. Wish you peace, happiness and prosperity with abundant blessing forever ❤
@naxwocali184
4 ай бұрын
Name
@marlaaragchannel7297
9 ай бұрын
Team iskabul hadaa nahay mayeey waziir qawni aaa abaaayabaaaaaay😂
Single nimado waa barbilow ga nolosha Markaa Halagu raaxaysto baan leeyahay intaan masuuliyad laqaadin❤
@faisalmohamedjamal3627
9 ай бұрын
Haaa qeyb romantic ka mid ah wye😂❤
@TusbaxLe027
9 ай бұрын
Single Lada indha adakaa Anigaaba ka mida videoga waan dhamaystay😂
@indhouronindhouron7992
9 ай бұрын
Mayeey subxanallah
@alaali7891
9 ай бұрын
😂😂😂😂😂 haa ani maxaa dhacay yeeees ani
@user-lg8gu6yq1c
9 ай бұрын
Haaaaaa aad iyu aad viva Bila dhaarr😂😂
@RahmaRose-wn5tj
9 ай бұрын
Niyow wlhi wa ku tageraa 😂 haa aniyo xajigaa way naga go'anthy anako qawan inan gurigaa wada jognoo😅
@dhemanduceysan3255
9 ай бұрын
ASC WLLE SH UMAL ALLAHA KA CAFIYO DHIIQO UU LUGAHA NOO GALINOOYAA FADLAN CULIMADA KALE HAKA SOO HADLAAN AAWAY SH CABDI XIRSI SH UMAL HAKA QABTAAN MAS.ALADAN WAA KA HOOS BAXDAYE SH UMAL IYO SH USUULI MARARKA QAAR WEY TARAARAXAN
@MuqtaarClaahi-ze4ir
9 ай бұрын
Mayaaaa 😂anikoo uhadlayo iskaa bulada 😂😂
@KhalidJabshe-wy7si
8 ай бұрын
Shiikh xariif waaye wallhi😂😂😂
@halimabuleabdow5817
9 ай бұрын
Ala zaki waziir keena walhi waad iga qosolsiini ee allah kusharafo
@mohamedabdullahisaid2457
9 ай бұрын
Qeybta Mudey kkkkkkkkkkkkk ma nooli
@yuusufcali5735
9 ай бұрын
Hadanahay team iskabulo markan arosna isdawanena 😢😂😂😂😂
Пікірлер: 1,2 М.