hadii uu Qur'aanka kariimka Qalbigaga kuweynyahay like saar❤
@asadhagiofans6334
Жыл бұрын
qofka wanagsan lama garan wayo gabadh asturan afgaban edab leh diin leh inay tahay way ka muuqata alaha isku kiin daayo wada jira waligin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@asadhagiofans6334
Жыл бұрын
inan wax run ah shegay waxa cadenayso intas oo like waligey la ima saarin👏👏✔️🙏
@ubahmahdi5356
Жыл бұрын
Ninkani waa nin ragged wlhi sandkiiba hal mar ayu xaskiisa keena isago waliba umahad Celina moch aallah qofka aan dadka umahdcelin ilahy uma mahdceliyo ❤baba jey ilahy xaas wanagsan ayu ku siiyey adna sida gopta ka yeshey moch allah ❤🎉
@cartancartan8452
Жыл бұрын
Two times sanadkiinana ba way ficaanan lahyd mnsha Allah Bro adigaa iyo xAsaaakaga iyo caruurtba khayr idin ku ogahy mnsha Allah
@ubaxabshir9414
Жыл бұрын
Mash alah❤
@cartancartan8452
Жыл бұрын
@@ubaxabshir9414 mhdstahy wlooolo from somaliland and u
@Mr.Tamaam
Жыл бұрын
Walal yaal halmar aanku sali no nabi muxamed scw ❤😭☝️🕋
ماشاء الله تبارك ❤الصدق، والإخلاص، البساطة والتواضع، والكرم، وغياب الغرور، والقدرة على خدمة الآخرين - وهي صفات في متناول كل نفس - هي الأسس الحقيقية لحياتنا الروحية. Masha Allah isku waara ❤ 🇸🇴🙏🏼
@zeinabmohamed9734
Жыл бұрын
Masha Alah waa gabadh aad u xijaaban kudasho wanagsan ha lagu daydo gabadhaas ilahay habarkeeyo qoyskas❤
Mansh Allah baba jeey keep going my brother hormar wacan ayaan kuleyahay family farxad kunolada
@ghhh8377
Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله الف مبروك 🎉
@Asadagio27
Жыл бұрын
wlhy baba jeey dadka u haysta in uu yahay qof xun ma ah waa qof qalbi wanaagsan oo u halgama noloshiisa iyo ubadkiisa hooyadood ilahay ha siiyo arsaaqd tan ka badan iyo mid aan ahay social media sababto halganka nlosha ayaa mararka qaar ku yeelaysa khaldan ay dadkuna si khaldan ku fahmaan lkn isagu xuman kama aha kliya waa sharciga social media aha kulba meel ula kaca dadka alle wxn kaga baryay ilahay in ku siiyo shaqo tan ka fiican anan ka horkeenin umada muslimita long live wllo
@engmohamudibrahim4402
Жыл бұрын
Mashallah that is amazing Baabajey and his wife ❤❤❤..
@katraarale7369
Жыл бұрын
Baba jeey xaaskiisa waa gabar aad aad u wanagsan walahi
@shukriabdule8678
Жыл бұрын
Masha Allah romatic wuu dhafay ❤
@asmacali111
Жыл бұрын
Masha allah
@abdijibaarosman3769
Жыл бұрын
masha allah beautiful family 🎉🎉🎉🎉 allh ha iskiin daayo amiin
Masha,allahu Allah ha isku barakeeyo Baba jey iyo xaaskiisa ha lagu Daydo hadde .
@sacdoyoabdikadir424
Жыл бұрын
Afgaabni asturanan xishood wllhi allh ku xafido marwada ❤️
@monam7931
Жыл бұрын
Mansha Allah maryan qurx WA dadki hore xishodka alle ha idin xafido baba marwadisa carurutisa❤❤
@ayanmohamud3401
Жыл бұрын
Maashaa allaah farxad ku noolaada dhamaantiin aamiin aamiin ❤❤❤
@sahroabdullahi9935
Жыл бұрын
Mashaallha tabarkalha xafitulhaa xajiyada
@wllmario7745
Жыл бұрын
Ninkasta haduu xaaskiisa saa u wanaajin lahaa Dhamaan teen waan guulay San lahayn Aniga waxa kaliya aad idiin awoodo waa duco Ilaahay ha isku kiin daayo aduun aakhiro kuwo is arka alaha idinka dhigo Nin ragaa xaaskiisa saasoo kale usameeya guulayso baaba
@zizuuBoqortoyo
Жыл бұрын
ManshaAllah baba Dumashi ALLAH hakuxafido Sxp Gabadan wa Gabar uqalanta wax waliba Adunyadan yaalo Allah hakudayo❤
@hibokhalif3188
Жыл бұрын
Masha Allah beautifully my family’s 🥰🥰🥰
@user-yp9sc8uu4x
2 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@ladifahamud4690
Жыл бұрын
Masha Allah 😢wan oyay Video gan marki an arkay jacelka at aya uu tagera inta is jecel Allah ha xifdiyo ❤❤❤❤
@hawomohamed507
Жыл бұрын
❤❤❤AAMIIN.
@nimco9133
Жыл бұрын
Marwo quruxbadan marwo maryaan ad iyo ad baan kusalamayah❤️🥰❤️💯
@ahmedniyadzame6118
Жыл бұрын
Mansha allah beautiful family 👪 ❤
@naciimacabdirashidibraahim4035
Жыл бұрын
Mnshallh gabadh wanagsn oo xushmad mudan oo xishood badan alle haisku kiindayo farxd kudhamysta nolosha abid🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@ahmedarab7526
Жыл бұрын
Masha allah family qurxoon ilahay ha idin xifdiyo ❤❤
@sabiriincabdi2515
Жыл бұрын
Masha.allaah baaba jeey Allaah ha iskiin barakeeyo amin yaarabi
@nastehamoha9812
Жыл бұрын
Marwo Kun dhaan ah ayaa heshe ilhey ha ku daayo❤️🤲
@aminamohamud6583
Жыл бұрын
Masha allah marwo xishood ka muuqdo waaye iyo ixtiraam ee baraha bulshada ka ilaali hasoo dhigin gabadhaan
@naimajama2214
Жыл бұрын
Masha allah gabar dagan oo Qurux badan baaba qoyskaada allaah hakuu xafido best romantic
@hamdijama9150
Жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah ❤🎉 congrats raaliyo ninkii helaa raganimo ku faana❤❤❤🎉🎉🎉
@baazimohamed1358
Жыл бұрын
قل هو الله احد allah is one❤
@cumarcaaqil3590
Жыл бұрын
M.a nin walba hormara waxa ka danbeyo xaaswangsn baba marka xifdiso mar walba ♥️
@Jibrilosman-oi5xb
Жыл бұрын
Masha allaah Alle haysukiin barakeeyo ❤🎉
@iqruushiqrocali5982
Жыл бұрын
MASHA allah
@naimaumal6947
Жыл бұрын
Good respect couple guulaysta Mhdsanid baba jey Sidaa ugu faan xaaskaaga Xaaska wanaagsan dahab kasta ayada ka qiimo badan😢 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sucdijamachashi............
Жыл бұрын
Mashallah Allah kuwii faraxda kuwada dhameysta nolosha Allah ha idinka dhigo
@mrmiliqo7907
Жыл бұрын
Baaba wan ku salamay kama mid ihi dadka ku tagero lkn manta waxan firsaday muqalki ugu quruxda badna en ka arko farxad ayan ku rajeyna adiga iyo familkaga sxb allaha ku dhowro baaba
@ifraaxyuusufislaw4744
Жыл бұрын
Masha Allah allahayow ubarekey owladana bari oga dhig nolosha inta niga dhiman frxd ku dhameysta wey uqalAnta wax walbo wanag bdn Wlshey Ilahey haku xifdiyo
Пікірлер: 1 М.