Xaawo kiin inaba caadi maahan wlhi waa fananada kaliya ee xaga fanka dooqayga ah she is real princess in fanka somaliyeed
@abdirahmanguuleed7392
Жыл бұрын
Hees mcn io xawo aan awalba jeclaa jh❤❤❤❤
@mustafemohamed3666
8 ай бұрын
Wlhi Heestani Aniga Ayay iga Hadlaysaa Wxdba Moodaa in Aniga Layqaadayo 😭
@mohamedaweis671
10 жыл бұрын
qoftaan waa superhit abaa, sii loo jilaayo iyo codka macaan waa ay ka wadataa kuwa kale yaaqayoow
@xaawomaamoow5043
9 жыл бұрын
Wooooow✳✳✳✳✳✳✳ xidigada caanka ah ee somalia ,waa xawo kiin ✳✳✳✳✳✳✳✳✳✳✳✳✳✳
@mohamedfuad3310
5 жыл бұрын
Heestn waxy isoo xasuusinysaa maalin AL Imra PSS uu school kle u baxaaye walhi malinks ay soo baxdy cabdi xabiib sxb qaali waan ku xiisy😭😭
@dahabaissack9000
7 жыл бұрын
waaaaaaw Xawo heestas ani ma iqaday heestan San u raba Lee qof ana u xabariyo heestan iyo too kawacan ino so qaaad sxb nolow
@qadramohamed8653
8 жыл бұрын
tariiq la qoray iyo tujin waxey uthy wixi horay utagay qofba taagti bey qodax ugu tagtaa. ...
@fathyoo4074
6 жыл бұрын
mnsh allh abayo ilhy haku so hdayo cod qurux taganan sho inta ba wakugu dhanta hy
@abdijabaraj3484
10 жыл бұрын
layaabbb caadi maah xaawo kiin
@SuugaanSafaari
Жыл бұрын
Hees xusid mudan
@suleeqaomar7652
10 жыл бұрын
Woooooow caadi maheen I love it
@mahmoudbeshir9833
10 жыл бұрын
waaaaaw waa top heeestan runtii
@abdirashidabdi693
3 жыл бұрын
Waaa shadintahay
@libanaxmad3298
5 жыл бұрын
Woow xaawo kiin hees qataar igaa dheeh
@khadraabdi6519
9 жыл бұрын
Nacam sax wa ruunta xawa kin
@saciidcali6184
9 жыл бұрын
Xaawo kiin noolow cadawgaa ha jabo
@abdirahmanfarah1568
10 жыл бұрын
Xaawa kiin fanaanad aan ka helo runtii.Waa hees qaaliya oo xigmad leh. Mida kale maxaa fanaaniinta kale u diiday sidaa Xaawa kiin inay madaxooda daboolaan!
Пікірлер: 37