Naimo jokor kartideeda ayey ka xunyhn, ilahy ha ka qabto cadawga
@geenyadacaad2456
Ай бұрын
Farxiyo absiiye markaay qoyaan laheed dad baa la yabaay dumarka walaley qoyaan dad bahan kuwaa siil koodi free ku bixiyay baa caaynayey gabadhan inaay ur lahed baay ka muqatay waajigeda barar baa ka muqdaay kuwaa kle allah ugu badalo ruumi wllo dad xanun saan baa so bataay
@niema_mahamoud
Ай бұрын
Subxanallah 😢
@hamzahoyoo7702
Ай бұрын
Illahay nicima awald salixina o matana dhabta haw saro inchallah dumarow idinkuna nabsi ha galina
@shamsohussein4180
Ай бұрын
Adigana qabyalad ku dheereysa
@umuabdilhi3911
Ай бұрын
Asc
@fartunabdulle631
Ай бұрын
Asc mcnto
@UmuAbdalla1
Ай бұрын
Ilahay hano Haweeyo dumarka xaasidka ah
@madinaomar3703
Ай бұрын
Maxaa dhahaa hee dumar allow xaqa Allah na fahamsiiyo
@raxmomohamud3590
Ай бұрын
Saxiix
@hodoadam7781
Ай бұрын
Waan imaan lahaa social.media anoo aan xumaan kusoo galayn Blse markaan arkay dadkii iga horeeye sida ceebaha qofka loo daba joogo waliba anakii dumar isla ahayn markaas baan iri illaahy irsaqaas meel kale hayga siiyo
@@haniabdi734 cay kaliya maaha xbbt noloshaada baa la dabagalin ceebahaaga baa la raadin
@user-zs6lq7oc6s
Ай бұрын
sax
@MohamedNasro-zt2lp
Ай бұрын
Wa laga cayuynte walaahi iney qarsato ayay aheed
@HawasMohamed
Ай бұрын
Anaa NAFTA la igu keenay maxaa udhali ladahay
@user-lf5qf3gn6b
Ай бұрын
Ubadka allaahbaa haya kuwa dadka ku caayaa ma iyagaa ku shaqa leh
@UgbaadAhmed-fd1sj
Ай бұрын
Naima joker manay awlad haysan
@zamzam5255
Ай бұрын
NACIIMO ILLAAHEEY HAA HAAFIIDO
@fadumosaid2419
Ай бұрын
Nimco jookar wàa gabar karti leh strong woman weyan wa naago ku naxsan
@asmaaj7218
Ай бұрын
Tan irsaqad dhaanta alle ha idin siiyo
@ruumichannel
Ай бұрын
Adiga hada maxa kaso dontay
@asmaaj7218
Ай бұрын
@@ruumichannel ducada miya ka xumatay wall😀
@fartunabdulle631
Ай бұрын
Sax❤❤
@munamohamed1078
Ай бұрын
Abayo dumarka hada jogo badan kod waa wax aan kalsoni lahay sababto ah qof qof ku dhagan hadad aragto waa ku niyad san aan haysan
@zamzam5255
Ай бұрын
ILLAAHEEY WUXUU NAA FAREEY QOFKA WALAALKA WUXUU HEESTO UGU DUCEE IN ILLAAHEEY UU BARAKEYO ADIGANA KU DUCEESO IN ILLAAHEEY KU SIIYO
@user-jo4ns8eo8r
Ай бұрын
WARIYE SARE RUUMI GULEEYSO KUSOCO WARARKA
@ifraxmuuse8738
Ай бұрын
Habar yar nacima jokar waba hoyo il mawawen hay sato lkn so ma arak gabadha ramlo laleyahay ee kudhahan heb lo gadasha alaguur sate wenadhashe madhasha yeheey wllhi wan kacumade sryy
@user-pd8gk7qv7d
Ай бұрын
Abayo camal la aan ugaysay iyo jahli wax kaloon dhahno garan mayno
@aminaabyan6373
Ай бұрын
Xabiibtii ilahay awlaada ha kula koriyee ma singel mom baad tahay walee hooyo karti leh baan ku arkaa
@user-pg8jx3dg9z
Ай бұрын
Maya waa marwo la qabo
@aminaabyan6373
Ай бұрын
@@user-pg8jx3dg9z Masha allah ilahay ha u barakeeyo allahuma amiin yaa rabi
@fardowsaahmed4431
Ай бұрын
Sax
@Caliya529
Ай бұрын
Aniga Hal cunug dhalay 90ka hoyadey igu leh Naa Maad Cunug Kala dhasho Aniga Iyo ninkena wan isku fahan sanahy hoyadey saas idhahda maxa sameeya nafti ikeentey wlhi
@ilwaaddegan4564
Ай бұрын
Hadaa huuno awlaad rabto alle ayaa bixiyee talada hooyo qaado hadaa adiga rabina halkaaga korso sheekada ah nin ka iyo aniga waa isku fahan sanahay iska ilow maalin tuu doono buu isagu naag kale raadsan oo u dhasha adna dhashii kaa dhamaato oo weynaatay markaa waxa haree rahaaga ka dhacaya cashar ka baro wixii alle ku siinayo intaad yar tahay dhal kala dheerayso hadaaba rabtide sorry waa fujradayda hadaa dhib satana sorry❤❤❤❤❤❤
@@ilwaaddegan4564haa waan ku guracsanahay haduu kuu koray modkalee dhal o kala korsoo insha allah
@duniyoabdikarem1733
Ай бұрын
Allow adiga wax walibo awode ku arsaq owlad salix
@ilwaaddegan4564
Ай бұрын
Intay iyada ba niciimo umad ka oohisay islaam ka naagahan social media ha akhlaaq dii islamka iyo tii somali nimada ba ku lumiyay alle hanaga soo qabto hadaanu hanuun landoonin arsaaqada baa meel xun ka gashee
@Muhiim701
Ай бұрын
Goormey Naciimo dad ka oohisey naciimo qof ay isdagaaleen way iska celisaa laakiin ayada cid ma dulmiso marka danbiga iska daa Naciimo illaa yaraanteed anaa aqaan darisna la ahaa qof dadka iska maagto maahan.
@ilwaaddegan4564
Ай бұрын
@@Muhiim701 inay intaa dad is caayayaan uun baa maqlaa oo iyana caayayso mid wax gar daraysta alle ayaa og haye hadaa adiga taqaan inaanay cidna dulmin adaa iiga aqoon badan alle ha ku bara keeyo adiga iyo iyadaba aamiin
@masbalosman5360
Ай бұрын
Cudurkaas domarka ku dhacay dawo ma u haysaa
@aminazahra209
Ай бұрын
Alle kaa cabsi uun dee .subxannAllah
@ubahfarah3135
Ай бұрын
Aniga uur ban lah sagaal blood kadib waxaye dhimata fooshii waa xanuun when your baby died in your stomach sorry abayo Naima
Пікірлер: 61