Ayyy cumer wan ku wata markasto qofka ugu horeyo xaflada so dhigo waa adiga farfuded😂😂😂
@AnnoyedAtom-vv4pl
21 күн бұрын
Jah😢❤
@fowziyomaxamed9109
21 күн бұрын
Wanba ku hesana haj❤😢
@user-zp1wc3lf1w
21 күн бұрын
Mayo ceyda BA kahoreyayy😂
@raxmiishaabdullahi4124
21 күн бұрын
@@user-zp1wc3lf1w aniga cumer le arkayo
@raxmiishaabdullahi4124
21 күн бұрын
@@user-zp1wc3lf1w cumer laws saca ka hor ceydame 59min so cumer so horsey
@Amirafan1
22 күн бұрын
Amira her style so Amazing 💃🏻😫🥵
@KowsarDahir-ts6to
22 күн бұрын
Wax ka nasib xun majiro ado saliga nabiga arkey oo ku salin ku salin nabigenah muhamed scw scw ❤❤❤❤😢
@XafsaIbrahim-wm7bl
22 күн бұрын
Scw scw
@user-ds6xy1li5y
22 күн бұрын
Scw scw scw ❤
@user-br4ss2ro7n
22 күн бұрын
Scw
@MouktarMoustapha
21 күн бұрын
❤
@naciimasaciid7674
21 күн бұрын
Scw
@shugriali1439
22 күн бұрын
Cumeer wiilkii yaraa waa shidantahay manta waaaaaaaaaaw waaa shidantahay Big fan 😂😂❤ Amiira mash Allah She's 100000=100
@adoontiallesiman262
21 күн бұрын
alla cumeer oo saan u qaylinaya farxad darteed ma arkin maanta ka hor wax la beerto dad baa ugu wanaagsan Adna waa qof qalbi wanaagsan oo bulshaawi ah dadkan la faraxsan iyo dhamaan team 27 wanaag ay ka arkeen bay sidan dhan ula faraxsan yihiin
dad waxa jira aan markay sas uso dhigaan daawado yacni anoo sugayay bay soo dhigan lkn dadkaasi way soo daahiyaan markay doonan lkn cumeer baan kusii sugayaa thanks cumeer waa lasoo dhaqsatay lkn ani waxan arkay asoo 46 daqiiqo yaalay 😅 Hambalyo Adna ❤
Saan u sugayyyy leee cumiir waa shidanthyyyyy manta❤
@Nemitoh3145
21 күн бұрын
Wow Amzing Congratulations AdNa ❤🎉
@user-rg5sh7is8p
22 күн бұрын
Ayyyy amiiro io sundus dharkoooda😮😮😮😮😮😮😮❤❤❤❤❤
@adoontiallesiman262
21 күн бұрын
fiiri labadii dhiblow siday is kaga waalaan Amiira iyo cumeer say isku fahmeen ani qosol bay iga dhameeyaan mar waa la is jafaa mar waa la is amaana mar abootada aa la iska soo jaraa war kuwaan caadi maaha is fahamkooda iyo dhibtoodu 😂😂😂😂
@user-ic1gh9gp9n
22 күн бұрын
Woow cumeer manta wad shidan tahye walkye ❤
@princesmalyuun1768
21 күн бұрын
Cumeer 😂markaa dhaheysid let's go bbe😅qosolkaa iga dhamaday runti funny ayaa thy
Пікірлер: 414