Masha Allah ma aqaan waxaan kugu tilmaamo wanaagaga iyo daacada eed dadkaaga u caawinayso. Anigu wax badan ayan kaa faaiida waxanad iithy role model dhanwalba. Waxan jecelahay barashada caafimadka iyo cilminafsiga waanan gaadhi doona hamigayga insha allah ❤ jasakallah khyr
@mahadmursal1073
2 жыл бұрын
Triangulation is one of the biggest tactics use narcissist. Harem garage and fly monkeys are the team. Wow Sister I'm proud of you of knowing these personality disorders and the games they use. Mahad Aden cognitive psychology graduate Toronto Canada Horey u soco sister. Cheers
@abdullahiahmed2409
2 жыл бұрын
As cl wr wtu Mahad walaal maadaamo aad cilmigaan baratey maku siin emailkayga si aan Kula soo xiriiro. Allah ku xifdiyo
@halimasharif4569
3 жыл бұрын
Thank you walalo waa topic fiican I wish hadaan hore u ogan lahaa
@ummnora4665
4 жыл бұрын
Subxaanallaah soomaaliderna siiba ragga ayaa u badan cudurkan ilaahey hasoo hadeeyo, jazakallaah kheyr sister noo soo badi casharadan oo kale !🌹
@masteringpowerwithin8583
4 жыл бұрын
Mahadsanid walal lawadaag dadka aan aqoon chanelka si ay uga faaidaan inshallah
Masha Allah walasheey Safiyo Ilahay hakaa ajir siiyo mowduuc aan u baahanahay ayaa ka hadashey nibaato saa id nagu haayo meshaada nooga Siiwad barnaamijyadaan cml Jazakumullah qeyr
Mahadsanid wllo waxbadanbaa ka faaiday xanuunka somalida wuu ku badanyahay Allah ha ka caafiyo anagana diintooda rabi hanaga hayo
@cumaryuusuf8881
4 жыл бұрын
Mashallah waan ka faaidey jasakalhu khayra
@habibahassan7163
4 жыл бұрын
Shukran abayo Allaha ku xefdiyo
@malyunarab2632
4 жыл бұрын
Asw walaal ad ban uga faaiday talowyinkaga Jazakalah khayr, no siiwad topic gan .Thanks
@nuurtoali7302
4 жыл бұрын
Masha allah quruxeey allah ha ku dhowro 💞
@najmaahmed2281
4 жыл бұрын
Masha Allaha abayo ilaahay ha ku xifdiyo ilaahay ha kaa ajar siiyo aduun iyo aqiro Aamiin 🤲 mcnt noga soo hadal dadkan wax badan Jazakalaah kheyran 😍
@najmaahmed2281
4 жыл бұрын
Abayo noo soo badi wax badan
@hajraabdulkadir4778
4 жыл бұрын
Thanks sister
@khaalidsuldaanaweyssheikh8646
4 жыл бұрын
Masha allah
@yussufhussein8123
4 жыл бұрын
Mashallah
@dekoilmi3473
4 жыл бұрын
Mansha Allah
@ayaanluulchannel3337
4 жыл бұрын
Maanshaa allah,horey usoco,❤❤❤❤❤❤❤❤🧡🧡🧡🧡🧡🧡
@kiinmahamud4061
Ай бұрын
Thanks
@sadioawahmed6269
4 жыл бұрын
That true sister all what is your talking about it happened to me thanks .
@som1
4 жыл бұрын
Me too sis.
@hododebled7530
4 жыл бұрын
Masha Allah abaayo waxaadkajadashay warmihimah labadah qof ooisqabah amah hakalatagen amah haislajoogeen communication are very important
@safiyamohamed8842
4 жыл бұрын
Abaayo mahadsanid casharadaad noosoo badi aniga waan xiuseeya and
@khaliilmaxamed8302
4 жыл бұрын
Waad mahdsanty runtii barnamijkan wax badan baan ka faaaiday jasaka lah
@najmamaxamed5173
4 жыл бұрын
Abayo mcnto soo badi cashirada alle hakaa ajarsiiyo
@fawsiyoali7685
4 жыл бұрын
Thank
@nasirabdi7045
3 жыл бұрын
maansha Allah waxa ugu daran dhibka familka gaar ahaan labada qof ee calf wadagay ee awlaad isu haya ee aan fahmayn in ay gogoshii uun ku kala tageen lakin any weligood meel kala tegayn waayo umadaha kale mar kay wada joogan iyo markay kala tagaan isku mid bay u dhaqmaan oo ubadka iyo dadka inta badani kama dareeman ilaa in og mooye ama ay kuu sheegan mooye lakin somalidu markay kala tagan waa goor ay sharafta iska sii fiiqeen oo famliyadoodi sii kala dhinteen oo caruurta hortooda KU wada tirsada oo aan fahmayn dheemishka iyo dhaawaca ay awlaadii iyo ubixii ilaahay ka dhex beeray ee uu deeqda usiiyay in ay ilahay ka abaal ka dhacaan iyagiina meel xun dhigan somalidu jasdka qof kay korisaa lakin caqliga in laga koriyo ma yaqaanan Hadaba waxan kula talin lahaa abaha wax dhalay ama hooyada wax dhashay ama aniguba oo abe ah ninkii ubad hayow hadad ubad kaaga jecshahay hooyadiina jeclow Gabadhii wax dhashay hadad ubad kaaga sheceshahay abohoodna jecloow Dulqaad kuna waa dawe weligaa samir lahoow sunaa iyo farlka badi dacada rabigaa ogoow samha walidkan ha gabin deriska iyo jarkana xaq dhawr
@@masteringpowerwithin8583 amiin walaal dhamaan teenba iyo islaamkaba ilmuhu intuu1/gujir ilaa/7jirka intuu yahay ishiisu waxay aragto maskax diisa kama masaxmaan xiliga qofka wanaag u sameeya farxda iyo xiisa hiloga iyo jacaylka uu u qaadana weligii xumaan kama danbaysiin karo weligii farxada korinaysa maskax diisa xawliga ay ku soconayso lama qiyaasi karo uqadista waa marka ay ugu awood badan tahay sidoo kale naxdinta iyo dhibka loogaystana waa marka ilmuhu ugu nugul yahay qofka u gaystana weligii naxariis iyo jacayl uma gelayo qalbigiisa qofkaa.dhemishaka iyo dhaawaca naafaynaaya maskaxdisana waa markuu ugu nugul yahay ee aanu ka Soo waaqsanayn inana waa marka aynu u naqaano in aanu waxba garanayn tusale Yar hadaan Soo qaato anigu aduunka waxan ugu jecelhay qofkii yaraan taydii icaawin jiray ama hadalka wacan I odhan jiray markan wax sameeyo waalidka iga maslixi jiray ama khalad hadan sameeyo ii xil qarin jiray maskax dayda kama baxaan dadka aan u hiloobo ee aan haybiyen u haraaday kuwaas baa ka mid ah inkasta oo wayaha iyo wakhtigu qofba meel ka tuuray markaa ha la ogaado qoraala lagama bixi karo war bixinada iyo dhacdooyinka qalbiga iyo nolosha samaynta iyo raadka ku yeeshay ee aan hayo Aad iyo aadna walaal safiya waan kuu salaamayaa Higsiga iyo hayaanka nolosha aad ugu jirtana ilaahay halkad ku hamiyayso ka fiican ha ku gaadh siiyo raxmaanka u ahaw macsuun facaana ugu sharaf badnoow Walaal qaali❤️👈
@adoontaalle277
4 жыл бұрын
Mshlh waxbadan ayaan fahmay
@Naphisaaaaxx
Жыл бұрын
Abaayo aad iyo aad baad u mahadsantahay
@foosiyaali3399
4 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid sidad nogu so gudbisay walashay ilahay haka ajarsiyo wll dadka family ga Ee dhinkan igu hayey mudo 25 years hadi aan fahmay hada seen uga bixi kara walalyalaw icaawiya wali baan ku dhawe plz
@hamseibrahim7840
3 жыл бұрын
U aqoonso iney yihiin dad dhiban misana aan ka warhayn dhibta haysta
@muslimah.peaceloving.5947
4 жыл бұрын
I feel like your talking about my family 😒
@dr.dahirmohamudnuur378
3 жыл бұрын
Daawo maleeyahay xanuunkaan
@muslimah.peaceloving.5947
4 жыл бұрын
Safiya walaaldheen counciling maa noo sameen kartaa?
@AhmedAli-tv3bh
4 жыл бұрын
narcissistic ku yuu isagu kabaqaa ama ka awood badan
@hamseibrahim7840
3 жыл бұрын
Qof kale oo Narcissistic ah
@faidochannel7486
4 жыл бұрын
noso badi
@fm-kt5tl
4 жыл бұрын
Narsiska marku go aansado inuu Ka tago waa goorme
@altamodawacdan9458
3 жыл бұрын
Markeey ogadaan inaad fahantay iyo markey waxee rabeen kaa helaan ood Zero nolosha aad SOO istaagtid faaido eeysan kuugu heysan
Abaayo wan kugu cusubahay kuna soboqday adna iso boqo keep going i new friend and i joind u plz join me back thanks
@masteringpowerwithin8583
4 жыл бұрын
Thanks sidookale
@sunshine-vk2xw
4 жыл бұрын
Scapegoat marku family yesho stiil wa la daba socda marka wll side ayu u jari kara familkaga haday yihin
@rahmaabukar1329
4 жыл бұрын
Asc habo waa sidaa sheegtay waxaana ku jiraa foojignaan badan waxaana u yeelay line uuna soo crossi Karin hadda waxaan rabaa inaan ciyaalka ka ilaaliyo dhibta insha Allah waa iska hagaagi doontaa.adigana waxaan ku leeyahay dadaalka noo sii kordhi wax aad u badan ayaan ka baranay habo Allah ha ku xifdiyo aduun iyo aaqiro
@saeedhasn9260
4 жыл бұрын
jasakallahu Alf khayr abaayo pleace can you give me your number?
@hodanomer6805
4 жыл бұрын
Asc walashey ad aya umahad san tahay waxa kacodsanaya hada hasata what's up group igu sodar waxa ku farxaa taloyinkaga iyo wanadada jisakalah qer wakan labarkega 07448065442 please wan sugaya aqbar
@mohamedkhadar2020
4 жыл бұрын
It happened to me many years but Alxamdulilah waan ka caafimaaday, marka aan ku xermay page for Somali speaker Community. Thanks Safiya Bande
Пікірлер: 64