Sxb heesaha ad soo galisaayi waa kabankii saxda ahaa sobadi sxb heeso badan oo la wyay ayaa jira heesahas waxaa kamida hees badan uu leyahay cabdilahi yusuf HANUUNIYE hadii aan hees soo qabto hees ereyadeeda ay ka mid ahaayeen andna xeerka dunidiyo haka bixi xayaatadee qofkii xalayto noolaa mantada xamal galay pls hestas soo raadi hadii ad meel ku ogtahay waa codsi
@carwolyrics2154
Жыл бұрын
Mahadsanid saaxiib. Heestaas aad sheegtayna waan isku dayayaa in aan inoo soo helo!
@djkaafi5616
Жыл бұрын
@@carwolyrics2154 haye sxb sharf iyo karaamo kuu hayaa
Пікірлер: 6