5 dolar ani kuma siiyen kulaha ridwan wlhi qacba ka yedhay😅😅😅😂😂
@abdihamidmohamed98
Жыл бұрын
Ardayda xaliye waaye ridwaan 😂😂
@IsraMahamed-e9o
Жыл бұрын
Ala ridwan waji malihidee 😂😂 gabadha 5 Dollar 💵 iska sii
@mohamedabdishakur-xy3ip
Жыл бұрын
FIRST COMMENT,RIDWAAN WA kusalaamey wllkeey😊
@khayrjecel-yt5lj
Жыл бұрын
Gabadha ugu horeysa waxan u maleeyaa iney nafteeda been ka sheegtay nin waxaas oo lacag ah dhiibi jirey umuu hadal ekayn, Alle ha u boogo dhayo wax aaney fileyn baa helaye.
@lulmohamed4076
9 ай бұрын
Beautiful leila, Maanshaallah tabarakallah. See the difference btn The 1st girl and 2nd girl. Respect to leila.
@UnasSuleiman-qc5gh
Жыл бұрын
Was sharifow and qufey necessary in the program?😊😂
@youtubelory689
Жыл бұрын
😂😂😂
@apthiwahapwardi9866
Жыл бұрын
😂😂😂😂
@falastinfalastin6916
Жыл бұрын
😅😅😅😅
@ozzyofficial3396
Жыл бұрын
Qosol iga dhameyay 😂😂😅
@SabariinAhmed-rj8tc
Жыл бұрын
😂😂😂
@user-tq3cq9nd4v
Жыл бұрын
Ani midka hda i gursdey wli isma arkin lkn lacag ma weydiyo hdan wydiyo ama ku diida is dhaha wlhi fuley ayn iska ahy alx❤😢😂
@deeqocadarcali9616
9 ай бұрын
😂😂hadu kuqabo asa masul ka ah haka baqan lkn ani nin an shukansado lacag kama qadi karo😂
Waa xariifad lkn ma oga inu video ga daawan karo uuna ogaan doono intas ayay hilmamtay Muhiimada lacagta unbay ku rabtay e dankale kama lahayn Danyeer weyn ayu u ahaa😂😂
@rooneyadan480
Жыл бұрын
@@KhanYunis7daanyer fadow😅
@abokersharif9812
Жыл бұрын
Bisinka weey dhacday waa mid doqon ah
@ruweidoruu3266
Жыл бұрын
Ninkan waa fatale weyn hadalkisa ka fahamey nin ciyaar lacag kuma bixiyo wale
Qofeey iyo shariifoow adi nin maa jeceshahay kulahaa ridwaan 😂😅😂🤣
@mohommetbashir4348
Жыл бұрын
Masheeege Marka😂
@ARashidYussuf
Жыл бұрын
Nin Rag Lacag bilaash kuma bixiyo waxbaa LA tusay😂
@abdullahiabbey
Жыл бұрын
Qufta hore 😂
@DjibrilhassanFozia
Жыл бұрын
Sideen ku ogaan karaa in jacaylkaygu uu daacad yahay ama aan daacad ahayn
@bodayeabod4345
Жыл бұрын
Daan yeer ween waye
@hassannor105
Жыл бұрын
Danyer weyn ayey heshay
@shybdl1636
Жыл бұрын
Ridwan isn't easy kulaa maxaa iga galay
@AnasJojo27
Жыл бұрын
War ninka xeethy 500$ 5,000 u diraayo naag aan qaban mise camirasho wye😂😂😂
@abdiqafarkulow5849
Жыл бұрын
50 dollar aya 5,000 ah bro. 500 wa more than 60k depending the rate
@abdihakimabdullahiissack410
Жыл бұрын
Raggow gacanta hala furo😅 Sheeko qof familkina iga raace hadana igu soolabane😅😅
@ليلوياسمينعبدالرحمن
Жыл бұрын
5000$ sheko la iskuma siye waxkle sheg kkkkk
@CabdallamohamedAhmed1234-st2pg
Жыл бұрын
AR ninka cdey udirtay 😅
@maxamedibraahim3751
Жыл бұрын
Wᴀʀ ɴɪᴏ ᴀɴɪɢᴀɴᴇ ɢᴏʀᴍᴇᴇ ɪɪ ᴛɪᴊᴀᴡɪɴᴇ
@Lomatiyaan
9 ай бұрын
Ani 5 dolar xitaa Kuma siini lahed kulaha ridwan isaq is not easy🫡😁😂
@laylamohudin8145
Жыл бұрын
Samii😳😩❤😂
@safiyomaxuuud4584
Жыл бұрын
Gabadha dhahday ugu yaran shan boqol wa beenley ninkana ma shukaansato lkn naagtiisa ayay u danleedahay in ay ku dirto la hadal wa diiday
@mohamedmohamud4316
Жыл бұрын
Isaa ka tuurtay kkkkkkk
@maryanmohammed9927
Жыл бұрын
Wa macquul inay isyaqaanaa oo xaasid jiro
@safiyomaxuuud4584
Жыл бұрын
@@Kendndnd wan aqaana ma is tiri
@ac7495
Жыл бұрын
Walee wa u maleeyey
@aliabdalla1623
Жыл бұрын
Been leey shankun American hada mataalo kkkkkk
@hanad1408
Жыл бұрын
$5000 u isiyaa kulaha nafteda ayay ben ka shegtay😂😂
@rooneyadan480
Жыл бұрын
Wlhi niman bixiya wey jiran
@hamdahussein6386
Жыл бұрын
😂😂😂been badana naagtu kolay wax bay ugu badashay qofa bilash uma bixiyo lacag gadheysa 500 iyo 5000😂😂
@mohddakanovic2770
Жыл бұрын
😂😂run badnidha hamday video call wax badan ugu raxeyse😊😅
@abdulrahmanhassankafi6312
Жыл бұрын
Waaaa run taaaa
@abdulrahmanhassankafi6312
Жыл бұрын
Kkkkk😂😂😂😂 5000 kun maxaaa ka dabeyay helloooo 😢kkkk
@asmamohamed3628
Жыл бұрын
5000 shilinka kenya waa 50$ wx weyn yaan laydinka dhigin
@mohddakanovic2770
Жыл бұрын
@@asmamohamed3628 5000 dollars ayay dahde marka lacag Kenya 500,000 noqoneysa macqul maahan nin waxas oo lacag nag uu qabin inu udiro
@apthiwahapwardi9866
Жыл бұрын
Naagta hore wxbay ugu badashay lacagtiisa ileyn nin aayar iskama bixiyo lacagtee 😂😂
@shukrinur5747
Жыл бұрын
5 kun dollar Nin Ciyaar ku dhibaa ma jiro america Waa sheeko Wlhi 😂
@ayaandarwiish
Жыл бұрын
Halimo lugo jikin wlaly nafta been haw sheegin Faarax lugo baasto 5000kun ma bixinyo eh😂😂
@bellaguul840
Жыл бұрын
😅American passport is not easy 😊
@justnow7263
Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂. Waar waxbaa ku dhacay tan gold digger ka ah😂
@omom4248
Жыл бұрын
She's totally lying no sane person will give you that money and she's hypocrite; she refused to talk to him 😅
@Zahruji-o8p
Жыл бұрын
Sharifow kulh😂😂😂
@ftomahas2488
Жыл бұрын
5000$ Nin i siiyey nafteyda kuma Amineyn walle naag kastne sidas Ayuu usiinin😂😂
@abdikariimcadeabuuka3642
Жыл бұрын
Xalimo soco guriga aad lacakgaa shaqeynoyaa🤣🤣🤸🏃
@cfataaxyuusufbashiir9226
Жыл бұрын
Naa is astur jaceel beelee
@Ustaad402
Жыл бұрын
Qofta u horeysa wiilka iney been ka sheegeyso baan u maleynayaa sidii ula soo booday xaaskisa iyo lacagta ey sheegeyso in la siiyay ilama ahan waxey ila tahay in ey ogeed in uu naag qabo halkana u timid in ey video loo diro gabdha uu qabo
@boloalifaiza8435
Жыл бұрын
Haa Ani xata saas baan ufahmay😂
@happyhjmc1975
Жыл бұрын
Oo gabadha maxaa loo aqbali wayey ileen adaa u dirtaye gabdho warkaa iska cuna lkn qof daacadaa heshay leylo hanbalyo🎉🎉🎉👏👏👏
@sayid5352
Жыл бұрын
gabadh aan lashekestay ban lacag iga sugin ilaa aan xalashado moye 😂
@fouzianuura2327
Жыл бұрын
Waa la siiyaa gabdhaha lacag si dhexdhexaad ah si aad u tustid inaad tahy qof wax quuri kara... Sidaas bn u sheegaa wiilasheyda anigu... Hdeysan is guursana waa u sadaqo mar walba...
Пікірлер: 458