Xitaa ayado Mogadishu ku korty bay lahjadii rer bariga ku hadlysaa@@NasNasra-vo4ye
@saynabdaye7382
12 күн бұрын
Haa
@Mohamedgafdiid
14 күн бұрын
Gabadhan naxariis bay u baahantahay wlhi ilaahay ha u gargaaro
@anwarwardere8248
14 күн бұрын
Kusali nabigaa scw scw scw ❤
@user-vd1uh3ue2v
14 күн бұрын
Scw
@CumarfaraxGuure
14 күн бұрын
صلى الله عليه وسلم
@ahmedabdulahiomar7767
13 күн бұрын
Gabar Dagan oo Qurux badan guul baan kuu Rajaynayaa walal
@fouzianuura2327
13 күн бұрын
Samiiro jisaar ha noqon dadkii ku soo koriyey wanaaji, wxy ku dheheen isbitaal agtiis bn kaa helney, waayahee sideebey waalidkaa ku garan karaan??!!... Waalidka aad goobeyso hadey ku tuureen ka waran😢... Qof hal maalin ku wanaajiyey xitaa laguma jisaaro wll.
@abdullahi9609
12 күн бұрын
gobonimo
@laylomaxamed1279
11 күн бұрын
Sax
@shukrishuulaanka8595
11 күн бұрын
Sax. Waa runtaa walaaley
@ismaildiinle7698
18 сағат бұрын
Runta ayee u sheegaayaan gawadha runta madiidana dee see wax leedihiin
@Abdikadirreso
14 күн бұрын
Intii musalsalkii haboon so xasusatay one like❤
@salmaanCisse
14 күн бұрын
Ridwan call the family members who raised her and call them ask them where they found her from
Horay ayad kuwarernay Nin Yusuf layirahdo balse hadey gabadhan sax tahay waxey shegeyso sikastaba dadki kuso koriyay xaq ayey kugu leyihin hadeyba jiran walid run ah ku dhalay Allah kusahlo
@sagalabdi6230
12 күн бұрын
Muxuu ku dambeeyey horta ninkaas
@hassannour6661
14 күн бұрын
صلى الله عليه وسلم
@AweysHassan-xf6ou
14 күн бұрын
Somaliyey gabadhan muqaakeeda aan u shergareeyno Waasheyda qoykada Allah kuu sahlo
@MohamedIbrahim-ue6px
13 күн бұрын
اللهم فرج همومها وغمومها
@maslah345
14 күн бұрын
Qafna si uyiri qafna si uqaday sowlagama yaabo inay kuu diidayeen niyadjabka
@suldanohassan7856
14 күн бұрын
Yaa Allah rabiyow usahal familkeda aamin
@shiilshiil5671
14 күн бұрын
Ilahow rabiyow somali wey dulmantahay dhibaato tiro badan ba Ku habsatay dhan walbo ayaga is dulmiyay qof walbo qof buu dulmiyay dhib ka wuu badan yahay waqtigana wuu nugu dheeraday alle noo gargaar adiga naxariis badan ya alah walhi wa xanun waxa u bahanahay nabad iyo barwaqo iyo xukun caadil ah ilahow nasii Amiin amiin please dhamanten an alle barino
@sucdiosman8337
12 күн бұрын
Somalia dulmi beey la burburtey. Dulmi dartiisna weey ka dhismi la,dahay.
@AbdiHassanBare
14 күн бұрын
Qofka ku soo koriyay lama xumeeyo because waxaa dhihici karto inaadan hooyo iyo aabo laheyn oo qashin ama hospital ka lagaa soo qaaday qofki ku dhalayne uu ku tuuray sababo jiro aawod. Qofki ku soo koriyay ayaa hooyo kuu ah haduu naas ku soo nuu jiyayne kaba daran maxram caadi ah ayaad tihiin. Before ilmaha hada laiska soo rido mijirin ee qashinka hadii lagu dhalo ayaa lagacarari jiray. Waane wax caadi ah🙏
@daljireali4783
14 күн бұрын
Haahe waa in ay u sheegaan meesha ay kasoo qaadeen. Sabab ay uga qariyan ma jirto. Waxaa shaki keenaya in ay ka qariyaan, maadaama ayna ilmo lahayn amay soo xadeen??
@AbdirisakFaarah-i3q
14 күн бұрын
Wayba qariyeene say uxaririsaa
@somaliagracefulplacebb2077
14 күн бұрын
Qofka in uu firkiisa iyo faracisa ogda wa wajib, runta inay u shegan wa muhiim no matter what. Hadey shelay sokoriyen ama haso xadaan ama hasoo helaan, manta wa wajib inay saaran uu diiniya inay runta u shegan. Hadii kale iyaga xumanta isku cadeyeynayo. Ilmaha an dhalnay xitaa hadi ad been u sheegno nama raban o wa kunacayan iyago og inad walidkod tahay. aan runta isku sheegno been wa xaaraan.
@nadanuura5870
14 күн бұрын
Hadii xitaa laga soo qaaday diinta ku fartay in aad qofka u sheegto hadaadan adigu soo xadin
@IqroAbduweli
14 күн бұрын
Way soo koriyeen m.a waaye balse inay qariyaan ma fcn dhib iyo dheefba inay dadka keeda la wadaagto oo ay kalinimada ka baxdo isku daya illahay ajar iyo xasanaad haka siiyee 😢
@SabriinAbdiaziiz
12 күн бұрын
Ilhaan omaar bey u egtahay🫶💋 insha allah wad hilin walidkaaga abyo mcn🤲💕
@hawaluul1649
14 күн бұрын
Gabadhan ilhaan omar ayeey uegtahay Abaayo dadkaga Allaha kusahlo Samirkaga Allaha kusiyaadiyo
Ya Allah illahay ha ku sahlo family laga saxda abaayo waan ku so duceeyna Allaha ku cawiyo🤲🤲
@hafsaibrahimomar8345
13 күн бұрын
Samiira Abdi allaha ku sahlo abyo runtii wan kula dareemaa xanuunka jurta ayeeyo hawa abdi waxaaan rajeynaa inaay runta sheegto allaha ku duwo😢❤❤
@user-vo8xx6hh7f
14 күн бұрын
Apayo astaqfaartA bdi faraj baa ilahey kuu furayaye❤😊
@user-tr1dr4nw8e
14 күн бұрын
Scw Scw Scw ❤
@baadaayeawdaa5954
13 күн бұрын
Ax ax xanuun saaid ah wye abayo famlygaga allah haku sahlo marka heshidna halkaan soo booqo si aan ugu ogaano inaad famlygaga heshay farxadaas wan sugi lahay😢😢😢😢😢😢
@samiyacabdi3768
10 күн бұрын
ax ax ax ilahay hakusoo sahlo
@abdinasiryerow4077
13 күн бұрын
I think the best thing to do is the family which brought up this lady should be brought to book so that this lady should get her family back
@S77aep
9 күн бұрын
Walalshey quruxeey runti i can only imagine xanuunka aad dareemso . Ilaahi haku sahlo reerkeeda inaad heesti, balsa abaala haa noqon mamad ku soo korisa waxaa dhici karto wax badan ku niyaada jabinyso ina ka qarinaayan. Xariikooda haa goonin , in shaa allah iayagana waxaan rajaana jawaabata raadinso ina ku siisay in shaa allah
@Muniirxikmawi-yx5oy
13 күн бұрын
Calaamadaha tilmaan si ay iyakuna kula soo xidhiidhaan abaayo ama ay u gartaan calamadahaa❤❤😢😢
@fiidowmrk
13 күн бұрын
Rabi ha ku sahlo rerkaga wll mcn in sha Allah wad hele wll mcn
@xawowadaadofficial2014
14 күн бұрын
Barabulsho inaa imado marabin kulahaa soo gabadhii Hanna waacinaysid matihid aabahaa sookuuma imaan oo kuma oran hooyadaa qaraxii soobe ayay kudhimatay
@raxmaahmed3283
13 күн бұрын
Ohaday abaheed heshay maxakalo kudhcayn
@fowsiyodaahir4819
13 күн бұрын
Ridwaan ciwaanka wa qalad gabadha waxay tiri inay soo xadeen la sheegay lama hubo inay xadeen is kale ku heleen laga yabaa ina ku xukunto inay xadeen adigoo hubin wa qalad
@nuuradiinhaji161
14 күн бұрын
Daahir Alasow aad asaa kula raadinaayo wlshy
@celimataan4923
2 күн бұрын
MAAMOOYINKA SOOKORIYEY GABADHAAN IN AY USHEEGAAN XAQIIQDA DHABTA CIDA AYKASOWADEEN IYO MEESHA AY KA KEENEEN ALLE KABAQA INTA AAD NOOSHIHIIN SHEEGA XAQIIQDA
@AbdiwiliAhmed
13 күн бұрын
I.a walidkaa oo run Allah kusiyaa sister otherwise part 2 nalasosocosiii i.a
@qadarcukash
11 күн бұрын
wlshey qaali dag dag ale hakugu keno familkaga waxa tahay gabar somaliyed aniga Aya wllka ah
@babwaaqoibraahim19
2 күн бұрын
Ilhy noloshaada wixii kaa maqan haku siiyo
@RuneyNoor
14 күн бұрын
My brothers and sisters this man dadkuu bahdila kan soo team wash wash bahdilka heee ground please
@cabdinajiibmaxamed-d7i
3 күн бұрын
abtigy ridwaan 2m❤❤❤ Lik
@farmaajoanigagardadiyey
14 күн бұрын
Allow us to sahal gabadha reerkeeda 🤲🤲🤲
@kafiyaabtidoon4043
14 күн бұрын
Wiilkeyga ayeydiis ma aqaan ma gaceeda maxay kawada iyadaba tu kale ahe cajiib weye lkn ilaahey haku sahlo reerkaaga hadey dhab kaa thy
@somaliagracefulplacebb2077
14 күн бұрын
Qofka dhibateysan waa xalado badan yahay. Sido kale inay mageceda shegto muhiim mahan.
@akn7640
14 күн бұрын
Xunuunkaa faraha badan oo haysta baa keenaya walal, ee xumaan uma qabto. Dhinaca wanaagsan ka eeg iyo xaaladda qofka uu ku jiro.
@kafiyaabtidoon4043
14 күн бұрын
@@akn7640 mahadsanid wll
@kafiyaabtidoon4043
14 күн бұрын
@@somaliagracefulplacebb2077 mahadsanid wll
@aniizajaama7544
13 күн бұрын
Adiga mxa negitivr ka dhigay . Gbdha dhib wayn haysta ma aragto magc iyo wx lamida wa qof dhiban alle dhib hka dulqaade
@samirahassan3392
14 күн бұрын
Illahy ha sahlo familygeeda dhibka alle ha dulqaado
@ibraahimcalirooble4856
13 күн бұрын
Alle u sahal Ehel keeda inta kala baadiyowday na is haleeshi amin
@walaalcabdalla6981
12 күн бұрын
Abaayo runtii aad Baan ugunahay arinkaada lknse waxaan rajeynaa In aad si deg deg ku hesho waan kuu duceynaa salaadkasta dabadeed I.n
@Ayanna-h1
14 күн бұрын
Alllah soo sahlo family kisaa 😢😢 xanun waye
@fadumoabdalle3994
14 күн бұрын
Alle ha ku sahlo abbyo😢😢😢😢
@Kiin74
13 күн бұрын
Gabadhaan runta iney usheegaan waaye reerkii soo korsadey subxaanalah
@saynabdaye7382
12 күн бұрын
Ilaahay hakuu sahlo waa gabar aad u dagan oo qurux badan
@suadoahmed977
14 күн бұрын
2badii maamo o so koroyeen kheer alaah siiyo laakiin hadey diidan halkey ka so qadeen somaliya dowladaa ka jirto maxkamada hala takto xaasidsanaa meshay ka so qaaden mey u shegaan haku sabart33
@nimaabdullahi3125
13 күн бұрын
Haa waa inay saas samaysaa sharciga hala tiigsato
@sandiirmaxamed5335
13 күн бұрын
Wey ushegen banadir ban kaa so qaadney dhahen wey ku caasisa dadki soo koriyay
@suadoahmed977
11 күн бұрын
@@sandiirmaxamed5335 hush waryaaa gabdha ka leexo adaa caasi ahee
@sahraadan6995
13 күн бұрын
Wllo alle hakuso sikhiro daahir dahab utag islamaha isaga wiciye
@KhaliifJama-hj1bt
12 күн бұрын
Aadban uga xumahay murugadaada 😢😢😢😢alle hakuuso dhoweeyo
@zakidheenmedia155
13 күн бұрын
😢😢 very sad wlhi. Walidka wa cajiib sory sister niver give up sister inshlaah wa heleysa rerkada inshlhhh
@aminaahmed429
12 күн бұрын
ilhaye ha ku soo sahlo ameen yarabi 🤲
@saynababdi6226
12 күн бұрын
Ilahay hakasoo farxiyo miskiinta si dhakhso leh 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ubaxaxmed8257
13 күн бұрын
Gabadhan ilhaan cumar isu ekaa bisinke😢❤
@AweysHassan-xf6ou
14 күн бұрын
😂😂😂walahi waa gabar iimaan leh maamooyinka walikeeda ka qarinaaya gabadhan Allah haka baqaan oo waxii jiro gabadhan somliyeed ee murugeysan ha usheegaan
@saaraabdirizack5542
14 күн бұрын
Maxaad ugu qoslin markaa😢
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
13 күн бұрын
Se ku ogatay iney ka qariyen mida kle isbitlka bandira lagaso hely ayada didan
@dr.smunishaliabdi3112
14 күн бұрын
Waxbaa i ifbaxay from mudug glmdug iyo Ethiopia wa daris lagayaba kalinka somlida in melaha gabdha laga kenay😢 alh uso aruriyi family saxda ah
Adiga ilhaan cumar ladhalty abyo wa u egtahy m.a wa gabar dagan oo masakiina 😢😢😢
@marima7352
5 күн бұрын
Asc Ridhwaan, why don’t you call the two ladies who raised her. We would like to hear their side of story? Why are they not letting her know? In shaa Allah I hope is a good reason.
@NadiyaSiciid-g6f
7 күн бұрын
Alleh haku zodhaweyo wllsheyy😢😢
@Jabircali
13 күн бұрын
Abayo illahay walidiintada io family gaga Hakusho dhaweyo🤲🤲🤲🤲
@naimomohameddahir6650
9 күн бұрын
Cida kusokorsatay horta mahadsanid dheeh kadibna hakadalin inad weydiso meshay kaso qadeyn lagayaba iney kusoxadin lkn si kale laguhelay
Пікірлер: 446