Salaada aan tukano illahayna aan ka boqno dhalinyaro❤ Nabigana aan ku salino🥰 Salalahu calayhi wasalam❤
@garamebazhir4594
Жыл бұрын
Scw 💓 scw
@luuldheyman4077
Жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@maskiiney143
Жыл бұрын
Scw scw
@cabdikaamilcarab
Жыл бұрын
Scw scw
@CraxamanGureyle
Жыл бұрын
Scw
@abdioromo1676
Жыл бұрын
اللهم انت ربي لا اله الا انت، خلقتنى وانا عبدك، وانا على عهدك ووعدك مااستطعت،اعو بك من شر ما صنعت،ابوءلك بنعمتك علي ،وابوء لك بذنبي فاغفرلي،فانه لا يغفر الذنوب الا انت
@AsadaadamIbraahim
6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ajman-ej6
Жыл бұрын
Waliga qof bini aadan ah oo anad rabin qalbigisa haku ciyaarin. intan jacaylba iman meesha. Qofka runta loo sheega intaad xidhiidh been ah kula socon lhyd rag iyo dumarba waxan leeyhy qalbiyada halaysku ilaaliyo 😢
@gaabaneaadancabdi2189
Жыл бұрын
Aad iyo aad wlshy
@RayaanHonasti
Жыл бұрын
Saxiix 👍
@yahyosmohamott9785
Жыл бұрын
M.a byo xaqiiiq kahadasheyyyyyy
@Ajman-ej6
Жыл бұрын
@@RayaanHonastiwalshay
@RayaanHonasti
Жыл бұрын
@@Ajman-ej6 walshey qaliah
@edna_ah3567
Жыл бұрын
Abdirahmaan waa wiil qurux badan m.a mana waynaayo qof jaceyl insha Alllah farxadna waan urajeyn❤️
@AbdirahmanXhaka
Жыл бұрын
Aᴀᴅ ᴀʏᴀ ᴜ ᴍᴀʜᴀᴅsᴀɴᴛᴀʜᴀʏ sɪᴅᴀᴅ ɪɪ ᴅɪʀɪɢᴀʟɪsᴇʏ ❤
@rahmaabdirahman8528
Жыл бұрын
@@AbdirahmanXhaka❤
@faisal-iv6hj
Жыл бұрын
Wuu naxay walhi maxamed markey dhahday 😢😢😢
@edna_ah3567
Жыл бұрын
@@AbdirahmanXhaka ❤️👌🏽
@AbdirahmanXhaka
Жыл бұрын
@@edna_ah3567 ᴛɴᴋs
@happyhjmc1975
Жыл бұрын
Team no xirrir waad badbadeen💯👏 ku lehna markaad qof isku boodan cid kale ha dhibaateynina waligii waa iga talo ileen dadka Alle ayaa kale duwee,inta qalbiga jaba Alllah siiyo badal khayr leh💯👏
@user-uu7tp7lk8z
Жыл бұрын
Ani ada ka shkisanhay kwrn mardhow igafiri😂
@zusheyahmed7279
11 ай бұрын
Ameen
@Samiaahmed-p3w
Жыл бұрын
What a handsome ABDIRAHMAN😍You must never love a girl but she must love you because of your cuteness👋SULEKHA qof muhiimka ah horaysii sister markaad tijaabinayso jeceelkaga🙏
@monam7931
Жыл бұрын
Sudu u farxsana iyo siday qalbiga u jabisay ax miskin badal khayr qaba alle ha ku siyo dumaroow qof inana rabiin ruunta u sheeg ha ku ciyarinee😢
@faisaosman8593
Жыл бұрын
Waan ka xumahay abdirahman Waa wiil fiican oo hadaana dagan aadna u quruxbadan masha Allah taas najiib ma lahaa
@fahimsiyat
Жыл бұрын
Correct 😮
@abdiseed3363
Жыл бұрын
Hada kaas e dhaheso wan jecl ya u waca gabar kale ayu sheki laha 😂😂😂😂😂
@fiidowmrk
Жыл бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin ❤️❤️
@Hamdiabdi-lc5lh
Жыл бұрын
I feel sorry for Abdirahman may ALLAH HEAL HIS HEART.Life is full of lessons.One day someone will cheat on her the wa she cheated on ou.What goes around comes back around.I am so happy for Suleqa that she got the man she love and not the other man that love her.Nimanka magaca Ahmed wa nin beenlowyal,qayanolowyal iska ilali gabdho.Abayo Suleqa stay with Marwan he is better for you.
@mahamuddahir9143
Жыл бұрын
Sulekha she thinks he loves her ..”listening to the way he answered with question raises a serious question Why did he answer by saying sulekha miya..that guy is a big time liar
@Qaaliquman666
Жыл бұрын
@@mahamuddahir9143wuba iska hubenaa ine suleqo thy alaa 😂😂
@zubeirissackadan7384
Жыл бұрын
BRO AM VERY SORRY, WAX AN QIIMAHAADA RAGGA AN AQOONIN EEH YOU NEVER GIVE UP 😢
@mohamedshukri7414
Жыл бұрын
Sorry 😢😢bro mine go a head life will always continues girls are so many bro ❤
@riyanmohamed5614
11 ай бұрын
Yeah 😢 I feel for him 😢😢😢😢😢😢
@Amiira96
Жыл бұрын
Inta neceb barnamishka kale doorashada Team single wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo Wax walbo indhaha aan ka dawano
@issackahmed4868
Жыл бұрын
Hearts deserves to be cared! Or reach a good decision to be single that's the best 🌟 3 years of being single hats off 😂😂
dumarooow raga aaaad rabtan reeerkiina u geeya hata hadaa shukaansato hooyada bar iyo walalaha jacaylkaaasa mira dhal fican yeesha qarsiga jooojiya maaanta jacayl majiree dan lee ragu watan badankoood yaaan lagu khiyaaamin haduu ninki ku rabo familka u geee
@Tayba283
Жыл бұрын
Labadii kala tagto mohamed lee soo dhax galay 😂😂😂
@maryancb1351
Жыл бұрын
Ma aragtay hada
@AweydaKiwi
Жыл бұрын
Xarifadh😂wax qalaad meey sameyniin midh ayadha😂jaceel midhna asaga jeceel plan B
Asc Abdi /Raxmaan is very handsome man gabar u qalanto wuu heli run ahaantii aad ayuu quruxlow u yahay . Masha Alah in la diido iska dhaaf ee in asaga lagu kartamo ayay aheyd ee waxaad keenta program kii dooro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Maxamadjanan-ux2nl
Жыл бұрын
FOWSIA WAA RUNTAA ABAAYO 🌹👋
@AbdirahmanXhaka
Жыл бұрын
Wᴀᴅ ᴋᴜ ᴍᴀʜᴀᴅsᴀɴᴛᴀʜᴀʏ sɪᴅᴀᴀᴅ ɪɪ ᴅɪʀɪ ɢᴀʟɪsᴇʏ ᴀʙʏᴏ❤
@ramlaahmed5986
Жыл бұрын
@@AbdirahmanXhakaabowe waad yartahy jacel haka fikirin hada just focus on yourself and goals,waxaad arki doonta iyaga oo kudaba cararaya wlhi 😊😊all the best brother
kan ay sheegtayba bilow xiiranyahay maxad ka ogtahay raga waqtigan joogaa geeska wey wada xiiran yihin
@asmaismailali8688
11 ай бұрын
accept with you😂
@Anush1__4
7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@PROFESSOR__SADAM__H
Жыл бұрын
waax laa ilaaliyo quluubtaa dadkaa uu wanaagsan 🫂
@rukiyahaaji9077
Жыл бұрын
abdirahman waad gulaysan wll qof kujacela waad heli insha allah
@mohamedadanhassan6809
Жыл бұрын
Very strong man 👍 guleysoo 💪
@drssamirosmanmohamed1025
Жыл бұрын
Don't worry brother you will find someone who loves you i.a
@AbdirahmanXhaka
Жыл бұрын
I.ᴀ ᴡʟʟ ᴍᴄɴ ❤
@shugruyawyaw9257
Жыл бұрын
ridwaan wiilka gabadhu dida ayaan ka hilay abowe xageba talefan lanbarkisa laga helaya bal ishag wllo qaali 🥰🥰🥰
@justnow7263
Жыл бұрын
Waar ridwanow inantaas u sheeg lambarka
@Faraxluugobasto
Жыл бұрын
Oo caad ah xalimoy walee mashiin kulul ayaa ku saran
@mafahminytchannel4218
Жыл бұрын
Tii kaleba waan ka helay lkn kaliya lkn kuma rabin ayey ku tiri adne sidaas waan kaa helay kaliya myaa ku dhahee hadhowna kuma rabin cml 😂😂😂
@MohamedfarahSaney
Жыл бұрын
British poi aya ugu qoran wll tiktok
@baxsanbeelo9024
Жыл бұрын
Aaqiru samaan aha he naag nin numberkis raadine😢 gabarey caga dhigo ana wlsha eh o ku jcle
@vannyboytv540
Жыл бұрын
love the show good job lol
@Qutypie-ug4ok
Жыл бұрын
Ridhwan more videos bro🎉❤i.a
@Suleekhacusmaan
Жыл бұрын
Hhh samidey keep going👍🥰🥰🥰
@nrcabdi
Жыл бұрын
😯😯😯😯😯😯...Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. Waxaa jira dad naftooda ka been abuurta oo balaayo aan ilaaheey gelin dusha iska saara balse waxan ka hadlayo waa sida ilaah ogyahay iyo xaalada aan ku jiro. Waxan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaaanba, aysana jirin cid kale oo garab u ah. Waxan ahaa qof waxbartay oo aqoontiisa wax ku qabsada balse maanta ma awoodo inan ka faa'iidaysto cilmigayga xaalada liidata ee aan ku jiro aawgeed. Xitaa hooy iyo guri malihi oo masaajidka banaankisa ayaa deegaan ii ah, mararka qaarna ma helo waxan cuno maalmo isxiga. Walaal xaaladayda qoraal kuma soo koobi karo ee maanta adaa garab ii ah ee iigu hiilli duco iyo deeq waxaad awoodo si walaalnimo iyo islaanimo ah. Xaaladayda waa mid muuqata oo lasoo arki karo. Moobeelka aan isticmaalayo xitaa qof walaal ah ayaan si kumeel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba inaan helo walaalo wax i tara. Magacayga iyo lambarkaygu waa Cabdulqadir Cabdi 252 617313184 Muuqdisho
@sumayocabdi4928
Жыл бұрын
😢ilhy waka dulqadi kara 😢
@cabdikaamilcarab
Жыл бұрын
Radwanaw zxp barnaamijka dhararahan wad kobtay ee sidii hore kuso cali zxp
@hassanbinadow1190
Жыл бұрын
Bro keep going don't stress on such foolish lady .we have best nd kind ladies in somalis there is no prblm to hesitate such mercenaries person
@sahantoosan9083
Жыл бұрын
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤
@user-pb5jp5zz2m
Жыл бұрын
Nabsi waa mar dhexe waligaa qof hadhaawicin 😢
@abdifatahadanmadow9361
Жыл бұрын
Sln sare bro ridwan
@mohamedamiin606
Жыл бұрын
Suleqa Gwr ladoho oo dhaan waa dacaat❤❤❤
@Suleekhacusmaan
Жыл бұрын
Ay😮thanks👍🥰🥰🥰
@ayaanibrahm
Жыл бұрын
Dumar fiicana jira dumarka isku mid mahan yan gabdaha la cebeysan kuwan diin lahayna aragtene subxana allah
@ayaanbillan8634
Жыл бұрын
Ma aragtey Yaa Ia Khayaano Badan ayagah
@mohamedali4884
Жыл бұрын
Buux waaye Rag iyo Dumar ba qof Xun Iyo Mid Mid wanaagsan waa ay leyihiin
@hidan268
Жыл бұрын
@@mohamedali4884lkn gabadh hada aragto rag isku dul wado ama wiil qofkas mustaqbal marabo ee waqti lumis waaye waxiisa
@mohamedali4884
Жыл бұрын
@@hidan268 Exactly Arin Wanagsan Mahan Qof adiga kugo,ay in ad Mid kale Kadaba Wado Waayo Qalbigisa Kuciyareysa Is Not Good
@Muslimiintawaawalaalo
11 ай бұрын
Diintaba sheegtay in sheydaanka aa ka dhagar badan tihiin
@abdikadiryussuf7428
Жыл бұрын
Half million coming soon
@Ibna.Aadami
Жыл бұрын
Wiilasha badanaa marka ay gabdhuhu qalbiga ka jabiyaan waa u duceeyaan. Laakiin dumarku waa caayaan maxaa ugu wacan arinkaas, waan fahmi waayay sheekadaas.
@mohamudabdullahi7025
6 ай бұрын
True love come after marriage.. waxan kale qooq wye...baq baq badana
@kamilfarah4486
Жыл бұрын
Sxb no calaacal horay u soco sxb
@caishokhaliif9509
Жыл бұрын
Soori wll😢
@yahyaukurre8552
Жыл бұрын
Reer ifo not easy,Sxb don't worry life has to move, wark hard ayagaba qadka sogalayaan I.Allah just be single.
@axmedceebe4961
Жыл бұрын
Axmedow jeceyl maad kasameysantahy hhhhhh😂
@HusseinAbdi-wu1sl
Жыл бұрын
Asc ridhwan brother plz 🙏 aniga qof anjecel inaitijabisa raba
@ahmeyanoahmeyze3215
Жыл бұрын
Jecel marabi haliga war hayaaa😅❤😢😢
@aminaamish242
Жыл бұрын
😂😂😂😂hye wakawarheyn Dona
@ogmal7471
Жыл бұрын
Ridwan lambarka sxb soo dir
@user-ru8hr6fk2g
Жыл бұрын
Ala Ana bal marka xirir samaysto waku soo she gayaa qalpi jap dheer marpee😂😂malinta tree days hada is Naqano watijapinaa😂😂 khalz
@abdioromo1676
Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@muniirocabdulle2207
Жыл бұрын
Min
@kaafiyocabdirashiid6187
Жыл бұрын
😂😂😂😂
@abdulkadirissewehliye594
Жыл бұрын
Wan ka xumahay walal qlbiga alle haku qabojiyo shekadas mid lamid ah iso martay ila hdana xnunkas wan darema wana sika cadi nolasha iska sidas ah
@deeqoabdiali6019
Жыл бұрын
Ragana saas dumarka yelan Aniga arkay lkiin loma jojayo
@abdulkadirissewehliye594
Жыл бұрын
@@deeqoabdiali6019 way wada jiran labada dhinac lkn dadka dacad ah le ayu dhibka ku dhacaa
@MaryamDahir-vh2xd
9 ай бұрын
Wlhy wiilka wanka naxay sorry Bowe insha allh Gabadha Malin An Manta ahyn kuso Radin Dontaa iyado Qoma may Nayso Wad helay Saa Qof kuu Qalma Oku je cel insha allh❤
@najmadiamond2452
Жыл бұрын
Haram relationship will not last
@hassanmohamud5470
Жыл бұрын
Wixii ku hela la yaabey wiilow😁
@mumtaazxubi986
Жыл бұрын
Wiilka maskiin sanaa m.a Kan ani iso aadi ridwaanoo 😭😭
@AbdirahmanXhaka
Жыл бұрын
Wa ikan abyo ❤
@mumtaazxubi986
Жыл бұрын
@@AbdirahmanXhaka ok sidee ku wada hadli karnaa
@AbdirahmanXhaka
Жыл бұрын
@@mumtaazxubi986 sɴᴀᴘ ɪɢᴀ sᴏ ǫᴀᴡᴏ ᴡʟʟ
@user-qd1dh9yc1k
Жыл бұрын
@@mumtaazxubi986cadi waye la xiriiir😂😂
@ladandjamaabdillahi9365
Жыл бұрын
Wll Adika intejoota
@fadumoxashin690
Жыл бұрын
❤❤
@fardosofilsan6402
Жыл бұрын
Woo qosly 😢😢😢😢 but 😢😢😢😢😢wiiy xanijisay 😢😢😢
@cayshacuud2437
11 ай бұрын
M.a isku waara❤
@billionairebuskud4800
Жыл бұрын
Wey adegtahay inaan qof aamino waana ku kalsoonahay calool adeygeyga, balse uurka ayaa i huro markaan arko qof sidan ay qabsanayso, isagoo dhiiran imanayo public leh qof aan naftiisa aheyn baa i jecel oo aan ku kalsoonahya hadana xanuun, niyad jab, iyo calool xumo kasoo qaadayo halkan, Sorry walaalayaal hadiinan calool adkeyn ad u qalbi jilcantihiin been waliba ha aaminina pls…😢
Haa haduu ogolaado in nin kale lagu dul wado asagoo daacadas ah nin maahan ee bartiisa aan kusoo tooganeybaa sxb ma aadnaa😂😂😂
@user-bx9zj5qi4h
Жыл бұрын
Sorry bowe 😢
@ladandjamaabdillahi9365
Жыл бұрын
Wllo waxan raba inad qof itijabisid ee iso jawab
@abdinasir____k9909
Жыл бұрын
Gabadha Maxamad Jecel 😂 waxay Tiri Adu Ma dareemaysid Miyaa Qofka Ku Jecel Iyo Qofka Kale ✅Anu anoo Dareensan Baan Dhaga adeegaa Sida Kaa soo Kle 😂😫🥰😊
@hodanbashir7886
Жыл бұрын
🤣😁😁way jiran kkkkkkk
@Said-gn2ec
Жыл бұрын
Ninkan queuxlow waye Aniga igu waca 😂😂😂 Mohamed ku dil dheh
@abdinasir____k9909
Жыл бұрын
@@hodanbashir7886 😂😂🥰anaaba Ka Mida
@maryanelmi-cw9jy
Жыл бұрын
Hhh dhaga adayga iga dhaf yan lagu mada dalin 😂
@abdinasir____k9909
Жыл бұрын
@@maryanelmi-cw9jy Nin Meelu U cadahay Meelu Ka Madoow Inaan Kaa Dhacsadaan Rabaa Ninkaad Jeceshahay Oon raganimadayda Ku Tusee Seen Dhaga adeeg U daayaa 😂😂🫡
@fardosofilsan6402
Жыл бұрын
I feel wlhi 😭😭😭😭😭😭😥😥😥😥
@fatimaamiira1412
Жыл бұрын
Ridwaan qof inuu ii tijaabiyo rabaa numberkiisa rabaa yaa isiinayo
@Mateo-ky4we
Жыл бұрын
Comment hadaa aragto like isaar si u gaaro qof kaa u so qoray Wll sida alle sharaftada kor ugu qadaye hal mar fariinteyda iga soo jawaab plz alle dartiis 😥
@Anshax_Music
Жыл бұрын
Naftaada hadaad daacad unooqto qofkasta oo aan daacad kuu ahayn isaga ayaa iska hadhaya umana baahnid inaad ogaatid taas
@muniirocabdulle2207
Жыл бұрын
M.a
@Hana-ii7rd
Жыл бұрын
Dhib malahan abowe way dhacda taa qalbiga nah allah haku dhayo
@abdikadarsalatali4829
11 ай бұрын
Reer ifo 😂😂😂 wan uxiisey garahaan xawujubey form Canada 🇨🇦 😂😂😂 wan idinsalamaye 😂😂😂😂❤
@Anush1__4
7 ай бұрын
😂😂😂😂solar o hda yrow 😂 Lkn ma jogi yah
@MohamedMohamed-eb6bc
Жыл бұрын
Maskin dheh bro whoever lefts u is not good for u remember that
@riyanmohamed5614
11 ай бұрын
I feel for him 😢 sorry abowe 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@SucaadShugri-tz3qi
Жыл бұрын
❤❤❤❤
@hanaabdi9748
Жыл бұрын
Sorry aboowe 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@jibrilkayembe5338
Жыл бұрын
Indr Tani shafka, ay soo taagty way xaysiinaysa Yaab Tani YAA waraysta horta garow
@ubahmoahmed5620
Жыл бұрын
Ax Yaa Jcl 💔🥺 Really All Love Hated🖐️😩
@saidaabdihashi5142
Жыл бұрын
Guur marka diyar unoqoto xirir sameyso maceepa😮
@umunuseyba9871
10 ай бұрын
Ridwaanow shaqo fcnaa heysaa dadbadanoo la lugoyn lahaa ayaa badbaadisay
@farmajomuhumed5763
Жыл бұрын
From mandera suleqaa😂
@mahiryare6738
Жыл бұрын
Zxb ridwaan waxaan kunolahay dalka Ethiopia waxaan rabaa kabar an mudo bdn isla socono oo kunool somalia in la iiti jabiyo wll hdaa macquul thy illa soo hadal🙏🙏😪💔
@nishaalove92
Жыл бұрын
Sxp number kiisa marka hesho iso sheeg
@aragsanmohamed559
Жыл бұрын
Uma qalantid wll inay sidaa kuu gasho lkn alle meel uu kula rabaa fican wllky is ilawsii
@abdishukrimohamed3558
Жыл бұрын
Ma dad baa wali aaminsan jacel
@_afardhaan8250
Жыл бұрын
Soryy wll abdirahman😢
@Maryan_Ali
Жыл бұрын
Mid qaxootiga geynaayo ma iyadaa rabto qabowga Nairobi mid la joogo o halkaas kula noolaanayo ayey rabtaaye 😂
@rahmamohamed2550
Жыл бұрын
numberkisa ridhwan inten kehela🎉
@legendyuska7182
Жыл бұрын
07
@Maxamadjanan-ux2nl
Жыл бұрын
MALYUUN WAXAAN U ARKAA NAAGA QIYAAMADA BADAN WAAYO ANAA NAAGO BADAN SOO SHUKAAN SADEY HADANA FAMIL BAAN M.TABAARIK
@kaafiyocabdirashiid6187
Жыл бұрын
Sorry wllkey abdirahman 😢😢
@AbdinasirFeysal
7 ай бұрын
😊😊😊😊😊
@FaisalGaiye
Жыл бұрын
I am sorry my bouz❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muhuboaden5601
Жыл бұрын
❤👍🏻💚💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💚👍🏻🖤🖤🤍🤍💜🙏🙏🙏🇸🇴💙💚🖤🤍💜💜💛🧡❤️💔💔
@mohanabdi3715
Жыл бұрын
Qofaa jeclahay hadee dhahday muxuu rabaa kan kale nasibkyga cunaa maxaaa la dhahaa qofta ninbeee jeceshahay ka har dheh
@user-bm7uj3uc7e
Жыл бұрын
Alaa wilka reer ifo wan kanaxay iskumeela kaimaanay lkn ismanaqaano anbo xanuunkas wan kuladaremayaa walalkaa😢
@najmadiamond2452
Жыл бұрын
Iguso qabo Aniga Canada keenayo 😂😂
@AbdirahmanXhaka
Жыл бұрын
@@najmadiamond2452hhhh dhibley aya tahay
@yaskataqa7314
Жыл бұрын
Boska gabadas kabaxdi ubuxi
@fadxiyaali1093
Жыл бұрын
@@yaskataqa7314 😂runti
@AbdirahmanXhaka
Жыл бұрын
@@najmadiamond2452aad aya u mahadsantahay❤
@AbdirahmaanBoy-dq4cf
11 ай бұрын
Maxamed Markey Tiri WADNAHA BUG yiri😂😂
@ikraannuriya2777
Жыл бұрын
Ridwan midban kugu haysanaa hadan hablo nahay ragga lagu dad iyo masi waraysatid dumarkana aadbad uwaraysata zxp
Пікірлер: 390