Walal ugu dambeyn waxaan daawaday Markaa soo dhigtay 4 sano Ka bacdi alle haku sharfo 🤲
@salsabiilaabdurahman9049
5 жыл бұрын
إنما مثل الحياه الدنيا كمآ ء أنزلناه من السماء فاختلط به بنات الأرض مما يأكل الناس والأنعام حتي إذا أخدت الأرض زخرفها وازينت وظن اهلها أنهم قادرون عليها أتاها أمرنا ليلا أو نهارا فجعلنا ها حصيدا كأن لم تغن با لامس كذا لك نفصل الآيات لقوم يتفكرون
@ogaanshahadunida
5 жыл бұрын
Wll iska sax ma'ahan بنات الأرض Sida saxda waa إنما مثل الحياة الدنيا كماءٍ أنزلناه من السماء فأختلط به نبات الأرض .........
@abdulkarar2885
5 жыл бұрын
ما شالله wlshey
@somalimanintheworld1849
5 жыл бұрын
شو دخل أية قرآنية بالموضوع قصة تيتانك؟ ؟؟!!!!!!!! احترم القرآن
@hudhaifa7580
5 жыл бұрын
@@somalimanintheworld1849 تحكي الاياه هذا الموضوع
@Kheralaah99
Жыл бұрын
Alahu akpar❤😊
@kadoon22
5 жыл бұрын
Masha AllaH Wuxu kusoo Gaba gabeeyay Wacdi iyo inaynan alle kacabsigii illawin alle hakaa abaaal ariyo walal
@90minute9
6 жыл бұрын
Zxp kuwa kale aan ka maqlaa way soo gaagaabiyaan lkn adigu runtii waa war bixintii oo dhamays tiran aad iyo aad ayaad u mhad santay zxp
@sahanka97
6 жыл бұрын
sxb qli aad iyo aad ayaad adiguna u mahadsantahay, dad waxa uu horumaraa marka ruux waliba waxa uu hayo oo dadkiisa la wadaago, anna waxa ugu weyn ee aan gacanta ku hayaa waa inaahaas, insha allaah si waafi ahna waan u gudan doonaa hawshaydan.... mahadsanid sxb qli
@AmiraAmran11
5 жыл бұрын
mo salah walalo igu soo biir chanelkayga thanks
@AmiraAmran11
5 жыл бұрын
Sahanka Xogaha isoo booqo bro chanelkayga WAN KU xiranahay thanks
Masha allah wariyuhu waa mahadsanyahay. Ninkii Allah subxaanahuu watacalaa Tala Saarta wale Ma Hoogayo taas waa xaqiiqda Jirta.illahow adaan kutalo Saaranay ee ADUUN IYO AAKHIRABA NOONAXARIISO ADOONKAAGII BAA BANAHAYEE!
@abdirahmanibrahim9230
5 жыл бұрын
Adban uga helay af somaligaga eratada ad isticmaalayso
@apdilahyare1339
3 жыл бұрын
eiy
@MAASOMALI
5 жыл бұрын
M.a Weligey wan maqli jirey Blse Warka an manta ka maqley wa wax ka bxsan Sidanku maqley Tnxs walal Alf Marrah ❤ Keep Going
Rabbiyow la.aanta awod ma lihin dunidana ma jiran wax awoodada leh o lagula shariig yeli karo❤
@mohmedhassan7621
Жыл бұрын
Alx allahayow adiga la aanta waxba ma ahi yaarabi inta naxa riisata midka ugu naxarista badan ayatahy nogu naxariso naxaristada yaarabi 🤲❤😘🕋
@raaliyocadeey5605
3 жыл бұрын
Ninkii sameye ilahay ayuu u gafay asagoo dhahayo ilahay hadu isku dayo xitaa ma joojin karo mantana arag 😏😏😏
@shugrimohamed2395
5 жыл бұрын
Ilahyow kama marmo yaa rab mar waliba wan ku mahd naqyna markabkana waxa qarqormiyay waa hadalka uyidhi niinka gaalka ah ee uu ku qoray ama haku wana qatan ama yayna ku wana qadan lkn waxa xaqiiqa ah inuu ilhy ka awood badan yhy CID walba ama gal ama muslin waxa laga yaba inay manta ayna ku qorin hadalkas ok kale awooda ilhyna lama faro gasho lkn waa lagu cimra Qata
@abdirizakcambe
5 жыл бұрын
Alle Ayaa Awood Leh Zubxanahu Wa TaCaLah Allaha ka Zaara Aya Ledahy DeH HadabaH Muhandizow
@daryeelemedia9729
5 жыл бұрын
wllo Alle janadiisa ha inagu kulmiyo Halkaana kaasii wad wlllo Dhiiri galintaada
@shamsakasim7108
5 жыл бұрын
Waaaaw ilaaah ayaaa awooda iska leh
@90minute9
6 жыл бұрын
Zxp waan kugu xisaabtamaa maalin walba janalkaaga mchlaah hore u soco zxp thanks
@sahanka97
6 жыл бұрын
sxb wad ku mahadsantahay mar kasta sida aad ii garab taagantahay, anna kaama abaal-dhacayo, insha allaah intii karaankayga ah waan kaa haqab-tirayaa
@adnaanawil7456
5 жыл бұрын
Barnaamij caqiibale markasta waan ku xidhanahay
@ilkacase2354
5 жыл бұрын
My y me mission
@alrhmnfaizal9427
5 жыл бұрын
Mhd zanTay waLaaL ilahay waah RazaaqE💕💖💖💖💖💖💖💖
@mohamedosman2280
5 жыл бұрын
maasha Allah shukran wax badan Ayaan kabartey
@Duluf-film
5 жыл бұрын
Subxanallah Allah awoodiisa waaye
@maxamuudmaxamed1071
5 жыл бұрын
Waxasii waa macsidii ka dhexsocotay ee ilaahay ka cadhooday subaxaan
Tnks zxp keep going xaqiiq wxa they shakhzi la tagero
@____Cumar____
Жыл бұрын
Titanic waa ma qarqoome meel yar oo dhaw ayaa waxa laga tusiyey kaliya buur yar oo uu dacalka ku dhuftay allahu akbar.
@damalproduction7864
5 жыл бұрын
M. Allah sahanka xogaha 👌👍👉💡✅
@maryanali8409
5 жыл бұрын
Alxmdulilaah Shukran wll
@fankahassan4335
5 жыл бұрын
Hey guy waan kahelay the way aad usoo jeedisay taariiqda titanic
@asmahamze2032
5 жыл бұрын
سبحان الله وقدر الله ماشاء فعل 😭
@ridwaanterrka4502
5 жыл бұрын
Murtileh zhp wn kugu han belayey nayaa xikmadaad nala wadagayzo..💕
@sayidkalove1135
5 жыл бұрын
Mahadsanid wll ala haku xafido
@haniitaaxmed575
5 жыл бұрын
Markabkaan kii filmka lagu jilaayay maaho
@sahanka97
5 жыл бұрын
Waa laga metelay filinka Filinka ceebtaa lagu asturayaa oo jacayl iyo waxbaa lagu qasay
@munomar2442
5 жыл бұрын
Jazaakalaah wllo
@abdirisaqmohamoud8740
5 жыл бұрын
Sifiican baad u diyarisay , aadan lknse hal suaal , qoloyinka reer galbeedku waxay ku lifaqaan titanic qiso jacayl oo dhexmartay wiil faqiira iyo gabadh taajirada sida aynu ka dheehanay filimka laga metal ee wakhtigiisii ilaa hadal rikoodho cajiiba dhigay laguna qatay 11 oscara , adigu aadan ahaan wax arinta la xidhiidha ama filimka in la metaly maad soo hadal qaadin , waayo ??? Ma waxba ka jiraanbaa mise ilihii aad kasoo diyarisay baan ku darin qisadan mise maba jirto , halkaa ii iftiimi bro , waxan ahay nin channalkaaga aad ugu xidhan thnx..
@doctorszara6310
5 жыл бұрын
سبحان آلله العطيم❤
@abdiqaniomargaas886
5 жыл бұрын
sxb ADAN KHADAR waan kuu hanbalyaynayaa waanad mahadsantahay
@amgaadali2435
5 жыл бұрын
Mahadsanid wlo filim macanaynaya uunba ka dawade qisadise
@springbutterfly_914
Жыл бұрын
5 years ago baan dawnaaya markii la wyaay ragii u dalxiistagay si ey usoo dawadaan haraagii markab ka titanic mahadsanid wll wax badan ayaad iga jaahil saartay 😊
@abdirahmanbihi1112
Жыл бұрын
ma sheege🤣
@ayandhalad4616
5 жыл бұрын
Wax Bini adam sameyen ayuu ahaa Titannik. Lakiin mihiimka waxey tahey in aduun waxba laga waadeyn po wax walba iska dhamanayan.
@abdiyusuf9747
5 жыл бұрын
Ayaan waaa run taa
@zakiinaweli6002
6 жыл бұрын
Way gafeen o abaalkooodi ayay heleen
@sahanka97
6 жыл бұрын
haa ruuxii gefka u badheedhaana waa hubaal inuu ciqaabta dhadhaminayo
@princessalishaprincessalis9272
5 жыл бұрын
Thank you for this Video
@hodanshirechannel3418
5 жыл бұрын
Wiilkaan waa dhallinyaro haddana af Somaliga ka badiya qof kasta isla markaana diinta wax ka yaqaan. Eeddo maanshaallaah baan ku leeyahay. Titanic isagoo film ah baan daawaday oo qiso jacayl ah baa ku lifaaqnayd lkn adigu ma sheegin arrintaasi.
@somalisongs2459
5 жыл бұрын
Allah awowdiiis subxanalh
@jamila___janno2593
5 жыл бұрын
Illaahayna ma qarqin karo kulahaa. Alaa Gaal Caqli Daranaa. Balse wxy kugu darantahay markaaad Awoodaha illaahay fara geliso
@Abdiyare17
5 жыл бұрын
Even God can't sink the ship udhahay lakin maxa dhacay? Ilahay wuxu ku sababay baraf xuun inu markabti dhaneed qusiyo. Ilahay waxkastu awooda. Waliga Ilahay haku casinin.
@hamzaqurbaawi1985
5 жыл бұрын
Alxmdulillah
@xaliimocali1428
6 жыл бұрын
waa xaqiiqo ka fekerkeeda leh
@sahanka97
6 жыл бұрын
waa dhab
@allsportschannelsfantastic4307
5 жыл бұрын
aaaaaaaaaaaaaaaAaAAAA@@@@@@@A
@hamdiqurux1731
5 жыл бұрын
Masha Allah afsomaliga saxda ah
@faatimaabdi4876
5 жыл бұрын
Waa war bixin dhamestiran waa mhdsanthy 👌
@maxamedibrahim95
5 жыл бұрын
Aad baan oogahelay sahanka inkatoo aan dha waan kugu soo biiray wlle cajiib waan ba ka dhargiwayay kanaalkagaan
ale wakaweyhy looolan iyo waxlmida wa facalun limayuriid sidudono yeeele marka adigo daciifa afarah ale lamgalo waxksto qabnysidna rabow qayr igudhame baladhaha asana talada lasartaa waxn kamahalbyaan inshlah
@mustafemaxamed1241
6 жыл бұрын
Maasha allaah
@sahanka97
6 жыл бұрын
mhdsnd wll
@abdiaziizhashi6044
4 жыл бұрын
Alxamdulilaah rabil caalamiin. Ilhaayayow adaa mahad dhamnteed iska leh . Ilaahayow inta xun naga axfid inta wanaagsan ee janooyinkaaga naciimka ah lagu helo ilaahayow nagu sug yaa rabi
@mukhtarcabdirahman1369
5 жыл бұрын
Mahadsanid wll allah ayaa mahad leh all hamdulah
@alibinali2141
5 жыл бұрын
Waxa kaliya aan sida aadka ugu faa'iday waa in markii koowaad inuu dagay markabka
@samaramahamed3892
5 жыл бұрын
Ilaahay awoodiisu adakaa
@yacquubbakal6727
4 жыл бұрын
Warbixin Nadiifa Masha Allah aqli fiican iyo aqoon wanagsan
@kayaabdul4915
5 жыл бұрын
6 time ayaa dawadey Titanic movie really kama daalo ilaa manta dwashadiisa
@sabeyanuux636
3 жыл бұрын
Ilaahay noo denbi dhaaf adaa wayn oo waaxidq
@soudanasir729
5 жыл бұрын
Waxaan dawaday filinkan wakhti hore waxaana aad uga naxay markuu isgadiyayay saa ilaa oon aniga marxaladaas oo kale ay igu dhacaday doon aan saraa ayaa siday 750 qof kadib waxaan xasuustaa markay isgadinaysay dhawaaqii caruurtii iyo dadkii oodhan qayladoodi waxan so xasuustaa markasta filimkan ilahay baa mahad iskale inaan caawa idinla hadlo iisurto galiyay oon taydii kadhigin malinkaas iso martay ilahay haa unaxariisto dadkii halkaas kudhintay
@azuuzkhadar7318
3 жыл бұрын
Weee
@cabdulahiibrahim8835
5 жыл бұрын
Dhacdadii titanic wuxuu cadeyn buuxda uyahay awooda "MANUSQAAMAHA ALLE" iyo taagdarada biniaadamka hormarkastoo gaara لا حول ولاقوت الابل الله
@lovelyqueen1392
5 жыл бұрын
illhy ayaa mahadle marwalba uxamdina awoodna leh
@aminjire9842
5 жыл бұрын
Inaa ilaahi waa inaa ilaahay raajacun
@kuuskuus4317
5 жыл бұрын
alle ayaa mahad leh
@apdiladifaadan4646
4 жыл бұрын
Macha allah waa waxgarad dhalinyarada somalida waqtigan
@daddysprincess5532
5 жыл бұрын
Waxa intaaba iiga yaab badan kuwa muslimiinta ah ee raacay markab ku xardhan ilaahyn Ma qorqorin karo ,
@doctorszara6310
5 жыл бұрын
Masha ALLA WLLO Go forwad👏👏
@afroman4710
5 жыл бұрын
Sxb waxaad tahey Halyeey aqoon durugsan iyo cibiraad weyn Leah Siibaad wad himiladaada suxufinimo iyo research ilaa Awad gaadho xaqiiqda shay kasta oo jirga we love u n supporting u aka jr kite Fiji aka ali Canada
@hoygasuugaanta3101
5 жыл бұрын
Run tii waa kinaaal ka kaliya aan daawado intii igu raacsana kinaalkayga soo booqda waxaa ka helaysaan suugaan somaliyeed Oo dhaxal galee
@becarefull7138
5 жыл бұрын
Subxaanalaaaah
@Yahhyea4
5 жыл бұрын
WadmaHaD santhy Wllo
@mss_zu7184
5 жыл бұрын
Subhanallh
@barkhadmohamoud2245
5 жыл бұрын
plt_ zukra Asv
@mss_zu7184
5 жыл бұрын
Wcs ahlen
@mahamudhaybe7699
5 жыл бұрын
Subxaana llah
@kaltuunali7597
5 жыл бұрын
Halkaaaan rabay rooob maygu helay inbadan baan radiyey .chanelada klena waa badh go.a oo wax yar by soo qatan mnzha allh 20 jir awoodii ku jirtay no huray anaka hore usoco wlll waalidiiintaaa iyagana allh if iyo akhiropa haka farxiyoh
@faisalkarate5650
5 жыл бұрын
Thnks wlalkey mcn wax bdn ayaa no kor dhisay wlhi runtii
filimka aya ku daawey sxb waa ku ilmeyey like ii sar
@azlmcl198
5 жыл бұрын
subxaanallaah
@shushudagan2781
5 жыл бұрын
Allahu akbar 🤣
@kafiyainamahamed7977
6 жыл бұрын
muslimanta hantilayasha ahaa ee mrkabka racay maney iyagu waxba garaneyn mise mey ogeyn in awoda alle waxlagaga shegayo
@sahanka97
6 жыл бұрын
laga yaabaa inaanay waxba ka ogayn ee markab weyn ayaa la sameeyaydu ay beer qaadday oo ay ku safreen uun, xataa haddii ay ogaayeenna laga yaabaa inay ahaayeen muslimiin ee aanay mu'miniin ahayn
@Kahiyemacqul
4 жыл бұрын
Mahadsanid bro🎻❤🙌
@herrochannel2670
5 жыл бұрын
lkn war bixin hore eee xuseen kurdi wwxaan ku maqlay 60 laas
Пікірлер: 401