Sheikh xassaan wa culamaa weyn oo caqli badan . Sheikh xassaan waa sheikh uu cilmi badan . Mashaallah . Illahi ha ka qabto sheikh xassaan xussein Abu Salman cadowgiisa
@mohamedwarsame1269
2 жыл бұрын
AAMIIN
@mohammedhassan9079
2 жыл бұрын
Xasaan waxaa warkiisa soo afjaray Sh.Cumar faaruuq waxa uu dhahay waa Ardaal akhiyaarta saloosha! Allah ha unaxariisto Sh.Cumar faaruuq
@cabdirisaaqcabduqaadir8886
2 жыл бұрын
Sh xasaan kalexo magartidee
@user-zk6mq8tx6k
2 жыл бұрын
❤
@mohamedomarali8631
2 жыл бұрын
Sheikh Shibil haladiisa & ciwaanka aad siiseen muxadara shaqo isku malahan ee been abuurka kadaayo Sheikha, Sheikh Dr. Shibil Xasaan gaal waaye meel uu ku dhahay muuqlkaan dhaxdiisa kuma arkin ee waxuu dhahay Xasaan isla asiga ayaa u baahan Madhabkiisa in laga bad baadiyo. Waane sax.
@HabiboIsmail
Жыл бұрын
حفظك الله ورعاك وكثر أمثالك في المسليمن ياشيخي شيخ حسان أباسلمان
Waxa qalad ah video mar hore ah Inaad hadda soo dhigtid oo ardeydii sheqyada isku direysa
@muhammadosmanahmed8483
2 жыл бұрын
intee wax usocdaan....
@user-hx6ed7cp6e
3 ай бұрын
Sh hassanhussein wa calim somali
@TechSiyaad
2 жыл бұрын
Shiikhu Xasaan waa gaal ma oran ee wuxuu yiri sida uu asagu wax u fasirayo asaga ayaa is gaalaysiinaya marka fiidyowga cinwaanka halaga saxo dakana ayaan la mara habaabin.. culimada Alle ha xafido meel kasta ay joogaan.
@mohauniquetech4410
2 жыл бұрын
Wu yiri zxb bal EEG daqiqada 4:3 wuxu yiri qof sidaas u dhaqmo macqul ma ahn inu islaam noqdo .
@shaaficiabdicali
10 ай бұрын
Allha noo xafido culimadeena aamiin
@liqeyliqey1048
2 жыл бұрын
Waa waajib ayuu ku hayaa shibil, wuxuu isaga rabo miyuu waajib ka dhigayaa
@mustafemohamed7132
2 жыл бұрын
Xasaan halkaa iska dhig. Adigu mawaxaad naleedahay illaahay xukunkiisa iyo kitaabka alleh in laga tagaa gaalnimo maaha oo waa islaamnimo in qawaaniin la isku xukumaa?
@igsomalia1537
2 жыл бұрын
Allah ha xifido sh xasaan adinkaa ka xun
@abdiabdilahi8331
2 жыл бұрын
Maxaa ka sheekayn ee aad leedahay waa ka xuntihiin hadalka iska sax ninka waa laa saxaayaye
Sh shibil kutub ayu ka qoray aqwasha culumada iyo sidu xassan ugu ben aburtay . Amanada cilmiga ayu khiyana xassan.
@abdirahmanhassan234
5 ай бұрын
Asc Sxb kutubka wali maaragtay inteen se kaheli karaa
@cabdidhere
2 жыл бұрын
Ani cilmi malihi lkn cidna macaaynayo culumada somaliyeed lyaga Naga aqoon badan aan isku deeyno iyaga hadoodan
@abuquhafah4994
2 жыл бұрын
ASC wrwb wll manshallah warun
@luulm4990
2 жыл бұрын
Asc. Mash... Sh shibile. 1- Horta ninkan xasaan ahi ma fadhiyo, hadalka kama fiirsado waa tororog. 2- Nin caqli badan maaha. 3- Nin cilmigiisu fadhiyo maaha oo wuu iska hor imaanayaa. 4- xukunkiisa caadifad ayaa hagta. 5-waa nin yar oo intuu geed ka boodo, cilmi yari iyo da' yari uga booda labolaab. 6- waa nin quruur galay isagoon weli gaadhin u haysta inuu ka soo kor wareegay. 7- culimadeena xukunka inta badan cilmi, da', ayaa ka fiirsasho ku xambaaraya. 8- waa nin shabaab u xadraynaya helay oo goosankaasi ku filaaday. 9- waa nin rag iska dhici ku jirto oo ah culimadii wax soo baray. 10- waa nin qiiro diin, oo fiican laakiin laqbayn damcay inuu sheekh ugu noqdo, wuxuu tari lahaa waxaa ka badan khaladka uu diinta ALLAH, iyo adoomadiisa ka gelayo. ALLAH ha soo hanuuniyo, wuu lunsan yahaye, culimo badana ku galaafay. Www
Waxaan waa 8 sano ka hor , wax CUSUB ma ahan , hadda ayaa dib loo soo celiyay , sheekhuna horay ayuu uga hawaabay , dhageyso muxaadaraatka : Al qowlul ameen القول الامين فى صد العدوان المبين(5)
@shalbanish.albani6488
2 жыл бұрын
Rabbi ka baqa videos waa bari hore imikana maaha waxkale wax ku raadso
@hamzamohamud7770
2 жыл бұрын
Sheikh Shibli uu qaldanyahay. Sheikh xassaan ayuu ka maseerey . Sh shibli waa xasid
@Fankapoi12
11 күн бұрын
Niyo dada aqoon ulaheyn iyo shekh aa kuheysanin ha aflagaadeynin
@cabdinasirshariif3956
2 жыл бұрын
Mcha allh a
@abdillahiosman1770
2 жыл бұрын
Anigoo uhaysta in dhibaatada umada soomaalieed ay ka bilaabantay saraakiil coloowday, ayaa nin oday ahaa oo sheekha igu yidhi colaada culimada soomaaliyeed baa ka horaysay ta saraakiisha waxaad moodaa markii hore way qarsoonayd inay hada soo ifbaxayso.
Runti aniga waxan ka mid ahay dadka sh Xasan xussen add u tager san sh shibil ne waa sh ween o calim ah waxan ka sugno waa ino no Cadeyso warkan xaqiqdisa
@user-nt9ss4vl6r
2 жыл бұрын
Alle ha hanuuniyo sheekh xassaan
@muxammad2777
2 жыл бұрын
Cinwaanka iyo nuxurka videoga waa kala duwan tihiin plz hala Saxo. Sheikh Shibile ilaah ha xifdiyo dhamaadka videoga wuxuu cadeeyay in uusan gaaloobayn sida uu dhahay "calaa usuulinaa" marka fadlan amanada ilaaliya oo sida ay tahay ugudbiya
@abdullahiabdi1332
2 жыл бұрын
Wll videoga wax lasoo jarjaray laysku Kenya miyamide sheikha sidan uhadley
@kaadsoofe4989
2 жыл бұрын
good
@qamarkhadija4134
2 жыл бұрын
Asc allaahu akbar shay weyn in arinkaas jiro ee lagu help kabura maqtan ridinta xun baa wadnaha dhibeysey ilaahaw nagu ilaali intaad nabartay
@user-kr7sp6gt7t
2 жыл бұрын
شيخ حسان نحسبه والله حسيبه عالم عامل لا يخاف في الله لومة لائم في زمن غربة الدين.
@cabdiraxman3701
2 жыл бұрын
شكرا كن سعيدا دائما اخی
@user-zk6mq8tx6k
2 жыл бұрын
🌷❤
@CinjoXusen-ek4ts
Жыл бұрын
Xasaan waa alshabaab kuwa gaalada ah ee dadka gaaleysiiya waana caqli xumo inaad adoo haleysan aad dadka kusheegto gaalo
@MucaadNuur-ep3nf
6 ай бұрын
Sh xasaan ikadaaya ee adinka mowqifkiina cadeeya dowlada hada jirta iyo kuwii kahoreyayba ma dowlada sharci gaalo wadanka kudhaqa ayay ahaayen mise kuwa shareecada kudhaqa ayay ahaayen mowqifkiina fagaara kacadeeya kadib ayaan idinkala dooranaynaaye
@user-nj1dy1kl8t
Ай бұрын
Xassan addun Dan kama laha dambigiisa Allaha dhaafo
@NOURMOHAMED-lg8sc
2 жыл бұрын
Subhaan
@user-zr5vk8vd5d
2 жыл бұрын
نعوذبالله من الحسد والبغضاء
@abdullahiahmed581
2 жыл бұрын
Sheekh masalooyin badan oo uu haleelay ayaa jira koleyba aniga ka shaqsi ahaan midna ma taageero labadaan nin alle Hana wada hanuuniyo dhamaanteenba Dadka waxay sheegayaan koleyba waxun baa ka jira bay sonalidu dhahdaa Sheekh xassaan dadka qaybaa dhahda wuxuu u Fatwoodaa #Arsenal oo ummada baabi'isay kuwaas dhamaantood cidii fikirkaas khaldan ku dhimata alle naarta salkeeda ha geeyo
@salaat98kassa64
2 жыл бұрын
Kaleexda sheekhena xassan
@ahmedtimacade3527
2 жыл бұрын
Umadda Soomaaliyeed Oo dhan In La laayo Ayaad Mar walba Fatwootaan Hadaa tihiin Wahaabiyada qaraxa iyo dilka noo keeneen.
@lammey1290
2 жыл бұрын
Warkan warkiisa lablabo ayaa iga haysaa uf
@mustaflxaashi3128
2 жыл бұрын
subxaana laah
@Muzamil701
2 жыл бұрын
Daanyer kaadib ah xasan xuseen hala dilo Nairobi ha lagu tooogto isgooo fadhiya masjidka Gaalkan khawaarijka ah
@abassabdullahi3931
2 жыл бұрын
Shibliyow warkatha wano catyaxay, waxas catha ulexdaxay inas salolata nin kasta o mujahid fii sabiililaxi ah horibas u caysi sh Usama Biladin ee walalo nodaa raga difacayo dhirwatu sinami hadha Adiin
Meesha aad is heysataa Yaa u maqan ummaddaan dawadoda ay culimada tahay oo gaajo iyo fitno bararujin iyo wactar u baahan siiba kuwa adduunka Soo koobay unaxa dhalinyarada .
@shuebabdi7733
2 жыл бұрын
Shekhow waxa ila quman in si tartib ah ad ugu utagtaan shekha saa udhantihin khyrna Allaha kadhigo ee
Culimada somaliyeed waa kuwee? Ictisam ayaga culumo uun isku yaqan miya! Sh.xassan raga uu radiyay waa reer ictisam Marka sh.shiblow hda kaligen culumo isku taqanan WA mesheda. Mida kle balantan aaad qaaday ila hdda lagama hayo ma La dhihi karaa balan ka bax oo calamada munafiqimta ba ku dhacdy mise Waa been aburad waxagu
@hiilculumomediachanel7078
2 жыл бұрын
kzitem.info/news/bejne/up-wvGWHsWR2qHY Wakan ninki dilay dr sh axmed oo qiray in fatwada xassan lugu laayo culumada
Пікірлер: 407