Af Soomaali markii lagu Turjumo So called Soomaali Land..Dhulka Soomaaliyeed. Gacmo wadajir bay wax ku gooyaan 🇸🇴🌍 3&9 will defend Unity of Soomaali Wayn 🇸🇴🌍
@oogdhugee_3072
10 күн бұрын
100,000 oo Ogadeen ayaa xasuuqaya Somalia 😅
@Mustafa-v8m
10 күн бұрын
SOMALI WEYN MEEDEY?????.HADAL JILICSAN UUN IN LA ISKA YIDHAA MAAHA!!!!!!.
Dal Baan Ka Tegay Ee Dad Kama Tegin Waa Hadalkii Siyaad Barre Alle Ha Kuu Naxariisto. Anigu, Waxaan Aamin sanahay Heerka Maanta Soomaalidu Mareyso inay Gaadhi Doonaan Wakhti Xitaa Diinta Islaamka la Kala Baxaan.Subxaana allah.
@mohamouddaud6576
10 күн бұрын
Siyaad Barre dadka Somali kala kaxeeyay ayuu km amid ahaa. Taariikh badan oo xun baànu ka tagay. Dad badan oo aan waxba dhaamin oo daacad ahayn baa maantana jooga.
@nahawi1479
10 күн бұрын
@@mohamouddaud6576 Markii iigu Dambeysay Xukunkii Siyaad Barre Boqolkiiba Sideetan Shacabka Soomaalieed Wey Shaqo Tegi jireen kolka Waagu Beryo,Ha ahaato Askari Amba Shacbi. Mase og tahay in Siyaad Barre labo Guri oo uu lahaa labadaba Bixiyey,Sida Gurigii Dhaqaalaha iyo kii Hooyooyinka. Mase og tahay in Siyaad Barre Uu Jeebkiisa ka Waayey,Wuxuu Qaddo Siisto kolkuu Ka Gudbey Xuduudka Kenya.
@mohamouddaud6576
10 күн бұрын
Somaalidu mar bay israacsanayd siyaasad ahaan & dhul ahaanba. Lakiin maanta fikrradaasi majirto. Waa la kala tagay, mar kale oo ay isutimaadaba. Somali iyadoo col ah oo sida muuqata aan waxba isu ogolayn, somaalinimada la sheegayo lama heli karo. Xaqiiqada maanta taagan halafahmo. Waxa taagan iyo waxa la doonayaa ismalaha, waanay kala fogyihiin.
@khadra27day12
10 күн бұрын
❤❤❤❤ waa runtii cagjar
@osmanyussuf7069
9 күн бұрын
Somaliya waa baylah hadi somalida galbeed ee darbiga uahyd jiritanka somaliya lafogeeyo, masi jiri karto somaliya abadan hadanu mid ahaanin.
@aminaali5323
10 күн бұрын
Intay kumashquulsan yihiin waxanay waba kaqaban karin ayaa dhulkoodii la dhaxlay waar reer somaliyow kiina Hassan maalin walba qayb uu gadayo hoos u eego kiina hoos u eega Somaliland gaadhi maysaan hadaa qaylosaan iyo hadaa waxa dontaan samaysan wiil Isaaq wuu idinka horeeya❤
@MaxamedCabdilahi-v7r
10 күн бұрын
Anaga llahayn soomaali waanu eednay waxan maanta oo dhan aad ku wareenteen maantana mataalo .waxan ku wareerteen😊
@IbiEntertainment
10 күн бұрын
Anoo 100% dhalinta Reer SOMALILAND ah walahi Qofkii Ethiopia 🇪🇹 & Kenya 🇰🇪 difaacaa waa in lala gowracaa waana muqadas Somalinimada walahi Cagjarna waa Amxaar Muuse biixina waa Orom uraya, dhiig Somali malaha waa sheegato sirdoonna ah basaas Cadowga u ah walahi Waxii cadow soo raacaa wuu ladhiman uun InshaAllah goor aan fogayn InshaAllah gacata waa la’isa’saari walahi wayna soo dhowdahay bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Kun sano hadaa joogtaan gobolada waqooyi galbeed ee somaaliyeed waa soomaliya cid aqoonsatey ma jirto wax aqoonsan karana ma jiraan maamulka yar ee gacan ku rimiska ah
@suldaanismailsuldaanyare3389
10 күн бұрын
Aduinyaduba danaysi❤
@aminaali5323
10 күн бұрын
Waa dhul itoobiyo ah magaca Ethiopia ayuu ku hadli layaa reer Somalia waxaa iskaga khaldan Somalia iyo somalinimo
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
10 күн бұрын
SOMALILAND GUUL WAXEY UU SO RACEYSA ETHIOPIA SOMALIA WAXEY XAQIRSANTAHAY OO AY KU DHAGANTAHAY SOMALILAND 2DAL ISBARBAR DAGAN QIRTAAN DHIIGA SOMALINIMO WUU SHAQEYN WAA DIIDEY ETHIOPIA SO RAACI
Gabdhaha Somaliad ee ayi wataan ciidamada Africa maxaad u arki wayiidayi hadaad dameer leedahay ee aad ka hadlayiiso waxaan ku khusayiin wiilka Somalia u doodayoow simple
@MohamedHussein-mf3fp
8 күн бұрын
Somaliya ama mogdisho ama Dawlada somaliya iyada wax kasta u fududaynaysa Ethiopia akhirkana iyada ku babaysa somaliya Somaliya hadi ay somali jeceshahay hadi somaliland ay u aqonsato dawladnimadodi 1960 Ethiopia halkeda ayay iska joogi lahayd somaliland iyo somaliya way guulaysan lahayen siday somaliya hada wado waxa gulaysanay somaliland iyo Ethiopia Somaliya way babaysa
@osmanyusuf8236
10 күн бұрын
Anagu mustafe layaabi mayno saab too ah waa nin agu khasbayo wuxuu ku hadlaayo
Cagjar adigaba gumeysi ku jire maxaa jabin kartaa soomaaliya waa taqaana cid jabin karta aan allah aheyn ma jirto
@qardho7720
9 күн бұрын
Waxan cawanka ah arag Tani ma difaacbaa wa ethopia oo dulmineysa somlia o dulaan ah marka ma xaq bu u leyhay in u dulmikutagero ma sas ayuu u dhartay gar iyo gardaroba wala safanhy ethipia Taasu wa cawaanimo iyo doqonimo
@Mohamedhasan-p7d
10 күн бұрын
Gabadhaasi waxay ka hadlaysaa somali. Galbeed.laakiin maxay uga hadli weyday inay alshabaab cashuurta ka qaadi.marna ay qarxiyaan
@abdulkadirismailismail9591
6 күн бұрын
Somaliland we have ocean but you are high lander you don't can't come our home land
@cabdimaxamud8318
10 күн бұрын
kalay nagtan qabyaladedan la yaabay muusay ku hadaqay !!!!!!!!!!!!!
@CabdirahmanxasaXasanmankey000
10 күн бұрын
Waxaan qabaa sidii khaliijka carabta inaan ahaano oo aan imaarad imaarad u kala tagno oo sidii yahuuda ugu amar taagleyso loowada jooga aan ku kala tagno kooxwalba deegankeda ha ku noolato ama Ha israacdo diidaye ha is raamsatee daaa
Waa is guursanaabuu ku leeyahay maxaad nagu rushaysay? Hada waa maxay cunaqabatayntu? Iska Kay celi
@DhuuxIsnaciil
10 күн бұрын
Kir
@aminaali5323
10 күн бұрын
War bada anigoo Somaliland ah ayaa leh waan iibinkaraa,kiraynkaraa saan donan kayeeli karaa and there’s nothing you can do about it
@YusufAbdullahi-m5t
10 күн бұрын
Alla maxaad qararac iska dhaadhicisay, qaad nuucee cuntay
@maxamedmuuse2026
9 күн бұрын
Riyo qarawga xamar. Waa caqlilaan
@zahrasaed148
10 күн бұрын
SOMALIYI WAA QOMIYADO CAR FAHMAA SOMALIYEY
@abdulkadirismailismail9591
6 күн бұрын
Somaliland somalia is token but somaliland will be with Ethiopia please go fought certainly you will be disintegrated
@aminaali5323
10 күн бұрын
Gabadheey soka Ethiopian jooga gobolo Somalia ah ee kataliya😂 wali lama arag dad u dhaaranaya dad dhukoda ka hawlaya war hawiye iyo daarodow faanka naga daaya wax caqliya ku doodi maysane Muse anuu madaxweyne iyahaye dhulka dhiga gaadha maysane
@MohsmedFaatah
6 күн бұрын
Qoladan somali italya, ee ka cabanaysa Etiopia,,waabay daganyahiin somali italya kkkk
@aminaali5323
10 күн бұрын
Reer somaliya iska riyooda🤣🤣
@xamdidhicis8841
10 күн бұрын
Ethio maxay kaa soo doonaysaa? Somali iyadaa is dhamaynaysa.
@HibaaqAinache
10 күн бұрын
Dad riyo ku nool baad tintin ee dantiinna raacakkkkkkkkkk
@xamdidhicis8841
10 күн бұрын
ONLF 40 sano ayey dagaalamaysay maanta diyaar uma aha dagaal.
@IlyaasKuusane
6 күн бұрын
Mustafe hadalkuu ku hadlay maydaan fahmin luuqada uu ku hadlay ayaydaan fahmin
Waa dhul itoobiyo ah magaca Ethiopia ayuu ku hadli layaa reer Somalia waxaa iskaga khaldan Somalia iyo somalinimo
@aminaali5323
10 күн бұрын
Intay kumashquulsan yihiin waxanay waba kaqaban karin ayaa dhulkoodii la dhaxlay waar reer somaliyow kiina Hassan maalin walba qayb uu gadayo hoos u eego kiina hoos u eega Somaliland gaadhi maysaan hadaa qaylosaan iyo hadaa waxa dontaan samaysan wiil Isaaq wuu idinka horeeya❤
Пікірлер: 128