#Page1 Kuwa Loogu magac darayee Muuqa aan la kala garan Caku muhashadoodiyoh Heesa macaan iyo Musigiyo Codkaa i dilay Dhegaha aan ka maalee Marka aan ilaawaba Wax isoo mir kiciyoon Maqla waayi maayee Ma hayoo mana sugaayo Iimana maqnee Maareeyoo sidee buu Maskaxdiyo qalbiga Uga miir mayaa?. #Page2 Kalgacalkan igu mudanee Maal hadii aan siiyoo Oon macawis iyo shaal Dhar ku muunadeeyoon Maamuu u sooroo Oo aan u mahad naqo Markaan soco iraahdo Tolow ma iga tagayaa? Tolow ma iga tegayaa?. Ma hayoo mana sugaayo Iimana maqnee Maareeyoo sidee buu Cishqigu maskaxdiyo Qalbiga uga miirmayaa?. #Page3 Mawdka waad ku samirtaaye Maya-da waad ku dheregtaa Murankuna sed weeyee Isha milicsigeediyo Maalin- aragna waa dane Mashaqo waa tanoo kale IYo murugo ciilkeed Ruuxii meel fog kaa jira Uu maanku raaccee! #Chorus-#Chorus. Mahayoo mana sugaayo Iimana maqnee Maareeyoo sidee buu Cishqigu maskaxdiyo Qalbiga uga miirmayaa?. Uga miirmayaa?. ================END. Erayada Abwaankii Jacaylka Mohamed Ali Kaariye AHUN Laxanka Hassan Garayt AHUN Codkii Hassan Aadan Samatar
Пікірлер: 31