KZ
item
Негізгі бет
Трендинг
Журнал
Ұнаған бейнелер
Ең жақсы KZitem
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Кіру
Тіркелу
Кіру
Тіркелу
Негізгі бет
Трендинг
Журнал
Ұнаған бейнелер
Ең жақсы KZitem
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Негізгі бет
Xasan aadan samatar | Soo hor caashaqa | Qaaci
Күн бұрын
Xasan aadan samatar | Soo hor caashaqa | Qaaci
Рет қаралды
6,795
AFYAL STUDIO
1
1
Жүктеу
Пікірлер: 3
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
3 ай бұрын
Riwaayadii Sidaa maysku qabnaa mise waan qasanaa 1976 Erayadii Abwaan Mohamed Ali Kaariye Laxanka waxa saaray Ustaad Cabdiqaadir Muuse Lugay oo ahaa Sayigii Fanaanadii weynayd ee caanka ahayd Saafi DUCAALE AHN Halka codadkana ay isugu hal celinayaan Hassan Aadan Samatar Iyo Khadiijo Mohamoud Qalanjo.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
3 ай бұрын
00:00 HassanAadan 00:01 Naftayda waan 00:02 Kuu huri Lahaa 00:03 Hantina kaa bixin Lahaa 00:04 Hagar kuuma quudheen 00:05 Halistaad i gosiyo 00:06 Halkaad igaga taalee 00:07 Hawaa dhalisa 00:08 Caashaqa eey 00:09 Hiyigu raac 00:10 Heddbaa keenta 00:11 Geerida eey 00:12 Ku hor timaad 00:13 Raga iyo haweenkuba 00:14 Midna haybad ma yeeshee 00:15 Ka kaloon Lahaynine 00:16 Hadhow bay odhan 00:17 Layma heesin 00:18 Laylama hadlin 00:19 Doob hurdaa i helay 00:20 Hoobeeyooy 0021 Soo hor caashaqa 00:22 Aan heshiinee. #KhadiijoQalanjo 00:01 Dhankayga waan kaa 00:02 Hanan Lahaa 00:03 Haween u roon 00:04 Kuu noqon Lahaa 00:05 Hawo guur ma diideen 00:06 Hadaan hubo dhankaagee 00:07 Hadaad hagar baxaysee 00:08 Habeen keliya Caashaqu yeey 00:09 Ma hirgalo 00:10 Haye kuma fulaayee 00:11 Horta baro 00:12 Ragga iyo haweenkuba 00:01 Waxay haybad ku yeeshaan 00:01 Habsamaanta guurkee 00:01 Meeloo huro 00:01 Oon horseed wadin 00:01 Looma haadsho 00:01 Way hawirantaa 00:01 Hoobeeyooy 00:01 Haki caashaqa 00:01 Aa haa haaaaa 00:01 Yuu habaabine. #HassanAadan 00:02 Jacaylka waan 00:02 KuLa habayn lahaa 00:02 Hiilna kuu noqon Lahaa 00:02 Hawl kuguma dhaafeen 00:02 Adigoo haraad qaba habeen 00:02 Kaama seexdeen 00:02 Hamaa keenta caashaqa eey 00:02 Halacsiga huqbaa keenta 00:02 Hibashada eey nabar hore 00:02 Ragga iyo haweenkuba 00:03 Midna haybad ma yeeshee 00:03 Ka kaloon Lahaynine 00:03 Hadhow bay odhan 00:03 Layma heesin 00:03 Laylama hadlin 00:03 Doob hurdaa i helay 00:03 Hoobeeyooy 00:03 Soo hor caashaqa 00:03 Aaa haa haa haaa 00:03 Aan aan heshiinee #KhadiijoQalanjo 00:04 Hawd geed laa 00:04 Lagu soo hirtaa 00:04 Hareeri dooglaa 00:04 La hadhsadaa 00:04 Haradoo biyowdaa 00:04 Dadku ka haqab beelaa 00:04 Kaliil beeshu hayaantee 00:04 Horraad jar uga tuurteen 00:04 Hablood ugu hoddeen 00:04 Hadimiyo Lugooyaad 00:05 Badaan kaga hadhaan 00:05 Ragga iyo haweenkuba 00:05 Waxay haybad ku yeeshaan 00:05 Habsamaanta guurkee 00:05 Meeloo hurro 00:05 Oon horseed wadin 00:05 Looma haadsho 00:05 Way hawirantaa 00:05 Hoobeeyooy 00:05 Haki caashaqa 00:05 Yuu habaabine THE--------------------END.
Пікірлер: 3