Intee u dhaxaysay xasan adan samatar Marku heestas qaadayey iyo maantana Way taagan tahay xaqiiqda ilaahoow U gar gaar walalahena reer falastiin Yuhuudana jabi
@anisaalem8598
8 ай бұрын
Mansha Allaha Caamuu ❤Ellahay Haku Deesto Caafimaad Iyo Ciimri dheer Cibado Suubanleh 🥰Aduunyo Meel saan leh Aqiirona Jaanno Leh Fananiin Wadani Aan Qabna INTII Dhimatayna Alaha u NAXARIIS to Amiin 🤲🤲
@khadarbidixo2030
2 ай бұрын
2027 ayey xoroobi doontaa Palestine 🇵🇸 inshalah Erayada waa bahal gumaystuhu kala baahsanaantiyo baylahdaada jecel 😢 aayad quraan ah وقالت اليهود ليست النسارا علا شيء 😢
@AbdisaidAli-eo9pb
Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdisaidAli-eo9pb
Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdisaidAli-eo9pb
Ай бұрын
😂
@raxmoruuxi-ry7ym
Ай бұрын
Iii Ll 7😮😮I 6😊⁹@@AbdisaidAli-eo9pb
@mukhtar-dz9dq
12 күн бұрын
Waaw.mashala
@Umomryama
8 ай бұрын
حسبناالله ونعم الوكيل لاحول ولاقوة الا بالله استودعكم الله الذي لا تضيع ودائعه اللهم احفظ اخواننا المسلمين في فلسطين اللهم ارحم شهداء هم وسدد رميهم وثبت اقدامهم وانصرهم على القوم الظالمين
@ilhanali2669
9 ай бұрын
Waa 100 yuhuuda Walee waa run rag baa biirinayeee
@Umomryama
8 ай бұрын
اللهم اني استودعتك الله الذي لا تضيع ودائعه اللهم احفظ اخواننا المسلمين في فلسطين اللهم ارحم شهداء هم وسدد رميهم وثبت اقدامهم وانصرهم على القوم الظالمين
@maladey1471
8 ай бұрын
Ameen thuma ameen
@user-eu6ml9ke3v
2 ай бұрын
اللهم امين يارب العالمين
@MohamedHassan-ni6un
8 ай бұрын
Absolute legend, Hassan. His words spoken for Palestine 50 years ago, are still true today. He might be socially cancelled if it were translated. OMG 😭
اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين اللهم ارحم شهداء هم وسدد رميهم وثبت اقدامهم وانصرهم على القوم الظالمين 🇸🇴🇵🇸🤲
@waayo__aarag1
Ай бұрын
Kuwan sheegt3 kuwa somali iyagu islaynaya kawrn 😂 tiisiba daryeela aya tukale ku dara carab oo walalahod ah aya agjogta haday wax uqabany lakin kan somaliga isagu bila macna ku dhimanya mis3 isagu muslin maha miya ? MIse carab aya ku qabta
@JamaadShiino-fd7xu
9 ай бұрын
Maasha alaah waa run midas ❤❤❤❤❤❤❤❤
@HusseinHC
18 күн бұрын
Bayd kii ilaahiyo Barxadii Rasuul kii Waxaan loo banayniyo Bakhti kuma dhex kariyeen Cajiiib Illahow wllaheena Palestine 🇵🇸 ♥️ u gar gaar
@AJ-eu5eq
8 ай бұрын
This is 70 s what a legendary. Israel were on 100 people to form. He describes the violence against Palestinians
@LightAhmadALSomali
7 ай бұрын
Falastin waa in ay hesho nabad israa. Iilna waa in ayhesho nabad. Kuligoodba waa lo bahanyahay nabad oo aan lesu awood shegan ee. Lagu dhameyo wada hadal wana mida ay ku wanagsantahay mustaqbalka deganka khore somaali
@AhmedAkOfficial1
6 ай бұрын
Allow U Gargaar Walaaleen Plastine Adaa Wayne🇵🇸😭🤲
@Umomryama
8 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين اللهم ارحم شهداء هم وسدد رميهم وثبت اقدامهم وانصرهم على القوم الظالمين
@gahnuggaydh6383
8 ай бұрын
Allhu Akbar Allhu Akbar Allhu Akbar
@maryanmohamed9598
9 ай бұрын
That’s true heestaasi walaahey run buu ka sheegey fanaankii weynaa xasan aadan samatar
@shukri114mohammed2
8 ай бұрын
😂😂!!isagu malaha heesta😂!!!! FSNAAN REER JABUUY😂ISKA LEH!!!
Heestaan English iyo carabi halagu turjumo, please si loofahmo dadyowgakale, waayo waa hees runta yuhuuda kahadleysa. Free 🇵🇸 🇵🇸 ❤❤❤🇵🇸
@khadarcali1359
8 ай бұрын
Waa laguh turjumay wll
@Caliya7
8 ай бұрын
@@khadarcali1359 mahadsanid walal
@Caliya7
8 ай бұрын
You welcome wall
@zakkywadani2467
8 ай бұрын
@@khadarcali1359halkee ban kahelaa wlaal??
@wiilkiiqaramiga7343
8 ай бұрын
Mar hore ayaa latur jumay walipa luqado faro badan
@afkazee
5 ай бұрын
We pray for our brothers plastine 🤲🤲
@user-xb4oe9jr2o
8 ай бұрын
Been maaha xasanow❤❤❤❤❤❤❤
@dalaiblob5073
9 ай бұрын
Tiktok leey heestan ku tagara walahin iyo calankeedaa somali
@faisalali9739
7 ай бұрын
MSHAA ALLAH XASAN ADEN ALLAHA KU CISEEYO DAMB8GADA IYO KA WALIDKA ALLAHA DHAAFO
@Zahra-ri2pl
3 ай бұрын
What a legent may allah give you long life and good health.iman.the whole muslims loves.you're amazing.the somali loves you all.xaqa lama dafiree wuxuu ka dhashay raga geesiyalka ah mahweynta habar.oo ilaahey siiyey caqli iyo geesinimo.waana walaalaheen .hiraab.baynu isku nahaye.qabiilka lama dhahin nace.ee diinteena waxay tiri isku aqoonsada.ee ha isku dagaalina.walaalayaal.diinta barta..soomaalida dhamaan waa walaalo.isku diin.isku af.isku luuqad.isku midab.walaalayaal jaahilnimada iska daayo.
Woow 558 millions vieuws I am listening right now this song was absolute emotionally free free Palestine inchallah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🤍🤍💚❤️👍🌸💕
@HABIBOSHEIKH-uf7pp
Ай бұрын
8/6/2024😢
@AbdiwahabKayse
3 ай бұрын
Iran aya u hilisay❤❤
@fartun9503
8 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤🎉🎉👍👍👍👍
@jegelskermig15
Ай бұрын
50 years ago it's true, subhaanalah, viva Palestine and it's people.
@nimcanxusen441
8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mnsha alha
@Deka289
8 ай бұрын
Machaalah ! Super 👍❤
@user-hs6ey1hw6v
7 ай бұрын
❤❤❤xassan aden samatar
@user-th2bm7rq3f
7 ай бұрын
Insha'allaaah yuuda waan tirtiri doonaaa... muslimka ayaan soo reebi insh'allaah..
@LightAhmadALSomali
7 ай бұрын
Macquulmaha inlalayo umadaha ku nool aduunka mid kamida. Balse waa lobahanyahay in la sheego cidkasto oo qaldan. Sida mana is raa. Iil. Sameysay o kale waa inruta lo shego lana darensiyo in dagaal an guul lagugareyn o ay. Jirin nabad iyo deganaan. Waxkafican ay jirin. Saasn guul lagaaray noqokarto dhiig daato. Cidna. Faa iido ugujirin saas waa in waxlogarto oo aan lafirin awooda iyo hubka ee lafiriyo mustaqbalka caruurta kadanbeyo lona falo dariiq nabadeed lagana shaqeysiyo maskaxda qore m. M. A somali
@CwahaapKayse
Ай бұрын
Ilahayow cadowgede ujabi❤❤ aamin dhaha asxaby
@suleymanmaxamed9040
8 ай бұрын
Somalia wxay tira san colaada niman garan gun weye Ader Hassan mar hore ayuu shegay inu bahal yhy gumestihu lkn mnta ayy so baxday free falastin🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@user-yl2ht3zo6x
8 ай бұрын
Ilahay ha cawiyo reer falaastin aloow cawi 😣😊
@user-on4zn1hp2h
8 ай бұрын
Waa runtii xasan
@howraarofficial3191
9 ай бұрын
Wa runtiis wlhi yahuud waxey yihiin malan wa 100 lee Hal daqeeqo ayaa lagu fuud Sanaa 😂😂😂
Baaruuda qiiqdiyo Bunduq weeye dunidiye Africaay is buuroo, isaso baheeysto , Ninka baal u leexdana , Basar wx ugu sheega , Ku balama dagaal,
@AyaanleEric-xf4cm
8 ай бұрын
Israel ❤❤❤❤❤❤ qalbigeey ku weyn yaheen
@Showtimecontrols
8 ай бұрын
Nin culus. Waa runtii. Nacalatul yahud.
@AwesomeExperiencez
8 ай бұрын
😭😭😭😭 waa runtiis wa boqol yahuudu 😢😢.... In one combat battle they would be swiped out 😢... Alah ciil badanaa... May Allah make it easy for them. And may Allah bring peace and justice to the world 🌎
@mulkinur2232
8 ай бұрын
❤❤❤
@cabdikariinmaxamed2892
8 ай бұрын
Heesti baadna anaasowada asxabey
@abdifataahdeyibseid3269
4 ай бұрын
Watching March 2024
@cabdiqanikaka3101
9 ай бұрын
Waka marhore aya la shegay xalka israil fanka somalia wa fan jiro hestan halagu tusalo qato
@susancumar323
9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@yasinmm8008
7 ай бұрын
❤waaw❤❤❤❤❤❤❤🎉
@yasinmm8008
7 ай бұрын
😂❤❤❤😂
@hodanabdi6395
9 ай бұрын
❤❤❤❤
@xasanxuseen9897
8 ай бұрын
U MARKHAATI FURA ABWAANKA HEESTA ALIFAY
@aswanahmed5652
8 ай бұрын
Israaiil ma boodeen Beri dhexe intuu dego Birta kuma afeysteen Wa boqol yuhuuduye ragba biirinayo Baarka u firaye barqa laguma garen Israaiil ma boodeen Beri dhexe intuu dego Birta kuma afeysteen Wa boqol yuhuuduye ragba biirinayo Baarka u firaye barqa laguma garen Bada kuma ciyaren barbarada ma layen haddan muruqa buuxiyo isticmaar ku bal jirino bayda u garaacayn waa bahal gumaystuhu kala bahsanaantiyo baylahda jecelo marku badka kula helo ka boga qaniinyada uurka ku dhex gelaaye bushmaha dushoodiyo been weye nabaduye baruda qiiqdiyo bunduq weye duniduye muslimo kaco gacmaha is qabsada isaso bahaysta
@ListenQuran727
9 ай бұрын
😢
@user-hg4ih3uy9u
Ай бұрын
🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸❤❤❤
@fatumahassan627
7 ай бұрын
The writer of the Song was from Somaliland
@JimcaaleIbrahim-sp1de
8 ай бұрын
Ha japto yahuudi😂😂😂😂😂
@user-fp2er9mn9f
8 ай бұрын
❤❤
@abdullahimohamedmohamud2398
8 ай бұрын
Gumaystuhu ha dhaco somliyeey kaca gacmaha isqabsada inaga hada cadawgu inga wayna haystaye
Пікірлер: 289