Caruur badan uma lahan waa hal wiil iyo hal gabar sidio kale ayadoo da.a ahaan yar ayaa munka laga saaray wuuna diiday inuu xaas kale la guursado waa nin jaceylka aad u qadariya 💗❤❤❤✋✋✋
@borntobehere4566
Жыл бұрын
@@Ganuufe-Official walhi dheh 😮may Allah swt grant them jannah
أغنيه رائعه كلمةً ولحنًا واداء.... يالمناسبه الأغنيه من كلمات الشاعرالبرفسور عبدالقادرشروع وبصوت الفنان المبدع حسن أدم سمتر
@abdirahmanmukhtar5710
3 жыл бұрын
شكرا اخي على التوضيح، انت من وين؟ اعنى البلد؟
@gattuze453
2 жыл бұрын
Ereyada waxa laha abwan shirwac oo jeclaaday gabadh ay isku fasal ahayen school hodan ee magalada muqdisho 🥰
@musegalaal1023
6 жыл бұрын
Qoraxdoo Aroortii Qoraxdoo aroortii qaybisay falaarahaa Ama qaanso roobaad daruur midab ku qarisay qeymaheedii leedee qof lama amaanoo qalad looma heesee qureyshtii haweenkaay Naftaad qancisaybaa kuu qushuucdayoo wanaag kuu qireysee qabrigaa hortii qaradee bariin aad u qaboobiyo Qaadirkay ha ku geeyo Haddaan qiro runteydoo qotonshoo warkaygaa ruuxan kugu qiyaasoo kula qeyr dhigayaa kama qaadin indhahee sida roob qayoodoo saxansaxa qabow leh laabtayda qaadee Naftaad qancisaybaa Kuu qushuucdayoo Wanaag kuu qiraysee Qabrigaa hortii qaradee Bariin aad u qaboobiyo Qaadirkay ha ku geeyo Qufaalada jacaylkoo u qabiray naftaydaa ilamaad qalaynine waad ila qorshaysee iga saartay qoolkii qamandhacada dusheydiyo qamuunyadii i saarnayd ilamaad qaxootiyine Naftaad qancisaybaa kuu qushuucdayoo wanaag kuu qiraysee qabrigaa hortii qaradee bariin aad u qaboobiyo qaadirkay ha ku geeyo
@cabdiqadircabdi4904
4 жыл бұрын
Muse Galaal qof maldahan lama amaano dheh
@safiagassem5071
Жыл бұрын
One of my favourite
@musegalaal1023
6 жыл бұрын
Samatar PLAY Qoraxdoo Aroortii Qoraxdoo aroortii qaybisay falaarahaa Ama qaanso roobaad daruur midab ku qarisay qeymaheedii leedee qof lama amaanoo qalad looma heesee qureyshtii haweenkaay Naftaad qancisaybaa kuu qushuucdayoo wanaag kuu qireysee qabrigaa hortii qaradee bariin aad u qaboobiyo Qaadirkay ha ku geeyo Haddaan qiro runteydoo qotonshoo warkaygaa ruuxan kugu qiyaasoo kula qeyr dhigayaa kama qaadin indhahee sida roob qayoodoo saxansaxa qabow leh laabtayda qaadee Naftaad qancisaybaa Kuu qushuucdayoo Wanaag kuu qiraysee Qabrigaa hortii qaradee Bariin aad u qaboobiyo Qaadirkay ha ku geeyo Qufaalada jacaylkoo u qabiray naftaydaa ilamaad qalaynine waad ila qorshaysee iga saartay qoolkii qamandhacada dusheydiyo qamuunyadii i saarnayd ilamaad qaxootiyine Naftaad qancisaybaa kuu qushuucdayoo wanaag kuu qiraysee qabrigaa hortii qaradee bariin aad u qaboobiyo qaadirkay ha ku geeyo
@naimahalsomali3249
6 жыл бұрын
عندما يكون الحب صادق يحصل المستحيل مشاء الله تبارك على الحب مع الوفاء🙋💓💕💝👍
@abdihakimmohamedbarrebarre6146
6 жыл бұрын
Naimah Alsomali
@user-ln5rl4df1m
6 жыл бұрын
Naimah Alsomali أكيد لكن هل أحببت أحدا؟
@ramlanuur3548
6 жыл бұрын
ninkaaa muxuu ilaahay cimrii siiye alle hakuu siyaadiyo
HAAA,ALLA MA ODAYGAAS AYAA SAMEEYEY O WAABA ABWAANE ILAAH DARTII AYAAN U JECLAHAY PROFESSOR CABDIQAADIR SHIRWAC,MAR DHAW AYAAN DADKA KA BARTAY WA NIN WANAAGSAN O SIYAASAD SHAQA KU LAHEEN JAAMACADA GAALKACYO WAX U QABTAY HADANE WUXUU LACAGO U ARUURIYAA JIDKA DHEER E HOBYO ILAA GAALKACYO O MUDABA DHISMO KU SOCDAY AMEIRCA AYU IMAADAA,MAALINTII QARAXA ZOBE AYU ARDADII JAAMACADA GAALKACYO ISKU SO BAXSHAY MARA GADUUDAN MADAXA KU WADA XERTEEN MARKAASU DHAHAY QABIILKIINA HADII LA IDIN WEEYDIIYO WAXAA DHAHDAAN WA RER AADAN,O U ULA JEEDO UMADA DHAN WAXEEY KA IMAADEEN AADAN IYO CARADA.WA NIN AAD U WANAAGSAN INU GALMUDUG IYO SIYAASADA SOMAALIYA SO DHEX GALO AYAAN JECLAAN LAHAA SI U WANAAG BADAN U SAMEEYO LAAKIIN SIYAASADA SOMAALIYA WAQTIGAAN WA WASAQ IYO WAX SHISHEYE GADAAL KA HAYO INU WAXAAAS RABIN AYAA MACQUULA.ALLAHA CIMRI IYO CAAFIMAAD BADAN IYO CIBAADO HA SIIYO WA QOF WANAAGSAN.
@maxamudsalmaan1716
4 жыл бұрын
miraha prof mohamed shirwac wuxuu kutiriyaay magalo ladhoho Qardho oo uu marki uu dugsiga sare dhameyaay loo sobandhigay qardho iyo jawhar suu yeen qardho marka magalada qardho waa magalo tarikhiya sanadkuna wuxuu aaha 1970 qardho guri somaliyed
@kingqueen-to2nr
7 жыл бұрын
walee heeso waa ku wii hore naftaad qancisayba kuu qushuucdayo wanag kuu qoraysee
Пікірлер: 78