Ma ogtahay ifraxeey Caashaqii na sirayee Sahalka aynu moodnee Ina saaqay barigii ❤ Inuu soo kordhayiyo Siigiyo dabayliyo Soo kiciyay ceeryaan ❤ Oo xalay saqdii dhexe Hurdadii ka salaloo Soo toosay dhowr jeer ❤ Safaad male jacaylkuye Wan sidaaye ila qabo Soo dhowow ila qabo Oo ha igu sii dayn ❤ Ma ogtahay ifraxey Somali oo idil Uma sidatid quruxdee Hablo kula sinma jira Oonan sidaa u eegine Waa su aale kalidaa Maxan kaaga sahansaday ❤ Sababtuna waxay tahay Sambabada iyo beerkiyo Wadnahaygaad sudhanty ❤ Safaad male jacaylkuye Wan sidaye ila qabo Oo ha igu sii dayn ❤
Пікірлер: 2