❤❤❤❤❤guuleyso m m c farmaaje wuu na daadihiyee waan ku gefaney soomali hadaan nahay
@ayaanmaxameddaud1749
Ай бұрын
😭😭😭🇸🇴 madaxweyne xabibul malayiin ❤️ ❤😢
@sahroosman2092
Ай бұрын
Dibadahan kundalnay xasan iyo gurubkisa naga baabshay dowladeni allah waxaan ka baryaa in asaga iyo gurubkisa aqiro cadabta geyo
@Afalaa
Ай бұрын
Macalin anigaa ka marqaati ah. Hawiye waxay ka cabsadeen bililiqada in laga qaado... Waxaa kale o ay ka ooyeen, markay arkeen jareerwayn, raxanwayn, Biyamaal iyo cad cadka oo dhamaantood hubaysan... Waa mooryaankee ku dhaca Baydhabo iyo Marko in uu cagta soo dhigo... Marka cayda Farmaanjo meshaas ayay ka imaanaysaa...
@AliHassan-cx5dy
Ай бұрын
Kolay hassan shiekh maaha madaxxweyne soomali hogaamin kara wuxuu ku sifoobay been, qabyaalad, tuugo, qab yaraan, inkaari ku dhacday alle soomali haka qabto
WAXAA LAGULA DAGAA LAMAY FARMAAJO WAA U JEEDNAY IN AY QAB YAALAD IYO SHUQUL MAAFIYO AHAYD INTII BEENTA IYO BORO BOGAAN DADA WADAY WAA KUWA CAAWA IS WADA HAYSTA OO DAL KAAN KA KICI LA YAHAY
WAA LADIIDAY IN DAL KAAN RAGII KASAARI LAHAA LOO DOORTO TAAS WAA ARAGNAA EE MAXAA XAL INOO AH PLEASE SOOMALI YEEY
@QueenSafiyo-sv2gj
Ай бұрын
HAA ANARKEY
@COD-MIIR.
Ай бұрын
22:52 Anaa ba Lacag la aan, Waxaa ku Hoowl-gali lahaa. Reer Baadiyaha Baraago eey Xoolaha ka Cabaan u Qodno. Walaahi WS-Dhaldhalaalinta dhul baa igu Fiicnaa. Warraa ka keeni lahaa. XOOLIHII BAA KENYA iyo kasoo laaban lahaa. Nin Noo roon baa Kago noohaaya camal.. Lakiin Nin Galmudug kayimid Oo Badiw ah, Baa ALLE na hir dhigay.
@user-qy6pg5wf1s
Ай бұрын
احلى خبر بسمعه بس يا خساره كان حلم ماتحقق
@ayanlemohamed5956
Ай бұрын
Aryaa ilaahay baa qadaray in beladani dhacdo Ilaahay haynaga samatasaaro
@HudowAdan
Ай бұрын
Macallin maxaa sooomaali wax usheegtay ma rumeeyaan laakiin maanta xaqiiqda la taabtay
@daareyayale7013
Ай бұрын
SMC intarnational tv and media
@MaxamedCraxman-pf5ie
27 күн бұрын
😊
@garada6921
Ай бұрын
MAANTA UMA BAAH NI CALAACAL IYO SHALAY TO TAAGAN AH OO ILAA HOOW NOO SOO CELI FARMAAJO IYO CALACAL
@negmadaadirali1657
Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@ROPERTOBAGIO
Ай бұрын
@cabdirisaqhasan3998
Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@garada6921
Ай бұрын
HADAL BADAN MARABO EE MAXAA XAL AH ILAYN MAAFIYO BAA DALKAAN KU HAB SATAY OO AY KOW KA AHAA YEEN MAAMUL GOBO LEEDYADA JUBALAND IYO PUNTLAND IYO KUWA MAANTA SOOMALI MEELA U WADI WAAYEY EE KORAB SHAN KA IYO BOOB KA DALKA EE MEEL KASTA GALAY INAA LILAAHI WAA INAA ILAYHI RAAJA CUUN
@sadiyagabow
Ай бұрын
Alla yanacala hawiye
@mataanaadannour2291
Ай бұрын
Abdirisaq eritera iyo taliyaha saad labada waxay ahayeen gugundhabe jidle macalin aadanow aaway sir doonkadii wax ku sheegi jiray raali gelin soo bixi
@muuminabduqaadir1739
Ай бұрын
Waa u ooney m c farmaajo ilaahow noo soo celi mar kale
@abdigah5364
Ай бұрын
MayMay mahay la qaylinaysa waxba may sheeyayo waa qaylo-bilaashe
@xidigajabarti772
Ай бұрын
Markaan arko m. Cabdulahi farmajo oo qofkaan ku ag sawiran. Wallahi waa qajilaa. Yax yax. Allaa kareem. Farmajo. Sorry
@AhmedDaud-fd6vn
Ай бұрын
Waa riwaayad fiican,laakiin ma ayna shaqayn😂.ma a shaqayn doonto.
@AA-ze7zk
Ай бұрын
YAA DIYARINAYEY? MA LAGA YABA IN AAN HELNO RIYADAS AMA RIWAAYADAS.
@AhmedDaud-fd6vn
Ай бұрын
@@AA-ze7zk waa macquul,laakiin ilama wadmweyso,100 sano hadda ka bacdi ah ayey Somali maryooley u baahan tahay in ay u dhaqmaan sida BaniAadamka kale.
@sumayohanad3846
Ай бұрын
dalkaan waxaan iskalahe raxan weyan iyo mareexaexan iinta kale waan calooshad u shaqeysta yaal iyo jaajuusin
@dilara-jj5yj
Ай бұрын
Dal layne orod😂 xaafadada joog
@sahrujainaali132
Ай бұрын
Aadanoiw adigaa koow ka ah dadkii mucaaradka ku ahaay farmaajo hadii aad ogtahay wanaagaas maxaa u daageeri weysay allow noo soo celi farmaajo ❤❤❤❤❤
@sahroosman2092
Ай бұрын
Walaahi waa runtaa Malin buu dhahaye farmaajo qalad kamagalin dalke waxaan ku mucaraday kaliya rooblow asagana waa igu casiyey mArki la soo daye
@saidamohamed1424
Ай бұрын
Haded bal somaliyeey ka xaaxabiya ninkii u fakaray somali in uu u so celiyo magacii libaaxyada Afrika ahaa adinkaa maamulkii u diidaye bal waxaad ka heshaan aan aragno I am very sorry xabiibul malaayiin farmaajo lakiin waxaad nogotay geesi hiil waayey
Laba qof oo lays barbardhigi karo maba ahaan ee kala da
@COD-MIIR.
Ай бұрын
21:57 Intaana Aanu Qabiil ka Dooranay. Iyo Maantaaanta 1koowda-5ta.. Xaasid unbaa, Warkaa ka maxa, Jabna ku keena. Qofka Xaasidka ah EEBE kama dhigo, Q9f wax tar iyo Damiirleh. Wax lee buu Xumeeyaa. Wixii Fiican bahdil beey ku tahay?. Ilaa Ninka Waxaan keenay Buu Xim8nayaa,?. Garaadna la gaarin.
@COD-MIIR.
Ай бұрын
22:07 Caruurta baa ba ku filan, Nadaafida Xamar. Guri-Walba Haduu Cabitaan iyo Macmacaan eey Banaanka u dhigaan. War Xaasid Baa na Heeysta. CEEYDIIDNA noogama? Waa Kii Abuuray?. Ma been baa. Wax Fudud baanu Buur ka dhignay.
@@ubax3018 mar aan yaraa,Jowhar Somalia,dariskeena waxay ahaayeen Family Eritrea ka yimid,carruurtoodu dugsi Qur'aan ayaa wada aadaynay,Af Somaliga waa ku hadli jireen,markii ay ka xoroobeen Ethiopia,Somalida waa soo dhaweeyaan,waayo Somalia ayaa ka dambeysay in ay xor noqdaan, wax intaa ka badan hadii aad ii sheegayso wll ila qaybso,thank you in advance.
@AhmedAhmed-mu1fr
Ай бұрын
Socdka mwalimu
@COD-MIIR.
Ай бұрын
24:27 Yaa Noodiidan taa?. Waan dhihi karaa Oday-Somali. Oday Somaliyeed, Oo Jeebka wax loogu riday. Ama Xin Qaaday.. Shunta Baadda Aan ku Qubno, Adigana Intaa Qaado?. Nin Yeelay?. Magaca Iiu lahaan karo?. Iyo Cida Ku faanta, Hogaamintiisa?. Soo kama Darna. Oo eey Ayaku ba Yihiin, Kalsoon8da uu Baddii ku Qaribay Ama Dhulkii.
@AminoMaxamed-si8dk
Ай бұрын
😂
@birkanmoha2023
Ай бұрын
Farmaajo kaligiitalis ayuu isku diyaarinaay lakin waa laga hortagay nasiib wanaag
@dauudmohamedsaciid7487
Ай бұрын
Caqliga futada kaaga jiree xaar niyahow dal ciidan loo samenayo waanala gumeesana taagnow ileen siyad bare kuso canaante
@dilara-jj5yj
Ай бұрын
Dal layne siyaad bare criminal bu ahaaa qof ksta xaafadiisa ha joogo 😂 @@dauudmohamedsaciid7487
@birkanmoha2023
Ай бұрын
@@dauudmohamedsaciid7487 adiga caqli oo dhan kuguma jiro daanyeer dad u eeg ayaa tahay duurjoogta ladaaq
@faizaaliabdallah5731
Ай бұрын
Xasan kaligiis talis waliba tuug ah ma ahan, oo somali qabil qabil isga hor keenaya ?
@birkanmoha2023
Ай бұрын
@@faizaaliabdallah5731 xasan waa Tuug waa kugu raacsanahay jeebkiisa markuu buuxsado waa tagi doona. Taas iga qor sababtoo ah nadaamka faderaalka hadii wadanka kajiro kaligiitalis ma imaan karo waa laba nadaam oo iska hor imaanaya. Farmaajo wuxuu isku dayey inuu dastuurkii asaga Lagu Soo doortay miiska hoostiisa galiyo kadib nadaamka fadaraaka ah burburiyo kadib keligiisa Soo haro
Пікірлер: 64