Deni guuleyso reer puntland waa barwaaqeysan yihiin dhulkooda ka badan Alxamdulillah ma maqashay boowe
@massiysomalimohamed2027
21 күн бұрын
DANI HAJOOJIYO CALACALKA. PUNTLAND HAJOOJISO FILM SIYASADEEDKA EY UMA SOMALIYEED U JILAYAAN, SABABTOO ,AH MEESHA WAX KU MA HEESIIN🤣 💪🏽🇸🇴💪🏽🤎🇸🇴🤎
@angel67ball51
19 күн бұрын
@@massiysomalimohamed2027PUNTLAND CIDNA UMA BAAHNA WAA DOWLAD ISKU FILAN HORTA BAL SOO GAARA HALKA AY JOOGAAN REER PUNTLAND AMISON ISKA SAAR BALCAD IYO JOWHAR IYO AFGOOYE GAARI KU TAG XASAN DHIIQO KAARAAN MA XUKUMO PUNTLAND FIRST 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@Ruun-finder
21 күн бұрын
Waa cinwaan laga yaabo Xassan iyo Xamze wax laga yaabo iyagaa ah oo jaah wareer iyo shaqo xumo haysaa.
@user-fm8ej5yb4f
21 күн бұрын
Qaraar aa ku haayee waad muuqmuuqataan
@user-ml1sp7qx2r
21 күн бұрын
War siciid deni waa siyaasi khatar ah kuwani waa ka sareeyaa wlhi hhhhhh
@abdulqadirali5419
21 күн бұрын
Dani waa nin gooracan geedo kama waabto waa nin daadqaday
Afsoomaali noogu qeex dubulamaasi maxaa la yiraahadaa
@abdishakur5064
21 күн бұрын
Deni isaga metela puntland, inan gumeedyahow caku ugaadeen wa walaalehen inan caayo ceeb bay igu tahay laakin tuuladodi inay kunoqdan ba fiican waayo siyasad mayaqaanin
@Cadar49
21 күн бұрын
Reer miyi aan wax aqoon baa tahay runtaa laguu sheegay baa ku dhibeeysa Dani waa daneeste dantiisii waayay intaas ma fahmeeysaan reer Putland Runtaa ku dhibtay miyaa Xasan Shiiq Maxamuud president
@mohamedsalah1819
21 күн бұрын
You right saciiid Dani waa dawlad labadaan qashin xasan guurguurte iyo xamza marxuuuum walhi magaaraan saciiid dani waa siyaasi kaguuleystey dawlada punland iyo beesha calamka wax dhexdooda kujira maleh acontigiii punland diritooo loogushubaaa no more xasan qabrifaagte tuuug iyo xamza marxuuum see kugu tahey guuleyte rer punland iyo madaxweyne saciiiid dani waabaa guuleysateen punland government guul inan gumeedkaaan jamac galad ilkaha soo cadeeeeso qashinyahow
@@muktara.9989 hees la imoow waligaa iiidoor uun ha ku daba lumine walaahi copy reeyad baa lagugu soo qabanaayaa sinsibaar caqligiisu waa uun ku dayasho ileen caqligiisu lix saac markuu dhargo un buu soo noqonaayaa yaa ximaar🫏👉🏾🫏
@user-fm8ej5yb4f
21 күн бұрын
Dani dayuus dani dibiro dani malcuun
@shariifadam3390
21 күн бұрын
War heedhe nacasnimada iyo hantaataca iska daaya! Adeeryaaloow naga ishooda adinkana ha is sumcad dilina!
@user-fm8ej5yb4f
21 күн бұрын
Lax yahay lax du dhashay ee sabeenta ah maxaa sumcad la dhahaa ma runtaa ku dhibeeyasa
@user-ft9zr8dk4t
21 күн бұрын
WAR XAMSE WAA MARXUUN. ANAGAA KULEH😂. BAL SHEEG WUXUU REER PUNTLAND AMABA DAAROOD U TARAY ? JAMAC HAMSOO INAADEERKA AH HANOO FAANIN
@user-fm8ej5yb4f
21 күн бұрын
Daarood yaa la yiraahadaa ma doofaar yar yaraa daarood la yiraahaadaa majeedheen inaad tihiin majnuuniin waa ba la ogaaye malcuunimaaba ku sii darasateen maragan anigaa ah inaad wareerateene
@user-ft9zr8dk4t
21 күн бұрын
Bisika iyo yaasinka😅. Qofkaan yaa soo bara sida loo qoro.koley waa oromadii suuqa ogaadeenya ka dawarsaneyqey.
@user-fm8ej5yb4f
21 күн бұрын
@@user-ft9zr8dk4t hodhodho majeedheen ma shalay baad waalaneed markii aad kursiga weeyaday eed abiye iyo lafta nagaa aad iska dhajineeyasay mise maantaad waalan tahay ood qof oromo ku ceeyaneeyasaa adiga is xisaabi afkaaga iyo dhagahaagu ha is maqlaan
Dani ma nin reero musqushooda ka shaqeeya ayu daba fariista yaase marakan in lawada hadlo raadinaya!!? Ma Xassan Gurguurte mise Dani!!? Ma dani ban beesha caalamku aqoonsan o wixisi meel lo saarin ? Ma Puntland ban aduunki o dhan aqoonsanayn horumarkeeda? Ma dhagaysatay khudbadihi wakiilka beesha caalamka iyo safiradi Euro?
@user-fm8ej5yb4f
21 күн бұрын
Been badanaa booto badanaa jiq beey idinku tahay darbi kasta waa idinka soo xirmay musqushaas inaad dhaqadaan waataad weerka cad u xirateen saad u dhantihiin waa midaad soomaalinimada uga baxadeen oo aad abiye iyo lafta nagaa ugu gasheen jiq beey idinku tahay meelahaas iska booteeya runtaa la iskugu imaanayaa
@cabdirisaaqaxmedcise9024
21 күн бұрын
Dani maahan nin baryootama una jilicsan waayo waa madax weynhay kaliya ee xakuma 3500km\2 marka mesha mataalo 30 km in loo calaacalo
@mohamedsheikhdon8852
21 күн бұрын
Walaahi caqli xumada laydinku sheegaa waxbaa ka Jira,awoowgiin la gubye.
Sinsibaar caqligiisu imaado markuu dhargo miyaa caqli leh sanbacayow dhareeraaya hadii aad caqli leedahay weey kaa muuqan laheeyad soomaali ku baratay ceebtaadii baa banaanka la soo dhigay sinsibaar sararo weeyane
@cabdirshidosman9649
21 күн бұрын
@@mulkixoriyo Siyaad Barre ma Daarood buu matalay? Yaana doortay Siyaad Barre oo madaxweyne mala oran karaa? Waa maya. Siyaad Barre is aaminaadii Somali burburiyay.
@cabdirshidosman9649
21 күн бұрын
@@user-fm8ej5yb4f mayee waxaa caqli leh Ogaadeen Cali beesteen marka roob uu da'o sidii cawaanta Afrikaanka u niikiso dhaanto rag iyo dumar is dhex galaan.😂
@cabdirshidosman9649
21 күн бұрын
@@mulkixoriyo Siyaad Barre ka hor jabhado ma jirin, xitaa markii u danbeesay reer abtiyaashiis Ogaden baa ka hor yimid oo jabhad SPM sameystay.
@mohamudhabib4791
21 күн бұрын
MARXUUN XAMZA MIYAA RABTAAN INAAD NA DHAHDAAN WAA UU SOO NOOLAADAY….
@mariamyusuf6438
21 күн бұрын
Inshaa Allah adaa marxuun noqondoona!
@abdihakimmohamed3196
21 күн бұрын
Balan waaye kii ree bintland ah ee xamar yimaada in magac xun loobixin doono. Hasugi waayin
@abdihakimmohamed3196
21 күн бұрын
Balan waaye kii ree bintland ah ee xamar yimaada in magac xun loobixin doono. Hasugi waayin
@yasinissewarsame4399
21 күн бұрын
Iska hadloow ina igare😂😂😂😂😂
@caliaxmad2109
21 күн бұрын
Jamac gar ma gelin ee waa mucaarad.puntland.garta si fiican u gal jamacow.
@shanyfahiye919
21 күн бұрын
Afaar qabiilistee dhimatay baa tihiin HSM turgid waddanka xaraashsy ka sheekay Deni ma calaacalinee qofka barayootamayaa wan u jeediina. Ma hiilo bay idiin ka tahay. Hamza waxaa meeshaa ka mahee we kobo qaad HSM inuu yaha waa la ogyahay…….
@user-fm8ej5yb4f
21 күн бұрын
Dani dameer👉🏾🫏dani dibiro dani dayuus waa loo diiday inuu kabaha qaado markaasuu weer cad xirtay ilaa uu Ethiopia 🇪🇹 dalaq yiri cidiisuna weey la maseereen dani damiin
@rock_diamond9475
21 күн бұрын
Qabiil iyo cuqdad iyo dhaqan xumo adiga Aya gurigada laga yaqan
@AbdiSheik-rl8sj
21 күн бұрын
Càqli xumada daaroodka iyo quudhi waaga ay ogaadeen u qabaan banaankey taallaa EE ogaadeen ama kuumade ha tashado. Bravo wiilka muuse gumcadle jaamac geesi bad tahay
@cabdirshidosman9649
21 күн бұрын
Ogaadeen inta ay ku mashquulsanaayeen Somalia oo ay ku yaryihiin ayaa kililkii laga qaaday hadda Somali kililka waxaa ku matala Dir raisulwasaare ku xigeen Ethiopia iyo wasiirka maaliyada Ethiopia waa Dir.😂
@AmalAbdirisakMahamed
21 күн бұрын
😂😂😂😂sooo darooood ma sheegatid Car tag dhul daroooodka xorta ah daganyihiiin Caqli zero wa nala necebyahay wa nala ximinayaa baaa ku haysaaan 24/7 ma daashaaaan miyaaa Im mj dawlad Iyo dawlad la’aaanba xoooog baaan kugu sheegaty hadana dhul darooood leeyahay Waa ka mamnuuucay eeee Adigu ficil ma samayn kartaaa. Adoooo hawiye ku dhuuuuman
@cabdirshidosman9649
21 күн бұрын
@@AmalAbdirisakMahamed Horta Puntland ciidan ah Kenya, Ethiopia ama Ugandha dad maku ilaalisaa sida meelo aan ogahay? Waxay ila tahay maya.😅
@@AmalAbdirisakMahameddaarood yaa la yiraahadaa doofaar yar yar maxeey yihiin waxaadan aheeyan baad iska dhigtaye waxaad tahaa lagaa dhigay anigoo ogaadeen ah baa tuuladaadii kugu soo oo day oo xabsi afka ka banaan kugu soo xiray siyaasadii soomaaliyana banaankaa kaa dhigay darbi kasta waan kaa soo xirxiray darbigaa madax ku dhufatay banaankaan kuu tuuray ka sheekee wax ma laga qaban karaa may meelahaas iska faan laakiin ogsoonoow soomaali oo dhan weey ku aragtaa inaan gidaar kugu soo moosay oo aan ku meeyad qaraacay
@abdishakurmohamud3500
21 күн бұрын
Meqeey ku siiyeen damul jadiid. Shatigaaga baad ku cayaartey.
@Ruun-finder
21 күн бұрын
Soomaali walba maqaaxidiisa suu rabuu ka yeelaa sida maqaaxidiina
@AmalAbdirisakMahamed
21 күн бұрын
3 walihiyooood siyaaasad madaxnimo Waaaan ka fariiiiisanay Wn ba’anay waan hoooognay OGADEEEN siyasadayada falaqaynaya 😢😢😢😢😢😂😂😂😂😂😂😂 Khalaaas aduuunkiii wa dhamaaaday
@user-fm8ej5yb4f
21 күн бұрын
Kkkkkk ma adigaa wax falanqeeyan kar siyaasada hadii aad iska hartana awalba wax lama aadan joojin oon aheeyan jidgooyo siyaasadeed taasan waa lagugu fahamay afkaa carad laguu galiyay waxaad tahaa lagu tusay inaadan soomaaliya wax ka aheeyan iska qaraar meelahaas komintiga ku ciil bax
@AmalAbdirisakMahamed
21 күн бұрын
@@user-fm8ej5yb4f Ilahaw iga cafi intaaan Og la hadlay
@cabdirshidosman9649
21 күн бұрын
😂😂😂
@cabdirshidosman9649
21 күн бұрын
@@user-fm8ej5yb4f Somalia ma adaa wax ka ah marka oo aadan meelna si xor ah u joogi karin oo Kenya, Ethiopia mise Ugandha kugu ilaaliso. 😂
@mariamyusuf6438
21 күн бұрын
Ba’a oo hoog idam Allah!
@C.shkauurCumar
21 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdirshidosman9649
21 күн бұрын
Xamze aan taageernee horta hanoolo sheego ma xoghaya Xasan Shiikh baa mise waa raisulwasaaraha Somalia?
@mariamyusuf6438
21 күн бұрын
Hamza taagero kaagamabaahnee kursigu laba nin mawadaqaado ee ogolaada!
@cabdirshidosman9649
21 күн бұрын
@@mariamyusuf6438 Kursiga Xamza soo reero dhan kuma matalo 4.5 ka mid ah. Mise waxaad u heesataan kursi uu Xasan Shiikh leeyahay?
@user-fm8ej5yb4f
21 күн бұрын
Kursiga xooghayaha waa kuu dani iyo majeedheen ba u waasheen oo ay Ethiopia 🇪🇹 ugu galeen qaraar baa idin haayee waad muuqmuuqataan maseerka waad qarasan weeyaseen yur baa la idin yiri
@user-fm8ej5yb4f
21 күн бұрын
@@cabdirshidosman9649soomaaliweyn oo dhan buu kursiga ugu fadhiyaa wax 4.5 la dhaho kuma fadhiyo ee oohinta joojiya taageero kaagama baahanee ee dadkaagaa dhican karaa baroorta jooji
Odeygaan Oromada u eg ma marxiumkuu la xanaaqsan yahay war puntland waa ka sareysaa xamar iyo xamze Deni na waa siyaasi ka badiya xamse iyo xasan dhiiqo oo guryaha ku oodan
@husseinwardere9735
21 күн бұрын
Xassan dhiiqo iyo kuba Qabyaalada ku daba yaacaya Waa In dalka Somaliya laga badbaadiyaa
@cabdirshidosman9649
21 күн бұрын
Ogaadeen inta ay ku mashquulsanaayeen Somalia oo ay ku yaryihiin ayaa matalaadii kililkii laga qaaday, hadda Somali kililka waxaa ku matala Dir raisulwasaare ku xigeen Ethiopia iyo wasiirka maaliyada Ethiopia waa Dir.😂
@user-fm8ej5yb4f
21 күн бұрын
Adiga daba gacanta saaro yaan lagu wasine garoowe ilaasho aad oromad ku soo gureeyasid dan aan dantaada aheeyan baad ku cbb mashaquul santahee boosaaso yeeyan oromo kaa qaadanin
@rock_diamond9475
21 күн бұрын
Neef gowracan geed kama waabto dir Aya Ogaden Dhul Ka qaaday miyeey idinla gashay dir inta Iska dhaafto adiga Dhul ma qaadi karta munafaqad marba meel la isku qaado dhaqan Aya U ledihin
@cabdirshidosman9649
19 күн бұрын
@@rock_diamond9475 Matalaadii kililka ayaa lagaa qaaday. Ogaden hadii ay ku mashquuleen siyaasada Somaliya oo ay ku yaryihiin maxaa ani ii diiday in aan tan DDS ka hadlo kan hadda hadlaya waa Makaahiil, Makaahiil hal tuulo xitaa kuma leh Somalia.
@Aden-Chemistry-54_
20 күн бұрын
Ar O'Day jasmac Dhibadanaaa Waa Dabcasar 2 Kkkkkkkkkkk
@bulxanguuni4659
20 күн бұрын
Absolutely deni Somalia ma siilkii hooyii yuu mooday
@abdimaalin4317
21 күн бұрын
Xamze waa Raisul wazaarihii ugu fiicnaa Ee somaaliya soo maray
@Cadar49
21 күн бұрын
Waa runtaa 💯💯
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
21 күн бұрын
War jamacow waxan kudigasho kabadan aa reer Puntland ma waxaa lagu filayaa Dagaalkii uu Laascaanood kagaley aa gacan yerihii reer galbeedka kujabiyey miyaa mise safradii Kenya ayaa lagu wiiqey maxaa qaldan Ethiopian bu utagey maxay tahey Ethiopian sow tan Vila somaliya dhaxfadhida Gormee noqotey tagida Ethiopian oo xaaraan noqotey
CAGDHEER MALINBAY XIL QABATOO WAATA KOLBA REER CAAYAYA
@rock_diamond9475
21 күн бұрын
Cay iyo cuqdad iyo data bakh cidla ah reerka Ka dhalatay Aya lagu yaqan ogaden barooranaya Miya aragtay ama caytamaya Ragg iyo dumar cuqdad iyo cay la taagan Wa idinka
@massiysomalimohamed2027
21 күн бұрын
SOMALIA GUUL IYO GABANIMO 💪🏽🇸🇴💪🏽🤎🇸🇴💪🏽🇸🇴
@Jaalejaale12
21 күн бұрын
Deni iyo Xasan waa isku diray imaaraad
@maxamedfarah2086
21 күн бұрын
Haddi la eego khiaafka xasan dani waxuu galaaftay awooda somalia mana dhacayso Midkoodna siduu dooayo helo Yaa guulaysta labadooda Maxay isku hayeen Waxaa ugu wayn siyaada iyo dhaqaalaha Dani waxuu ku guulystay imaaradka iyo dhaqaalahoodii kala wareego 300 oo malyan siiyaan puntland sanadkii Waxuu kaloo guulaystay Burburki iririsanka oo wali xasan wado Waxuu kaloo guulaystay Caalamka waxii ka imaya toos u qaato Hadalka dani waxuu u eg yahay daacdaacsi Dowladaha rabaa dalkiyo waxa ku jiro
@mohamedhassan5617
21 күн бұрын
Miskiin qabyaalad iyo cuqdad la nool
@abdimaalin4317
21 күн бұрын
Gallad maanta. Wuxuu u soo galay inuu Dad ka qosliyo Axmed madoobeba wu Ku soo noqday
@axmedjanagale6845
21 күн бұрын
Nacasyo adeer xeel siyasadeed ma garankartid
@lightshipzt1658
21 күн бұрын
Anaa ogaadeen ah ee iisheeg waxaan ku amaano Xamsa. Dal dalan iyo been looma baahno. Xamse waa miciib qashin ah oo rag lamid ah qalinkiisa kushaqaystaan.
@MashaAlllahAlhamdullilah
21 күн бұрын
OG WAAN AHAY LAGUMA NOQDO.
@BurhaanCaawiif-pj8xu
20 күн бұрын
Waxaan wax aqoon adaa ah kaagaa aad indhaha moodo dhicis maqtiyey ee dani asagaa matala puntland masiirkeedana wax lagawediinayaa
@fadumasheikhmahmuod3082
20 күн бұрын
ان الدين عند الله الإسلام
@Mideye157
21 күн бұрын
Ogaden Cadhooday.
@abdiishmail743
21 күн бұрын
Miciyo weene Cuqdad iyo caqli xumo. Baad la xunuunsantahay
@mohamedSagal
21 күн бұрын
cid aan mj ahayn oo cuqdad la xanuun san miyaa jirta 😂😂😂 hadii raisal wazare wayno dowlad lama shaqeeneeno intee kutaalaa😂😂😂
@mahdibahdoon9742
21 күн бұрын
Aniga oo Ogadeen reer isaaqa Deni iyo puntland baa iiga dhow Dowlad Hawiye oo Darood tir tiraysa , labadan doqon ee reer cabdile Xamsa marxuum kalya u muuqda. Cajiib !!
@user-fm8ej5yb4f
21 күн бұрын
Adigoo sinsibaar ah oo malcuumiin ah cid idiin joojineeyasaa ma jirto sinsibaar dalka laguma aamini karo dowladeey ula galaayaan sinsibaar sinsibaar waa sun iyo daacuun ku dhex jira umada soomaaliyeed waan la iska qabanayaa qashin 👉🏾🗑️
@MashaAlllahAlhamdullilah
21 күн бұрын
OG BAAN AHAY LAGUMA NOQDO.
@user-fm8ej5yb4f
21 күн бұрын
War reer isaaq ha ku qaraabanin sinsibaar baad tahaye
@mahdibahdoon9742
21 күн бұрын
@@user-fm8ej5yb4f Hooyada wase maxaad iga taqaana ?
@user-fm8ej5yb4f
21 күн бұрын
@@mahdibahdoon9742 hooyadaa wase ha ku qaraabanin reer isaaq
Puntland danteedu waa iney rakuub u ahaato cadawga Somalia ee itoobiya ? Tusaale ahaan balanbal iyo galdogob ayey itoobiya ku dadhay 1980s itoobiya 2006 ayey hogaanka oo loo dhiibtay Mogadishu ku geeysay
@amnoali8348
21 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂daarood stop drama and crying 😂😂😂😂😂😂😂Somalila no need daarood 😂😂😂😂
@user-ft9zr8dk4t
21 күн бұрын
Hihihi😅🤣🤣. Sidaan waxaa u hadla oromo iyo isaaq. Soomalida kale afkoodu waaka duwanyihiin. Urtaa iyo cayda ay qhubaan baa iyaa lagu gartaa
@amnoali8348
21 күн бұрын
@@user-ft9zr8dk4t 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣hawiye is not easy
@NimcoFf
21 күн бұрын
@@user-ft9zr8dk4tisaaq meesha mxaa keenay miyaad iska celin kariwayday ka ku falanqayaya
@user-ft9zr8dk4t
20 күн бұрын
EE MIDKAAN WAA AQAAN CIDUU YAHAY OO MAANTA UGUMA HIREYSO AFLAGAADOOYINKIISU. WUUNA ISTAALIHA IN AN WUXUU YAHAY SHEEGO. ADIGUNA WALAAL MABA AHA IN AAD DAAFACDO QOF AFKA U DHIGANAAYA DADKA.
@maxamedfarah2086
21 күн бұрын
Xamse ma xukun buu hystaa waayaabe
@user-fm8ej5yb4f
21 күн бұрын
Kursigii aad ku waalateen eed soomaalinimada uga baxadeen buu ku fadhiyaa maxaa laga qaban karaa
@ahmedisse2688
21 күн бұрын
Mesha mj caqliga ku wayay og caqliga ku yeesheen ii shega
@cismaanguure927
17 күн бұрын
Dekedda bosaso hadba siyaasiga kursiga pland ku fariista dhaqaalahaa ayuu mucaarid u noqdaa si maamulka dekedaa qaran u noqon ,xamza waa ku lugduubasho haddii ay jirto ,
@user-iz4tc3kh5q
21 күн бұрын
Comentiga majeerteen ayaa aad uga buuxa 😂
@faaraxmaxamed4174
21 күн бұрын
Su aalkajawaabamaalintiigoojacadesiciiddaniwuudagaalamaybalxamsemaxuutarayawuxuukhaatumoyeeloMooyaanehguulsscguulsiciiddani
@deganstudio
21 күн бұрын
Jamacaw hadii siyaasad ahaan hadii lagaa badsho inaad IS dhiibtid miyaanay ahayn sxb ilayn butland xaasan ilbaabada uun ka xidhaye
@rock_diamond9475
21 күн бұрын
Dhabayacada Aya waxa is kugu sheekaysto suuro iyo cay iyo cuqdad wxan ahayn Miya haysan farmaajo adiga cay iyo mucaarad la Daba taagan xasan amaan iyo sacab la daba tagna ninki aad amaanay Miya maanta wa xun yahay Kaso shir tagtay Maxa aniga xasan kursiga igu magacaabi wayay weyan waxa aad wadan
Shukri walaal S.Deni m'a caneeyo naagaha suuqa ee ha waalan. Orod aad faacaa ama gobolada naagaha lagu geerasheeyo oo nimanka u marqaansan sidaada joogaan. Xagayaga haweenkayagu waxbay iskufalaan, dameerana MA rartaan🤣. Waad nagusoo khaldantay oo manaqaan cidnoo kaasoo tilmaantay. Dib u noqo daayeeryahay. Daf hanoosoo oran sidii dikhsi caano kudhacay.
@mohammedabshir3498
20 күн бұрын
Iska Ciye Caruurta Absmae
@angel67ball51
19 күн бұрын
War dastuurka iyo isla xisaabtan ayaa la isku haystaa mana guuldareysan xamse marxuum baa kuu muuqda
@SNUFFED2ROLLs
21 күн бұрын
HAMZE WAA MEYD AMA QABYALAD KUU TAGEER AMA JIFO ADIGEY KUU TAL PUNTLAND DIB DAMBE LAMA XAJOONEYSO DOWLADA KUU SHEEGA XAMAR KAA DHISAN
@MakoFarax
21 күн бұрын
ADIGA NACNAC DADA AYAA KA DHAGAYSTA KALIGIII QUMANE XOLOXOLO DHALAY
@QaliSharif
21 күн бұрын
Manta dee tafahad dhagax kaso buuxsate shiidka xafadaha shiidka ka daaya nimanyahow xaladu sida maahe
@MakoFarax
21 күн бұрын
DANI WAXAAD KULA COLODAY OGADEENBU YASAY WANU KU FAHMAYNA
@IRIR-SAMAALE_114
21 күн бұрын
Deni iyo reerkiisa waxay liqi la' yihiin sidee nin Ogaadeen ah loo siiyey Raiisul wasaare Soomaaliyeed... Purcadland ha go'aan waa cudur ku dhex jira soomaaliweyn... War ha ku darsadeen Tigree iyo Axmaaro, ileen waa wasaq aan xishoonin...
@Subeyriga
21 күн бұрын
UMMADA SOMALIYEED INTII AY LIIDATEY WAXAY AHAYD INTII UU OGAADEEN KA MAQNA MAANTA MAASHA ALLAAH
@user-rs6cd3hp5e
21 күн бұрын
jawabtas somalida dhex dhexadka aya u jawabin
@daganabdulahi7588
21 күн бұрын
Buntland waa doowlad jirta adigaba amxaaraa kuu atooraa doqonyahow xoogaa ayaad ku soo qaadatay doofaar
@user-fm8ej5yb4f
21 күн бұрын
Sanbac yahow kursi dartii dayuusanimo looma noqado oo abiye looma tagee is celi hee
@rock_diamond9475
21 күн бұрын
Shuubo amxaarka so idinka dhabtisa Ku fadhiya Dani zanzibaar so Kan amxaarka hoos fadhiya ila Ssdd ila abdulahi Yusuf waliga adiga amxaara la galeen aha adiga dhal amxaar aha awoowgana maalin amxaar xabad kuma ridin Mahbar xun oo marna xabashi hoosta kaga Jira marna talyaabi hoosta kaga jiray xageed amxaara Ku Nacday ama Kula dagaalantay
@C.shkauurCumar
21 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏
@abdulazizd
21 күн бұрын
Karbaashan waa xalaal
@user-fm8ej5yb4f
21 күн бұрын
Dani dibiro dani dudaaye
@bulohus8548
21 күн бұрын
Beenta joojiya!Dani !! NinXaaan iyo - Xamze u Calaacala !! Waa Nin mayal - Adag !! Qabyaalad baa ‘idin haysa !! Stop ✋ to Talking about Putland !! Is not your Jobs !!
@daganabdulahi7588
21 күн бұрын
Baastar dani afkaaga ka leexi hadaad adigu ogeeyn anagaa og wuxuu u yiri dani waxaan ayuu ogaa
@user-eb1zd5hd6o
21 күн бұрын
Nin kiin maraxuumka ah oo Xasan xogahayah u ah waxa usheeg caqalixumadii ogaadeen laguyaqaanay ayaad meesha usoofariisateen
@@user-fm8ej5yb4f Nin ba waxa laga sheegay habarti indha la'aanti dad cunitaan bay ku darsatay hadda ogaadeenki jaajuusnimadi inay dadka caayan bay ku darsadeen ( tollow ma madaxnimadu inay saas tahay bay u qaateen )
@faisalalunun8631
21 күн бұрын
Kuwii federaalka haystay oo caasimada haystay oo Mr Deni wax kala dhaxeeyeen mana caytamaan waxna uuma sheegtaan Puntland iyo shacabkeeda, adinka oo sadaqadu idinku baxdo oo meel aad macno kuleedihiin jirin afxumo aan wax ay idin tarayso ama reer Puntland yeelayso jirin ayaad halkaas lafadhidaan
@mohamedmumin9266
21 күн бұрын
CINWAANKAAGA WAA KHARIBANYAHAY. PUNTLAND IYADAA YAGLEESHAY JAMHUURIYADDA SOMALIA, NAF IYO MAAL KU BIXISAY, VILLA SOMALIA GEEYSAY DOWLADDA. JOOJI NACAYBKA KA FIDINAYSAAN PUNTLAND. XAMASE HADDAAD KU HAYBTIHIIN WAA KARAANI.
@user-fm8ej5yb4f
21 күн бұрын
Ethiopia 🇪🇹 ku heentay ma majeedheen baa xiniin yihiis ku yimid
@user-fm8ej5yb4f
21 күн бұрын
Kursigaas karaanimadaas buu dani iyo majeedheen ba weer cad u wada xirteen markaad weeyadeena Ethiopia 🇪🇹 u gasheen
@AliAhmed-xx4hy
21 күн бұрын
Jamaco awal weriye inarnational ah ayaad ahayd lakiin hada lokal ayaad noqotay.reer puntlan iyo xasan sh .ayaa is haya ma garanayo sababta aad xasan ugu hiilinayaysid.hadaad ku raacday xamze .xamze ogaadeena wax tarimayo puntlana wax tarimayo daaroodna wax rarimayo.puntland cidna uma baahna iyadaa loo baahayahay
Пікірлер: 339