Xasan sheekh waa Gudoomiye Hawiye action group laakiin Gurguurte madaxweyne soomaali ma ahan
@HusseinadamHashi-vr5hj
8 күн бұрын
6 nin waaba yartahaye Xukuumaddiisii hore safar uu ugu baxay dalka japan waxaa raacay 14 xubnood. 14 kuba wacay ahaayeen beesha hawiye. Maanta ayuuba soomaalidii kale 3 nin kaga daray.
@muheeahmed1407
8 күн бұрын
Xasan Sh. Maxamuud damiir ma laha, meel xun ayuu gaarsiiyey xaalada Somaliya, Alle ayaa ka hiiliyey e wuxuu rabey in hubkii uu qabiilkiisa u qeybiyey wadanka kula wareego xood. Allow Xasan Sh. Maxamuud (ma xishoode) ka qabo Soomaali.
@zainabmaxamuud6091
8 күн бұрын
Waa kabo qabiil maha Madaxwayne.
@BaxsansiciidOwnuur
3 күн бұрын
Waa nabadoon qabiili ee maha madaxaweyne soomaaliyeed,amsoori aad baan ugu xumahay
@user-xi3tg5op3y
9 күн бұрын
Waxasa wa shaqadisa xasan xarasha emaxalolayaba
@mahamudsulub35
8 күн бұрын
Xassan ninkii taageero u ahaa baa xanuun tareemaya
@bureeqamaxamad25
8 күн бұрын
Suufi ama hawiye hala diro ama daarood ha ahaadaan waxqabad kaliya ayaan rabnaa hadaan nahay shacbka
@hanasheikhdon2808
9 күн бұрын
Xasan Sheikh Xasan Dhiiqo Ceebtiisa Ma Ahanee Waa Caadadiis!! Qabyaalaada Aad Ugu Weyn Dawladiisa Ayeey Ka Muuqataa Dawlad Noocaas Ahna Dawlad Ma Ahan!! Mar Allale Markii Indhaha Laga Qaado Xasan Sheikh Ugu Imow Qabyaalad Tii Ugu Xumeeyd Oo La Arko Wadanka Oo Khatar Xun Gala Oo Beelihii Soomaliyeed Oo Is Wada Laayneysa Buuq & Dagaal Meel Walba Oo Somalia 🇸🇴 Ka Mid Ah Ka Socda!! Xasan Dhiiqo Aqoon & Argti Fog Aan Lahayn?? Shidanaaba Shidan Xasan Dhiiqo Sida Uu U Dhaqmo Maba U Maleeysid In Uu Yahay Madaxweynihii Ummada Soomaliyeed!! Malaha Xamar Kaliya Madaxweyne U Yahay Gaar Ahaan Qoyskiisa Hoose !! Kan Madaxweyne Ma Ahanee Wadanka Oo Wali Is Haysta Oo aan Kala Go Goin & Ummada Soomaliyeed Aan Sii Kala Tagin Xasan Dhiiqo Dhinac Allah Noo Dhaafsho!! Ameen 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@duniyalang1285
8 күн бұрын
Ma hadaa ugu horaysa in Hassan Sheikh xukuumadiisa ka dhigay qabiilkiisa iyo naagihiisa? Maalintii uu xukunka la wareegay ayuu bilaabay qabiil aruursi cadaystayna in uu yahay hogaamiyo kooxeed. Ninkan markii hore ba wuxuu ahaa qabqable qabiil dadna laa yay.
@faqiabdullahi9304
9 күн бұрын
Qof wariye ah sidan uma hadlo qawiil ayad u hadleysa somali xalkeeda kama hadli kartid ee samcada wariyuhu ayad ceeb ku tahay xishoo
@AbdibaladXaaji
9 күн бұрын
baqti ayaa lawareegee haduu hooyadiis uu wato soo nin tanta somali wasa maahan farmaajo waan kula taageeraynay lkn waxaa ceeb ah adoo wariye ah in aad af qabiil ku hadasho waa ceeb anigu abgaal maahi hadana madax wayne kasta waan taageersanahay midday kale daaroodka asd bacqafiifka ku wadid iyo eelayda waa kuwa Ethiopia waakuwa taageersan Ethiopia wax lawada miyaaa
@yunisahmed953
9 күн бұрын
Kkkkkkk darood wa kaas 😂
@MahamedSubagle
9 күн бұрын
Maanoqon. Adigu. Kuwaa. Lopahanyah.
@abdullabdul8785
8 күн бұрын
Waxaan quruun ka ah oo aan somali laga qaban war naga aaamus quluuubta ayaad ka jiraan tahaay uuuuf ilaaaheey iyo umadiiisa ka xishoooo faraaaac xishoooda kaaama muuuuqda
Wafdiga waxaa kalifay in hawiye maahine wixii kale ethiopia ayey kabo qaad u yihiin.rumeyso
@AbdibaladXaaji
9 күн бұрын
sxb ani waxaan ahay shiikhaaal qabiilkana waxaa igala wayn qaranka xasan shiikh inta uu qaranka u qabtay cid kabadan oo inaa u qabata waxaa ka jira siyaad barre ilaa ha xafido wuxuu ahaa shaqsi asn isagoo kale ka dhalanayn daarood ❤❤❤❤❤ sxb jooji qabiilka wariye somaliyeed aa tahay xiligii farmaajo waxaan mediyaha ujeclaa horufadhi media iyo qaranka TV 📺 hadana iyagaan ugu nebcahay sabab too ah qabiil ay ku shaqeeyaan markaan jeclaa daarood aa madax wayne ahaa markaan nacayna hawkiye aa madax wayne ah ❤❤❤❤❤❤❤
Пікірлер: 42