Somaliya ethoopia dhulka yee kula dagaalamin ee bada in aay kula dagaasho ha raadiso bada ayaa laga celi karaa dhulka maha waxa eey rabto doomanka ama maraakiib xooga hasaarto soomaaliya ilaah hanala jiro aamiin
@Ayan-le4hb
Ай бұрын
WAXBA SIYAAD BARRE HASOO QAADAN WAAD KU DAMBAABAYSAANE ILAAHAAY KA CABSADA XASSAN CULUSOOW GURGUURTE IYO SIYAAD BARRE MAALIN WUXUU QABTEY MA QABAN DICTAYTARNA MA AHAYN EE CAWAANTA MAANTA NAWADA HAYSATAA U BAXSHEY SIDEY JECEL YIHIIN BAY NOOGU TILMAAMAYAAN SIYAAD BAA DICTAYTER AHAA JIZAARNIMADA SOOMAALIYEEDNA WAA WAXAAN LA GUULAYSAN LA'NAHAY WAANA LAGU ABAAL DHACAY GADAASHIISNA KHAYR LAMA ARAG DHIIG DAATA MOOYEE QAX IYO QURBO JOOG IYO TAHRIIBEYAAL BAA KA DAMBEEYEY.
CIIDANKA BADBAADA QARAN WAA DIYAAR XASAN DHIIQO CAR HASIIJOOGA TUUGA
@user-iz4tc3kh5q
29 күн бұрын
Hhhh
@abdisheikh6094
Ай бұрын
Aaway badbaadadii shalay ma farmaajo kaliye baad qabiil ahaan ula dagaalamayseen haddii aad xasan oo ka khalad badan kana gef badan kana dulmi badan aad raadiyaan u noqonaysaan waad fashilanteen.
@AyaanAli-xv8xv
Ай бұрын
Kabayarow Qabyaaladii ku qaadatay waagii Farmaajo, xitaa Seedinimo ma aydaan ooga xishoon . Dowladnimo ma rabtaan ee Alshabaabkiina iyo mooryaanimadiina ku raaxeysta. caac caac looma baahno.
@haniaden2700
Ай бұрын
Kkkkkkkkk
@fatumaahmed4566
Ай бұрын
Asc hpo wn ku salamy
@bossiebadass9890
Ай бұрын
KALIGII TALIYE XASAN SHEIKH WAA NIN QAMAAM OO IIMAAN DARAN OO AAN XISHOON. WAR NINKAAN SOMALIA GOD MADOW BUU KU WADAA
@abobasement346
Ай бұрын
xasan moryan wuxuu helay shacab u sidu raboh u istimaloh
@mataanbudhyar7468
Ай бұрын
Sxb keligii taliskii hore Dal dhis buu ahaa Xasan haduu wax qabanayo Welig ii ha haysto lkn wuxuun buu sii baabinayaa Mogdishana sidii Kandahar Bay ku socotaa
@AyaanAli-xv8xv
Ай бұрын
Dowladnii Mohamed Siyaad Barre waa la ogaa waxbarasho, nabad, caafimaad iyo tii Farmaajo oo uu ahaa Wadani waa loo darsaday. mooryaan Alshabaab ah is xukuma ama caacda lee haaya 32 sano yaahuu.
@Tasniim1
Ай бұрын
34 years weeye.
@aminamohamed1570
Ай бұрын
Dadkan intee khasab iyo juujuub lagu xukmi kara nadaam iyo dawladnimo ma muuqato
@AAA-bb5xc
Ай бұрын
War waxaan. Ina cumar geele usoo dhiibay. Ninkaan. Asagaa. Laxukumaa.
@nibo5707
Ай бұрын
Taariikhda waa in aan wax ka baranaa somaaliyey,ninka gobta ah wuu garanayaa godkiis
@sacdiyanur7583
Ай бұрын
Magaalada Muqdisha mashee Dalka gudahiisa
@mohamedmooto-kl2du
Ай бұрын
Rag weeye xasan dal xoreeye geesi abgaal
@XamarayXamar-od6zu
Ай бұрын
waxaan wuu jiranyahay daowladnimo ma yaqaan ee ciidanka uu baabi iyey ku dhalbada oo maxkamad ha la soo is taajiyo
@xakiimocabdulle6683
Ай бұрын
War cabdi risaqow san waxyalna hadaan nahay reer muqdisho😮😮😮😮
@TechSiyaad
Ай бұрын
Soomaaliya markii dib loo doortay Xasan Shiikh ayaa loo dhameeyey, marka Xasan Shiikh ciduu dhibayo waa Xamar iyo inta ka ogdhow, dalka intiisa kale waa goobo iska madax banaan oo iskood u taagan, marka odaygu hayska joogo hadii Hawiye ku faraxsan yahay oo ay rabaan.
Hassan waxa kula taliyay oo wax u yeerinaayo waa reer galbeed ama gaalo saad u taqanay balse dalkaan kama shaqeynayso waxa laa diidaya dalkan in u qof wadani ah baqsan siida maxamed cabdulahi maxamed
Yaa dhib malah ..farmaajo iyo wiikii madax sabuul ahaay waxa u codeeynaayo. 1m Ku nool dayniile..
@adeerknoor4878
Ай бұрын
May xasan gorgurde mar dhow gabah ayu ka cararay wa argdonda wana lagu kala tagaya somaliya sas ogo
@SukritiXasan
Ай бұрын
😂😂😂😂😂 15 years aaa ummaleynmayo hadii aan soomaali illahey Rogen in xassan 4 sano ka badan joogayo😂😂😂😂
@user-nz9dp1cm9e
23 күн бұрын
Hurdada ka kac muduloodoow nin kula dhashay ayaa rabo in dhulkaaga in soomaali uu shirko kula noqdo cali mahdi ayee xukunka ku qasadeen soomaalida kalana nugula dagaaleen garre maahin inta kale tan kama duwana sidi ayee ula jiraan anaka hadda waa nooga duwantahay xaqeen dhulkeen aan ka ilaashan syaasi ha maqlina dantii gaaban ayuu ilaasanaa ama kadhimo ama yaan ninkal oo mudulood aheeyn duqmagaalo yuusan ka naqan ewalba adaa ka noqon jirtay cidkasta oo timaado xataa muqaamadii islaamiyiintii 1 maxaa kiintii doqamagaalada waxeey ka dhagtay mudulood 2xisbul islaam waxeey ka dhigtay mudulood ashabaab waxay ka dhigtay mudulood cabdlaahi yuusuf waxuu ka dhigay mudulood faramaajo waxuu ka dhigay mudulood marka baarlamaanka soomaaliyeed caqliga ha shaqeeyo iyo xaqa cidaas maqaamkaas uga leexda waa talo haddii kale gardarada nin kale xaqiisa ku xaqirto soomaali madumin ee hadda ayee dumee ee habargidir dulmiga aay horboodeeyso ka leexda soomaaliya xaqa allaha tuso
Abwan waxas wa shimbira yahow heesa hees wanaagsan heesa macno maleh meel ay ka shaqeynayso majirto
@MohammedAli-sx8pm
Ай бұрын
Say may shaqayn taas
@felisabdi3794
Ай бұрын
Wuxuu ku qeyliyaba dicterter dadkale maanta arinkii isaga ayay ku cadaatey…. Illaahow Soomali u gaar…
@ifrahabdi3413
Ай бұрын
Xasan 💀☠️⚰️😂
@user-jk2hw9to9z
Ай бұрын
Ayaan darada Soomaalida haysato ayay ka mid tahay, iyadoo ay gees ilaa gees dagaal beeleedyo ka socdaan , dhaqaalo xumo baahsana ka jirta wadanka itoobiyana damaceeda weli taagan, ciidamo shisheeye oo tiro badan wadanki joogaan, in aan Ku mashquulno kursi , dalka difaac ayuu u baahan yahay ee taas haloo istaago,
@AhmedDaud-fd6vn
Ай бұрын
Siyaad Barre kaligii maxaa loo haystaa 5 nin oo qabiilada Somaliyeed ah ayaa xukunka la hayey,sidaa Husein kulmiye afrax, ABGAAL, ismaaciili axmed Ismaciil, Iidoor ,hebel obokor,Iidoor,Cali samatar Iidoor tàa macnaheedu waa kaligii taliye laguma magacaabi Karo MS Barre. Xasan Gurguurte weeye Kali taliyaa dameerka ah. Kani waa kii Somali kala wadi lahàa.
@abdikadirsomane8967
Ай бұрын
Hassan munaafuq waxas isaga ayey utaalaa beenta ah ee uu soo dhodhoobay 😂 waa xoolo iska hadlay
@XamarayXamar-od6zu
Ай бұрын
xasan waxuurabaa inuu xukuumada soomaaliya madaxka ah inuu ku xukuma marna inuu xalane looga yeeo oo loosoo dhiibo waxa uu sameynayo mar ismaaciil aado oo u soo dhiibo waxa uu sameynayo iyo inmaaraad iyo itoobiya waagii hore gabra ayaa u fadhiyey asagu koormuu fakarayaa oo uu ogaanayaa inu. Madaxweye yahay idinku doorashaad ka hadleysaa 2 sano haduu xasan siijoogo soomaaliya meel ayna kasoonoqon ayuu geynayaa khariidhada aduunkana waa inalaga tirtiraayaa
@@user-iz4tc3kh5q Hawiye oo dhan ma isku fikir baa, haddii ay Sidaa noqoto, ogaada Daarood oo idinka badan ayaa isku noqon Doona,waana noqdeen hadda, Muuuuuuuuqdisho Caasimadda waa ka badeynaa, Garoowe ayàan ka dhigayaa Caasimadda Somalia, waa igu wallaahi,anigaa oo Reer Jubaland ah ayaa intaa kuu sheegayo, meeshaan xun oo quruntay Xamar la dhaho waa lagu kala tagayaa, safaaradihii ajaanibtu hadda waa bilaabteen in ay Garoowe u guuraan, Habarkintir did good job,thank you, Habarkintir.
@user-iz4tc3kh5q
29 күн бұрын
@@AhmedDaud-fd6vn hhh yaku yidhi daarod aya ka badan Hawiye tirokoobki ugu danbeeyey dowladi hore Hawiye aya noqday boqolkiba 35 daarod boqolkiba 17da google aya ka baari kartaa tan xigta daarod 1991 ayu qaxay maanta hal magaalo oo xitaa hal degmo o muqdisho ah dad ku dhan ma qabaan teda kale jubalnd waxey raacsantahay mowqifka xasan e dasturka iyo doorashoyinka marka haku riyoon in daarod danbe xamar ka taliyo
@isseelmi1433
Ай бұрын
Kkkkkkkkk
@CabdullahiDheere-ik5ew
Ай бұрын
Kama shaqeeyn karaan waxaas mucaaradku sidaas ayaana roon bahashu weceeysle cadde ha kor fadhido layiraa adiga mursal qaadeeraa maxaa kaa halabaya
@mamamuslim1003
Ай бұрын
asc habo xasan sheekh wuxuu ciidamada masar ukeensanayo waa inuu wadanka kuqabsado kuhaysto hadaan hada inteysan imaan laskaqaban xasan spmali waslawayin ismaciil oo kale iyo kuu ciidankiisa soowato ayuu raba inuu sidooda yeelo xajarkas intuu hada yaryahay hala afgabiyo
@mohamudcolaad7198
Ай бұрын
War Hana nabid kabayarow abgaaal kuma qancin HSM ayaa dicteetar ah Farmaajaa democracy ah ?? Walee isma badashid maraaad Farmaajo Nabi Mohamed SCW ku matasho iyo maraaad sidaan u hadasho nacasnimow ba,
Yusufoow shiribka -kor geelow koofi leeyahee kalam maloo xumey karaa =dilif dhawaa ma dooliyaa diyooba qoorta ii galshee. Kal hore ayuu ahaa
@user-uk4yx6wt8t
Ай бұрын
Yusuf xasan waa madax weynaha umada Som murusadena asaa u Mweyne ah, M.siyaad Alla u N duhur bu amar Gbeyre Xamar ku toogtay,X.Kulmiye iyo Abal gaagaab ma aheyn,ee nidaamkaa dowladnimeysnaa, shirib duuga barkiiba wa garataahe Mweynaha X.Shiik qabiil Hala meel dhigin
Пікірлер: 128