Salaam alaykuma first one and comment thanks my teacher ❤
@shaficiaxmed9769
11 ай бұрын
Mnshlh mcln jasakalah alle haku barakeeyo
@ahmedsaeed9967
11 ай бұрын
Aad iyo aad inbadan ayaan arkay
@eymanabdiweli
4 ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@abdullahi9794
11 ай бұрын
Mansha’allah wll qali
@user-mq1je5is6d
11 ай бұрын
Dr.Abdishakur Areh mahadsanid muuqaaladaada wacyi galineed iyo hormarineed wax badan ayaan ka faaiiday fikradaan aad noo bidhaamisay halka ay ka timid wax ka yar labo bilood magaalada aan joogo qolo ku shaqeeysaneeysa oo sida ay dhaheen daawo in loo soo iibiyo mashruucoodu ahaa ayaan la kulmay waxaan ILAAHEEY SUBXAANAH iiga bad-baadiyay inaan u cabsaday dadkeeyga inta aan u cabsan lacagteyda ka hor waayo daawadu waa waxyaabaha ugu halista badan ee aadanaha si sahlan ugu dhibaato karo hadii aan la hubin tayadeeda lagana war qabin dhibaatada ay sababi karto inta aan loo soo suuq geeynnin bulshada ama aan daawo ahaan loogu qorin
@shaficiaxmed9769
11 ай бұрын
Mcln beryahan xgd ka dhacday casharadadii wnu u xiisnay😢😢😢
@hodanahmed5856
11 ай бұрын
Maasha allah walal mahadsanid dadka social media wax laga faaiday ayaad kamid tahay jazaakallah khayr
@cabdifataax858
11 ай бұрын
Ustaad waxaan ubahanahay in aan kulahadlo❤
@shaficiaxmed9769
11 ай бұрын
❤❤❤
@Akhris24
11 ай бұрын
Waxaan arkayay dad badan oo live good barnaamij layiraahdo dadka logu yerayo oo qofku dad usoo dumayo sii lacag losiiyo, somaliyee khataraha iska ilaaliya .
@kaafiyashbashiir1685
11 ай бұрын
Wale in adan kalimaad been ah adan ka sheegin tuugada
Пікірлер: 12