Waa run oo hada baynu sanad Isniinaad ku jidhnaa, odayga wax badan waa ogyahay se hadba jihuu nagaga keenay hada ابجد ma Qaacido burjiga lagu oggaada, waxa la kala jarayo baan jeclaan lahaa inaa na fahansiiso wasiir halkaas wali cilmi ba ku laaban😂
@FarhanZaciid
Ай бұрын
Anaa ku barayo isa soodiyaari
@OmarAbdishire
9 ай бұрын
ninka bayaxowga ah wuxuu dhashaaa 14 danbe ee bishaa.wxaan loo yqaaanaa ,,MEECAAD,,dabcan hdi anan qaldami😊n
@FarahAbdi-d5y
7 ай бұрын
Oday sixiroole ah miyaaakkkk
@Engadenmaxamedaden44
9 ай бұрын
Inader waxan jeclaa inan wax ka fahmo lkn hadad awoodo ila so hadal
@FarhanZaciid
Ай бұрын
Anaa ku fahnsiinayo
@kornelyaxye5960
17 күн бұрын
@@FarhanZaciid bal walal wan ku wareerna waxad ka fahan san tahay haday jiraan na fahsiin
Пікірлер: 16