Xadiisiyan noo wacdi sheekh af soonaliga nagadaayoo
@MegaCigaal
28 күн бұрын
Hanoo soo cumaamada
@MegaCigaal
28 күн бұрын
Masaajidka kala soo bax munaa faqada
@mohamedabdikadir6939
28 күн бұрын
Lacagta lagu iibiyo saw mushar uma qaadatid,
@jamaadnuura10
27 күн бұрын
Gacanlibaax kolkii tolkii maydkii ciidankay laayeen madaxa iyagoo kaga taagan ku faanayeen buu ka hadli lahaa. Waxa mudan in laga hadlo kama hadlaan ku jiq sii, qabyaalad iyo siyaasad buu ninkani masaajidkii ku wareeriyay
@user-ln7dh7sk7s
28 күн бұрын
Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk mushahara masajidka iyo ta barlamanka teba u xalala
@saleebanshire1427
28 күн бұрын
Uskag uskag dhalay Baarlamaanka ayaad joogtaa oo aad awood u leedahay inaad wax ka qabatid ee waad la qabtaa
@G.M820
28 күн бұрын
Xukuumadda Hungo heeryo xun waa ma xishooto taqaana uun afka sida loo buuxsaddo balse aan aqoon danta dadka iyo dalka midnaba dayuudin weeye kuwa iibinaaya
Cadawga gudaha ciidankoodii intay jidka u galeen madaxa maydkiisii iskaga taagay. Ragii Mayd ay dileen Madaxa cagta ka saaray Allah idin qabay cawaanta aan ilaahay swt aaminsanayn kama suurtowdo wixii budhcadii Cirro ka suurtoobay
@G.M820
27 күн бұрын
@@jamaadnuura10 Alle waa haylo xuntii cabaadka badnayd kk naa ciidan iyo caliyo lahayne isku badnow adigu hooy Ina lafti nagaayey dhidhiibso sidaasay ku jirta dantaaduye
@dalaisacgibril5899
28 күн бұрын
Muuse biixi waa nin masgax badan wuxu ogyahay in aan cidi dooraneyn dabadeedna wax kasta wuu xaraashayaa
@jamaadnuura10
27 күн бұрын
Ka aan la dooranaynin waa Cirro musharaxa cadawga gudaha ee inaadeerkiisii mushaharka dawlada qaadanayay intuu gurigiisii ka diray gacanlibaax saaray ee ciidankii jidgooyada intay ku laayeen maydkii madaxa iyagoo kaga taagan ku faanayeen.
@dalaisacgibril5899
27 күн бұрын
@@jamaadnuura10 cirro adeer codkii garxajis oo dhan iyo habarjeclo iyo Samaroon iyo arab waa diyaar iyo 25% habar awal, muuse biixi banaan buu jooga walaahi ina Kaahin buudhi bilaa gaadhi ah buu ku wareejiyay xisbigii kulmiye ee siilaanyo u dhiibay nin kama hayo, cukuse mee, jaamac shabeel mee, maxamuud Xaashi mee, qabyotire mee, cadaani mee, wasiir maqaam sare mee, sildaankii muuse biixi ee habarjeclo codka u waydiiyay me iyo kuwo kaloo badan,
Пікірлер: 15