Xirfada dad la dhaqanka waa xirfad muhiim u ah qof kasta oo wakhtigan nool waa xirfad aad ku kasban karto fursado fara badan waxay dhahaan hadii uu xidhiidhkaagu badanyahay sidoo kalena guulahaagu way badanyihiin hadaba xirfadani waa xirfada dadku isku dhaafeen.waa xirfad diinteenu ay inagu boorinayso akhlaaqda wanaagsan ee ay dinteenu ka hadlayso wax kale ma aha waa xirfadan oo aad barato wax adagna ma aha runtii waa shay qof kastaa samayn karo.
Asc xirfada dad la dhaqanka waa xirfad soo jirtay inta uu biniaadamku noolaa oo dhan laakiin waa lagu kala gadisanaa ummad ba si ayay u taqaanay laakiin noolaha oo dhan waxa uu ka simanyahay sifooyin gaar ah sida cafiska oo kale in qofka markii khalad laga galo uusan khaladka qofkii ka galay markaaba ku qaadin e in uu u yar kaadiyo kadibna uu iska cafiyo waa dhaqan wanaagsan kana mid ah xirfada dad la dhaqanka waxaa sidoo kale ka mid ah in qofku haduu qof ku xanaaqo in uu xanaaqaasi gaadhsiin halkii uu dambaysay micnaha dagaal iwm uusan gaadhsiin ee uu isqabto oo hanto naftiisa waxaa sidoo kale ka mid ah xirfadaha dad la dhaqanka ah ee laga wada simanyahay in qofku wajigiisa uu bashaashnimo muujiyo marka uu qof ama dad uu la hadlayo amaba uu la dhaqmayo
FADLAN KANAALKA SII FAAFI
Негізгі бет xirfada dad la dhaqanka
Пікірлер: 2