Ex senator Mustafa qodax waanu kugu ognay adiga iyo beesha aad ka soo jeedo ee ARAB qaranimada aad bud dhiga u ahayden in maanta oo kale aad tihiin ragii maarayn jiray waxan waanad ku mahadsantay taladaada wanaagsan Thank you!
@omergul4363
Жыл бұрын
Mashaa senator mustafe waa somalilander aad u caqli badan alle yaa intaa fahansiiya dad ka qaar aan ogtahay,noolow mustafe
Ex sanetar Qodax hambalyo gud soo celiya lasceebeed ma dooranayn dadka reer somaliland baa dooranayey soo celiya gobolada kale u codayn thanks
@haweeyamaxamed3493
Жыл бұрын
sir Mustafow cafaash isagaa is weeraray ee doorta ayaan is lahayn koleyba gobolada kale ayuu kaga cod badnaa sool wuuse garan layahay ee soo celiya ninkaa thanks
@husseinaffey1780
Жыл бұрын
I hope the Waberi party with Mustapha as its leader will be the three party that will be the winning party in Somaliland.
@haweeyamaxamed3493
Жыл бұрын
Cataazh soo laabo dheh codka xisbinimo waa heleysaaye aanu cod kaalo ah kuugu darnoe qodoxow ninka u yeedh thanks
@ahmedshire1499
Жыл бұрын
Mustafe waa shakhsi bisil oo ay ku yartahay caadifad & emotioneel. Waa qof isku kal soon oo anfici kara bulshada Somaliyeed. Mustafe isu sharax madaxweyne Somalia Waa kuu codeyey anigu
Markaan daawaday barnaamijyo badan oo siyaasiyiinta ama Somalida laga qaaday, waxaan xaqiiqsaday in Siyaasiyiintu ama Somalidu aanay lahayn qadiyad muwaadinimo. Qofku hadba wakhtiga uujoogo ayuu la mabda' yahay.
@maxamedabwaan2673
Жыл бұрын
XISBIGA WADANI WAA FAQASH FAYSAL WAA NIN QARAN HALA DOORTO
@mustafexaaji8959
4 ай бұрын
Anuu horta sheekada ma fahmin sanadkan ma 3da xusbi uunbaa galaya mise ilaa u ruradii walawada galayaa
@qwertyaserty8404
Жыл бұрын
ar garadadiina fiyuska bara oo social mediaha soo fadhiista 00 guryihiiina kaga bilaaba inaad gubtaan si caan u noqotaan .maanta filimo garadada soo baxayaa !!!!!!!
@abdirahmandahirabtidon7702
Жыл бұрын
Haddii markii horeba ururada loogu abtirinayey cidda ugu sareysa( guddoomiyaha) muxuu immika Ataash qof urur ka baxay ugu sheegayaa? Meesha qof kama bixin ee gobol baa ka baxay.
@HassanBasri725
Жыл бұрын
Somalia ninka kasoo shaqeeyay, hadii la cafinayo, maxaa Somalia lagu diidan yahay? Su'aashaa yaaka jawaabaya?
@naserabdi1515
Жыл бұрын
FICANA MA HABAR JECLO LAA KK
@mohamedamiin7786
Жыл бұрын
Heelo wariya wayn baa tahay hadana qaab wareysigaaga waxaad moodaa in khalad ku jiro qofka sii jaanis uu kugu jawaabo jawaabta hala bixin adigu tusaale ahaan wuxuu kuu sheegayaa wuxuu kasoo shaqeeyay intuuna isagu kuu sheegin ayaad adigu hor boodaysaa
@saalaxy
Жыл бұрын
Qodax goormaa xamar ka soo laabtey
@daganabdulahi7588
Жыл бұрын
Kalmada shaqaaqo waad ku soo cel celisaan ma xasuuqa iyo madafiicda aad naf iyo maalba ayaad shaqaqo u taqanaan waa dhito aderkiin idiin dhigay weyna iman inshaallah
Пікірлер: 26