Waa laba caadow jabuuti iyo somaliya inne laa amiinin .ethopia wll la dhaahay viva ethopia 💪💪💪💪
@kinzimahamoud3393
4 ай бұрын
❤somaliland guul❤
@MohammedMuhumed-yb6uh
4 ай бұрын
Mashruucan soomaliya iyo dawladaha shisheeye sadexda nin ee lasogalay waa kuwaynu horaba u ogayn waa xrsi ciro ina xaashi oo raba inay adèeg sadaan kuwa dibjirka ah ee ugu jira golaha barlmaanka ee ximadhibaanada ah si ay ishotagaan aqoonsiga jamhuriyada somali land waxa balan u ah maanta shicibka hargeysa inay maalinta isugu imandonaan aqalka golaha sidag dega dega u ansixin waayaan in maydkoda lagurido meeshaa Allah yanacalak yaa munaafiqiin somali land guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@amaaladem3486
4 ай бұрын
Way riyoonayaan labadan .nacas. muuse markuu yeelayo ma sidoodu hurda. Ha ciyaane cadaw ga ciyaane.guuuul guul guuul Somaliland way tagtay oo soo noqon mayso muusena heli maysaan
Xaarogaal war beenta dadka Ka daa beenawaasyaw wixiisu wada been cad muse fashilmay ayu well wadwada fashiliiiin 😅😅😅
@nimcoawil-gr3mk
3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedIsmail-eg3ov
4 ай бұрын
ALLE ha jabiyo ciskasta oo cadaw ku ah J.S.L. waa wax lala yaabo Dad badan oo reer J.S.L. inay u dhaqmayaan sida cadawgeenu u dhaqmo Dadka caqliga u saaxiib ahi waxay garanayaa in lala shaqeeyso Xukuumada President Bihi maadaama Dalalka cadawga inagu ahi aan beryahan laga seexan awgeed talaabooyinka Madaxweyne Biixi qaaday oo ah in aynu helno Aqoonsi Caalamiya GREAT S🦁MALILAND AGAIN
@KaysealiShaqale-wo6xz
4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@siciidcaydaruusmaygaag5521
4 ай бұрын
Somalia oo ah wadan fashilmay waxba kama qaadi karto madaxweyne biixi iyo somaliland waayo waxba lamay hadhin Somalia dhanka Djibouti oo ah dawlad xoog iyo awood uleh dadkeeda lkn aan lahayn awood siyaasiya oo ay kaga hortagi karto hadii Djibouti jooji weydo fara galinta jamhuuriyada somaliland iyada ayey u daran tahay oo bulshada reer Djibouti ee kujira cadasdoska cabdudhinta ayey fursad u tahay oo somaliland taageri doonta viva somaliland
@yurub5288
4 ай бұрын
Hayaa halaga hor tago hadaya run sheegayan mar hore bey Aqoonsa lahayeen iska jir cadowga kula jiraay somalilaaney😮😮😮😮
Waa dad go,aan leh, caado nooma aha ka NOQOSHADA heshiishyada ay cid kale Somaliland la gasho
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
4 ай бұрын
Somaliland bay islahyeen faji u dhiga aygi ba ku dhacay dabinki 😂😂😂
@dauuddaaauud8339
4 ай бұрын
Kkkkkkk failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya italiya Somalia italiya Failed only 3km
@horijoogmedia
4 ай бұрын
Taasi waa khiyaamo somaliland kar hore afti laga qaday inay dawlad noqdan madaxnan ka soo noqdan ha la iska taxdiro
@hiaduqaadsamesomalilander3640
4 ай бұрын
Madaxweynaha jamuuriyada somaliland mudane Muuse biixi cabdi haddii wax ka aqbalo labadaasi nin ee Soomaaliya iyo Djibouti isgaa aan waxba kala garanayn ,muuse maaha nacas wax kasta aqbala
Ictiraafka somaliland cidna halis kuma aha ,waa furaha horu marka geeska africa ,maaha in fikirkii 50kii lagu fakaro 2024 ayaa la joogaa ,isbadal wayn baana aduunka ka dhacay oo dhaqaale iyo dadba le hadii nabad iyo daganaansho la helo dhamaan wadamada Geesku horu mar noloshooda ah bay samaynayaan shidaalka iyo macdanaha ku jirana waa la soo saarayaa dakadaha hada jira iyo kuwo badan baana loo baahanayaa cidii noolaata,
@RasheedKhalif
4 ай бұрын
Muuse yuuna dhageesay xasaan gurguute iyo geele labaduba waa cadawga somaliland deer muusow yaan luguu khiyaaman sidii kuwii ka horeyey ee fuli heeshiiska cadawgeen u quusgo
Waar meesha lsbadasi daalin meesha waxba kuma hayaane ka hadhgal
@hashim4226
4 ай бұрын
The proposal for referendum of Jibuuti and Somalia is not new , THE former Head of State of Jibuuti the late Hassan Gulaid advanced the idea of referendum in 1997 aimed at sabotaging the restoration of the independence of Somaliland as decided by its people on 18 May 1991. The Somaliland government led by Late Mohamed Ibrahim slapped the proposal with out right rejection. The present Government of Somaliland SHOULD LIKEWISE REJECT IT WITH DISGUST IT DESERVES
@vvs550
4 ай бұрын
Maapkan maxaa kugu saliday? Waa kii huwanta.
@nusumkate123
4 ай бұрын
Been ogaal....too many fake news
@FREESOMALILAND-m1g
4 ай бұрын
Waar waxni xoolo maxaa anigoo midhahygii guntiga ku haysta kuwo geed ku yaal aan Ku falaya.
@mohamedhuasein3712
4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@mohamedhuasein3712
4 ай бұрын
😂😢😢😮😮😅😅😅😊
@khadradahir-d2j
4 ай бұрын
Somali talyaani ma aaminayno walligeba waa ku cadaw somalilaan biritish maxaa nagu celinaaya wadahadalada beenta ah
@yurub5288
4 ай бұрын
Muuse maha nacas
@abdifatahabdirahman6635
4 ай бұрын
Beenta iska ilaali
@زينبمحمد-ب5ل6غ
4 ай бұрын
Alaahow agbar cadow hajabo👎👎👎👎👎👎
@Canabjaamac-s4f
4 ай бұрын
Kk dofaaro weeye yaa aminaya 2badaa calool kiis ee hunguri gu dishodey waa laga horeyaa oo cadawadooda guun ka ah ayaa manta dibada taal madahiraan dofaradaas kkkkk
@abdifatahabdirahman6635
4 ай бұрын
Ma teleefanka ayaad ku dhex jirtay
@TogdheerBurco-x3p
4 ай бұрын
Warku wuu soo baxay
@fatumaawil6609
4 ай бұрын
Caalwaanimo oromo injirleey maxay kuu tari aqooniseedu reer maaweelo land down waalaloow weye
@TogdheerBurco-x3p
4 ай бұрын
waar lantii may daysoo somaali mayga reebtay urkooda
Пікірлер: 64