Balwan an ku saxo kablalax darood wa u dhalasho lakin ma aha isbahaysi wa absame iyo aderkod harti iyo gari iyo kuwo kale all D5 wa u dhalasho a ma aha xizbi siyasaded brother lakin hadana darood siyasada wu kala aragti duwan yihin runti
@saynabjamac6901
12 сағат бұрын
Waan israacnay ogaadeen baamadaxwayne kadhigaynaa
@abdirahmanabdi7249
10 сағат бұрын
xasan waa khashiin cuqdadaysan oo ay talo kaga dhagtay daarood la dagaalan ku darso waa nimanki kursiga saaray iidoor haday soo saari karaan xasan cali khayre ayay soo saari lahaayeen
Axmed madoobe wuu ku soo xajiyey xaqiiqadii uu dul istaagey mida kale xasan meeshuu rabo biyo haka cabee daarood mudo badan ayuu kala daadsanaa balse maanta dagmada caluula ilaa doolow ilaa badhaadhe beelaha daarood way ku midoobeen siyaasada dalka axmed madoobe waa hogaamiyaha beelaha daarood waxaan ku duugnay qalinka xataa beel la dagaali kartaan beel kale inay mabnuuc ka tahay dhanka xasan iyo xamar wuxuu shalay ka dagaalamayey oo uu diidanaa isagoo waliba u dhaqmayey sidii ciyaalka coolada caba cida maanta ka yeeleysaa ma dad khabuuraha ku Jira baa dhanka kale xamar hadii ay noqotay meel looga duulo ama dabino loogu dhigo beelaha daarood waxaan diyaarineynaa caasimad ka dhaxaysa umada soomaaliyeed sidoo kale dalku waa bilaa hogaan sidii aanu u soo dhisi lahayn hogaan anfici Kara dadka soomaaliyeed waayo xasan in lagu sii dhowrtaa dalkaan waa dayuusnimo Marka cidii uu hor istaagi karo ha hor istaago
@xalwoxalwo-g9h
9 сағат бұрын
majerten uma didana ogaden waxey didan yihin xamso o an xita dan ogaden kahadli karin xamsa xita xamso xita dantisa kuma heysan
Пікірлер: 48