Xassan shiikh dankamaleh wajina kama kamaleh soomaliya we will see where's end soomaliya sacab seexiso lagu dhuftay iyo madaxweyne premature ah ayaa isku hadhay illahow nabadbaadi ❤🎉❤🎉❤🎉
@SarahWarsama-o8u
Күн бұрын
WAR DAMBE WAA JAAHILO AAN HAYKAL DAWLADNIMO AQOON‼️ WAXBA KAMA YAQAANIIN XEERARKA DAWLADAHA U YAAL😂. KOOXDA XASAN SHEEKH XILALKA LOO DHIIBEY CILMI UMA LAHA😂
@SharmakeJamac-k7q
Күн бұрын
Xassan munafaq tuuga Bahan dowlad nimadii waxa Ka dhigay wax isagu leeyahay
@nazdalaan
Күн бұрын
Gurguurte shaqadan kama bixi karo..
@AnabSaed-us1wo
Күн бұрын
Nidaam dowladeed ma aha waa nidaam jaahil
@omarmohamed-nf9to
Күн бұрын
Waxa aan u malaynayaa in xilka inta uunu wareejin dalka burburiyo
Lafta garden HABRYAR guuleyso inshaaaaaalh Xamar haa tagin inshalh RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fosiyaabiib9380
Күн бұрын
Hasan waa nin naxariis laheyn maamuul goboleed wuu kale ceyriye wardhiigleey igu filan dhahay
@dahirnurjama4293
Күн бұрын
Aniga waxaay ila tahay in wax weyn ka jiraan dhinaca Maskaxda + Aqoonta Nadaamka Dowladnimada sida loo maamulo Ama waddan loo hoggaamiyo, Dowlad loo maamulo.
@abduwelidimbile4183
Күн бұрын
War heedhe MW xasan giridhi Somaliyed ma Jabuti ayumaday
@sory1570
Күн бұрын
Hasan dhiiqo, wakaa dib u dhc somaliya 5 tiisano farmaajo hormarkii dalka, manta dal iyo dhul bad bariga lama xaayo,
Пікірлер: 43